Home Blog Page 382

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Dani ”Puntland waxay badbaadin Doontaa Dowladnimada Soomaaliya”

0

sabti  , 25 Oct 2025 {HMC} Madaxweyne Dani ”Puntland waxay badbaadin Doontaa Dowladnimada Soomaaliya”

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu Madaxweyne Dani ka hor sheegay Baarlamaanka Puntland.?

0

sabti  , 25 Oct 2025 {HMC}  Muxuu Madaxweyne Dani ka hor sheegay Baarlamaanka Puntland.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Turkiga oo Safiir u dirsaday Suuriya .

Sabti 24, Oct 2025 {HMC}  Dowladda Turkiga ayaa 13 sanno kaddib waxa ay magacawday Danjire u joogi doonna Dalka Suuriya ee kasoo kabanaya Dagaalladii ka dhacay Dalkaas, Nuh Yilmaz oo ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalkaas ayaa noqonaya Danjiraha howshaan qabanaya.

Sidoo kale waxa uu horay usoo noqday Madaxa fallanqaynta iyo ka hortagga Basaasiinta ee Hay’adda Sirdoonka Turkiga loona soo gaabiyo MiT, Ninkaan oo awood buuxda u leh howlaha diblumaasiyadda iyo sirdoonka ayaa shaqadaan loo igmaday si uu isugu xiro Dalalkaan xad-wadaagga ah ee Suuriya & Turkiga.

Turkiga ayaa safka hore uga jira Dalalka garab istaagay Dowladda cusub ee soo afjartay nidaamkii waqtiga dheer ee qoyska Reer Asad oo ay isaga kala dambeeyeen Xaafid iyo Bishaar oo ugu dambeyn Deseembar 2024 lasoo gabagabeeyay awoodooda Maamulka.

Xukuumadda Ankara ayaa xoogga saaraysa sidii Dalal badan ay ugu dhiiran lahaayeen la shaqaynta Dowladda sharciyadda haysata ee Madaxweynaha uu ka yahay Axmed Al-Sharci si looga caawiyo dib u dhiska, Diblumaasiyadda iyo Siyaasadda.

Askar ku eedeysan dhac dadweyne oo la qabtay .

Sabti 24, Oct 2025 {HMC}  Ciidanka Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa ku gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan iney dhac u geysanayeen dad shacabka ah.

Ragaani oo ah laba nin oo ka tirsan askarta ciidanka dowladda ayaa la qabtay iyagoo ku guda jiray fal dhac ah oo ka geeynayeen waaxda Siinka dheer ee degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.

War kooban oo kasoo baxay Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ragaan ku eedeysan dhaca dadweyne loo gudbin doono maxkamadaha ku shaqada leh kiiskooda.

Labada askari ee lagu soo qabtay falka dhaca ah ayaa lagu kala magacaaba Dable Mustaf Niisaam Maxamed iyo Dable Anas Maxamed Muumin, kuwaas oo ku labisna dareeska ciidamada dowladda.

Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho iney la shaqeeyaan ciidamada amniga, islamarkaana ay soo gudbiyaan wax kasta oo ku saabsan falalka amni darrada ah, si loo sugo amniga guud ee magaalada  caasimadda ah ee Muqdisho.

Soo qabashada ragaan dhaca dadweyne ku eedeysan ayaa kusoo aadeysa, iyadoo maalmahii lasoo dhaafay ciidamada amaanka magaalada Muqdisho ay si weyn u kordhiyeen howlgalada ay uga hortagayaan dhibaatooyinka loo geysto dadka ku nool qeybaha kala duwan ee degmooyinka gobolka Banaadir.

 

Mareykanka, UK, Israa’iil, Imaaraadka iyo 20 dal oo kale oo diyaar u ah inay aqoonsadaan Somaliland .

Sabti 24, Oct 2025 {HMC} Warbaahinta Middle East 24 ayaa sheegtay in ilo ka tirsan qaar ka mid ah warbaahinta Afrika ay u xaqiijiyeen in Mareykanka, UK, Israa’iil, Imaaraadka Carabta (UAE) iyo 20 dal oo kale ay marayaan heerarkii ugu dambeeyay ee heshiis lagu aqoonsanayo Somaliland bilaha soo socda.

Warbixintu waxay intaas ku dartay in Somaliland sidoo kale la filayo inay ku biirto heshiisyada Abraham Accords (Heshiisyo xidhiidh dibulumaasiyadeed lagula yeelanayo Israa’iil), taas oo noqon doonta isbeddel diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, isla markaana saameyn weyn ku yeelan doona gobolka Geeska Afrika iyo guud ahaan Bariga Dhexe.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa dhowr jeer hore u sheegay shacabka iyo warbaahinta in aqoonsiga Somaliland uu aad ugu dhow yahay, isla markaana ay socdaan wada-hadallo muhiim ah oo la xidhiidha arrintaas.

Sida ay warbaahinta maxalliga ahi warisay, Madaxweyne Cirro ayaa kulan uu dhawaan la yeeshay culimada waaweyn u sheegay in Somaliland la aqoonsan doono bisha December ee sannadkan, inkasta oo aanu si toos ah u sheegin cidda dhabta ah ee aqoonsanaysa.

Madaxweynuhu sidoo kale hadal uu u jeediyay bulshada reer Berbera bilo ka hor ayuu ku sheegay in Somaliland si rasmi ah loo aqoonsan doono inta uu xilka hayo, isla markaana ay dhawaan reer Berbera isu soo noqon doonaan iyadoo Somaliland la aqoonsaday.

Sidoo kale, hadal uu maalmo ka hor ka jeediyay magaalada Ceerigaabo, oo uu kaga qaybgalay shir nabadeed, ayuu sheegay inuu waraaqo uu ku codsanayo aqoonsi u diray madaxda caalamka, isaga oo uu sheegay in uu helayo jawaabo rajo leh, islamarkaana madaxda caalamku ay ka garaabayaan qadiyadda Somaliland.

Tan iyo markii la doortay, Madaxweynaha Somaliland ayaa saddex jeer ku noqday dalka Imaaraadka Carabta, isagoo kaga qaybgalay shirar caalami ah. Shirarka ka sokow, laguma faafin xogta rasmiga ah ee kulamada kale ee uu la yeeshay madaxda Imaaraadka, balse waxa loo arkaa in Imaaraadku, oo ah maalgashadaha ugu weyn ee Somaliland, uu si dadban uga shaqeynayo aqoonsiga Somaliland.

Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa dhawaan safar ku tagaya dalka Maraykanka, oo hadda hormuud u ah dadaallada aqoonsi raadinta ee Somaliland, iyadoo xildhibaano badan oo ka tirsan labada aqal ee sharci dejinta ay si weyn ugu ololeynayaan in Somaliland si rasmi ah loo aqoonsado, xilli golayaasha uu hor yaallo sharci rasmi ah oo la doonayo in lagu aqoonsado Somaliland.

Haddaba, marka laga yimaado dadaallada socda, hadalka Madaxweyne Cirro ayaa rajo weyn geliyay qaybo kamid ah shacabka reer Somaliland, kuwaas oo qaarkood aaminsan in madaxweynuhu uu ogyahay heshiisyo hoose oo lagu aqoonsanayo Somaliland, marka la eego sida uu si maldahan u muujinayo in aqoonsigu soo dhow yahay.

US conducts 10th deadly boat strike as bombing campaign quickens

Saturday October 25, 2025 {HMC}  The United States has announced its 10th missile strike on a maritime vessel accused of trafficking illegal narcotics, killing all six people on board.

Friday’s attack brings the total known death toll to 43 since the bombing campaign began.

It also marks an escalating pace to the air strikes: The US government has announced three strikes this week in as many days.

Defense Secretary Pete Hegseth broke the news of the latest bombing on his social media, identifying the victims as members of the Venezuela-based gang Tren de Aragua.

He also indicated that President Donald Trump himself had once again given authorisation for the strike, which allegedly took place in international waters in the Caribbean Sea.

“The vessel was known by our intelligence to be involved in illicit narcotics smuggling, was transiting along a known narco-trafficking route, and carrying narcotics,” Hegseth wrote, though he provided no evidence to justify his allegations.

Hegseth added that this was the military’s first strike on a boat at night.

He then repeated what has been an emerging argument in the Trump administration: that drug traffickers should be treated no differently than armed groups like al-Qaeda.

“If you are a narco-terrorist smuggling drugs in our hemisphere, we will treat you like we treat al-Qaeda,” Hegseth said. “Day or NIGHT, we will map your networks, track your people, hunt you down, and kill you.”

Legal questions mount
While this year the Trump administration has started designating Latin American cartels as “foreign terrorist organisations”, the label has traditionally been used to describe armed groups that seek to use violence for political or ideological aims.

Legal experts also maintain that a terrorism label alone does not justify the use of military force.

Already, leaders in Colombia and Venezuela have denounced the bombing campaign as “murder”, and human rights experts at the United Nations have condemned the killings as a potential violation of international law.

Treaties like the UN Charter largely limit the use of military force except in cases of self-defence.

“International law does not permit the unilateral use of force abroad to fight terrorism or drug trafficking,” UN human rights specialists, including Ben Saul, wrote in response to the strikes.

The bombing campaign began on September 2, with a missile strike that killed 11 people. Two more attacks were conducted that month.

October, however, has brought an increase in the frequency of the strikes and a broadening of their scope.

At least seven known strikes have taken place this month, and while most have been concentrated in the Caribbean, two last week were conducted in the Pacific Ocean for the first time.

An attack on October 16 — targeting a submersible — also left two survivors, another first.

Those survivors have since been repatriated to their home countries, Ecuador and Colombia. In Ecuador, the government released the man shortly after his arrival, saying there was no evidence to charge him with a crime.

Critics have compared the bombing campaign to extrajudicial killings. Families in Colombia and Trinidad and Tobago, an island nation off the shore of Venezuela, have claimed some of the victims as their loved ones.

The men were fishermen, not narcotics traffickers, the families have said.

Trump claims authority

Still, the Trump administration has indicated it has no plans to slow its bombing campaign against those it characterises as drug traffickers.

The US president has also repeatedly threatened to expand his bombing campaign to overland targets as well, a pledge that has yet to come to fruition.

On Thursday, at a White House roundtable highlighting his crackdown on illicit drugs, Trump was questioned why he has not approached Congress for military authorisation as the bombing campaign quickens.

“ If you are declaring war against these cartels and Congress is likely to approve of that process, why not just ask for a declaration of war?” one reporter asked the president.

Under the Constitution, Congress has the exclusive power to authorise military action, though it has, in the past, issued “authorisations for the use of military force” or AUMFs for the president to conduct specific attacks.

Critics say those authorisations have been increasingly used to justify unilateral decisions by US presidents to launch military campaigns.

Faced with the reporter’s question about seeking Congress’s go-ahead, Trump was unequivocal: He needed no such approval.

“ I don’t think we’re going to necessarily ask for a declaration of war. I think we’re just gonna kill people that are bringing drugs into our country. OK? We’re going to kill them. They’re going to be, like, dead,” Trump replied at Thursday’s roundtable.

A day earlier, at a news conference with NATO Secretary-General Mark Rutte, Trump had also argued that the death toll from drug overdoses validated his decision to conduct the deadly bombing campaign.

“This is a national security problem,” he said, claiming the drug trade had killed 300,000 US citizens over the past year. “And that gives you legal authority.”

Those statistics are not supported by US government data, however. Provisional data from the Centers for Disease Control and Prevention found that there have been 73,690 overdose deaths in the US for the 12-month period ending in April.

If, as Trump has claimed, every bombed boat saves 25,000 US lives, that number would be 250,000 instead.

Source AL-Jaziira.

UK’s biggest weapons firm BAE grounds ‘lifeline’ aircraft delivering food aid

Saturday October 25, 2025 {HMC}  Exclusive: In the year they announced record profits, Britain’s arms maker has revoked licence to fly for planes taking supplies of food to starving people in South Sudan, Somalia and DRC.

Britain’s biggest weapons manufacturer, BAE Systems, has quietly scrapped support for a fleet of aircraft providing “life-saving” humanitarian aid to some of the world’s poorest countries.

The decision further reduces the distribution of vital aid to countries facing serious humanitarian crises, including South Sudan, Somalia and the Democratic Republic of Congo (DRC).

BAE Systems announced record profits this year of more than £3bn, buoyed by increased defence spending linked to the Israel-Gaza conflict and Russia’s war in Ukraine.

The decision to scrap support for the aid aircraft is thought to have been made in order for the defence firm to pursue projects related to Nato members’ 5% increase in spending on arms.
Several major humanitarian contracts have been cancelled since the decision, including one with the UN’s World Food Programme (WFP) to fly aid to 12 destinations across Somalia where almost 5 million people face “crisis” levels of hunger.

The developments follow a decision by BAE Systems to voluntarily surrender the type certificate issued by the UK’s Civil Aviation Authority for the Advanced Turbo-Prop (ATP), thereby revoking the airworthiness of its last commercial aircraft model.

BAE informed the European Union Aviation Safety Agency that these models were “no longer produced and that, to their knowledge, only few aircrafts are being operated”.

Though several countries have the ATP still registered, the last known operator was EnComm Aviation, a Kenyan air-cargo operator that specialised in delivering humanitarian aid across east Africa.

Jackton Obuola, EnComm Aviation’s director, said: “The aid our aircraft delivered provided a lifeline to the people of South Sudan, Somalia and the DRC at a time of great global instability.

“BAE’s decision to suddenly withdraw support for all our planes has grounded the fleet and cut off vital supplies to those most in need. Now, the people of east Africa face an increasingly perilous situation while BAE prioritise their own commercial interests.”

Between March 2023 and last month, EnComm Aviation’s aircraft delivered 18,677 tonnes of aid to Somalia, South Sudan, Tanzania, Democratic Republic of Congo, Central African Republic and Chad.

The WFP estimates that one tonne of food – usually cereals, pulses and oil – can meet the daily needs of about 1,660 people.

BAE’s ATP was considered ideal for humanitarian missions because it could operate on the shorter airstrips that are common in remote locations. Each aircraft could carry a payload of 8.2 tonnes (18,077lb).

A pre-action letter sent by lawyers acting for EnComm to BAE Systems, dated 13 October 2025, says that, since the decision, its 12 aid aircraft “cannot be operated” and are now “worthless for their intended purpose”.

The letter references emails and meetings between BAE’s senior leadership and EnComm Aviation that the Nairobi-based firm claims shows that it was led to believe BAE would provide continued support for its ATP for at least five years.

Sent by the London lawyers White & Case, the correspondence adds that the decision was taken “without any consultation with or formal notice to EnComm”.

A BAE Systems spokesperson said: “We do not comment on potential litigation.”

Correspondence from BAE Systems, meanwhile, shows that its decision to withdraw the airworthiness certificate for the ATP is “permanent and irreversible”.

A letter from the defence firm’s head of regional aircraft programmes, dated 27 May 2025, said the firm intended to inform the UK Civil Aviation Authority it wanted to “start the process to voluntarily surrender the aircraft type certificate for the BAE ATP. The objective being to complete this activity by December 2026.”

Among several humanitarian contracts that EnComm has had to cancel is a 10-year agreement to operate in the DRC.

Another involves WFP Somalia, with EnComm’s aircraft due to be based at two airports and four airstrips, where they would transport food to regions where the country’s food shortage is officially classed as a crisis. The contract, seen by the Guardian and agreed to run from 1 September 2025 to 31 August 2026, has been cancelled.

According to the UN, 4.6 million people are facing crisis levels of hunger in Somalia, while 1.8 million children aged under five are suffering from acute malnutrition.

In South Sudan – where EnComm flew to 12 different destinations – the UN’s Food and Agriculture Organisation has warned that some regions are sliding into famine.

In total, 7.7 million people across South Sudan face acute food insecurity – more than half the entire population – with 2.3 million children malnourished.

Farther south – in the DRC – a record 27.7 million people are experiencing acute hunger amid conflict linked to huge displacement, climate crisis and rising food prices.

The situation is worst in its eastern provinces – North Kivu, South Kivu, Ituri and Tanganyika – where families have lost access to their livelihoods after prolonged conflict in the region.

EnComm’s contract for the country involved flights to 11 destinations including the city of Goma, which was seized by Rwandan-backed M23 rebels at the start of the year.

Since BAE signalled its intention over the aircraft, EnComm Aviation has closed operations in Kenya. It is now seeking £187m in losses and damages claiming “negligent misrepresentation and misstatement” by BAE.

Analysts expect BAE system’s profits to increase further this year as it benefits from increased military spending globally amid growing instability.

Source

Healthy camel care lifts the spirits of Hiran pastoralists

Saturday October 25, 2025 {HMC} When repeated droughts decimated his herd and left him despairing, Somali pastoralist Elmi Abdi Hirow decided he would not watch his animals die in the open rangelands again.

Drawing on his experience and determination to find a lasting solution, he built a modern livestock enclosure that now safeguards his camels from hunger and disease, and keeps his children well fed.

On the outskirts of Beletweyne, Hiran region, Elmi’s fenced enclosure, set up in late 2023, has become a lifeline for his animals. Once thin and weak, his camels have recovered their health and productivity.

“I started this enclosure because of the frequent droughts. Pasture is scarce, the livestock were suffering and losing weight. I realised animals could be cared for if given a proper enclosure and fed on fodder, hay, maize, and other supplements. That stops them from dying of hunger or having to walk long distances without finding pasture. The lactating and weak camels are now sheltered and it has worked perfectly,” he told Radio Ergo.

Elmi is keeping 49 camels, mostly lactating females, that feed on hay and crop residues supplied by nearby farms. The enclosure, measuring 120 metres around, is equipped with water pipes connected to a borehole.

Each pastoralist who keeps animals there pays $10 a month for water. The costs of feed and water are covered by the sale of milk that Elmi takes to markets in Beletweyne.

“We sell milk every morning and evening, and it’s always in demand because it’s clean and fresh,” he said. “The milk pays for the feed and other needs. It’s a good system for anyone who understands camel keeping. The animals are healthy and productive, and we no longer have to wander in the sun looking for pasture. The camels thrive, and so do their owners.”

Elmi lost 30 of his camels to drought. Now, his animals receive veterinary care every two months from the Central Regions Livestock Care Association (CERELPA). The veterinarians conduct check-ups and provide treatment within the enclosure.

He earns about $150 a week from milk sales, spending part of that income on animal care and the rest to support his family of 11.

“I no longer worry about drought as I used to,” he said. “The camels are in good shape, and our lives are more stable.”

Half of the animals in Elmi’s enclosure belong to other pastoralists, who also lost most of their herds to drought.

Over the past two years, more than 30 similar livestock enclosures have been established around Beletweyne. Many pastoralists see this as the only practical way to save their herds from recurring droughts.

Before starting, they received training and guidance from livestock experts on how to protect and care for their animals in changing weather conditions. The initiative has since evolved into both a recovery strategy and an income source for drought-affected families.

Dr Ali Harare Mohamed, a veterinarian with CERELPA who has worked in animal care for over 40 years, said climate change has severely weakened the resilience of Somali livestock. He encourages pastoralists to adopt enclosures to protect their animals.

“This method ensures livestock survival, and when animals survive, the entire economy benefits. Around 75 to 85 per cent of our national income comes from livestock. If they perish, the economy collapses. These enclosures have helped animals recover, and everyone involved is benefiting,” he told Radio Ergo.

He added that camels raised in this manner produce more milk as they get better nutrition, which benefits pastoralists and also farmers supplying hay and fodder.

Hundreds of herders are now using this approach, although most pay monthly fees to house their weakened animals in communal facilities.

Among them is Mohamed Saney Aadan, who keeps 30 camels. He cannot afford his own enclosure, so he uses one of the communal sites near Beletweyne to rehabilitate his animals.

Radio Ergo’s local reporter met Mohamed as he was preparing to return 16 camels to the rangelands of Takaraalle, about 70 km from Beletweyne, after three months of care in an enclosure.

“I came to town to take back my camels, which have regained strength and health. With the ongoing rains, I want them to graze again in the rangelands. Here they’ve had access to fodder, water, and medicine. Now they’re ready to go back,” he said.

Mohamed did not spend any money on their care, as the milk from his lactating camels covered the cost of fodder, water, and enclosure fees.

The money he used to spend on the animals’ keep will now support his family of 16 children, who were relying on food bought on credit. He milks more than 15 containers of milk daily, earning over $10.

Mohamed said he no longer worries about losing his camels to drought as he plans to bring them back to the enclosure after the Deyr rains. He would like to build his own enclosure, but without the funds the current arrangement works.

However, he does worry about his 50 goats, as there is nowhere to keep them safe. Over the past four years, he has lost 70 animals, including goats and camels, and is now recovering, with some camels giving birth and others pregnant.

Dr Ali Harare says the modern livestock enclosures have created new links between pastoralists and farmers – the farmers sell crop residues and hay from their fields as animal feed, while herders get better milk production and earn more from milk sales.

“It’s a win-win for both sides,” he told Radio Ergo.

President Ruto defends timing of signing 8 Bills on day Raila died

Saturday October 25, 2025 {HMC}  President William Ruto has defended his signing eight Bills into law when the country was mourning the death of former Prime Minister Raila Odinga.

President Ruto, who spoke at Thome Village in Laikipia County on Thursday, said the news of Mr Odinga’s death broke after he had arrived at the office, readying to sign the bills presented by the Speaker of the National Assembly and the Parliamentary leadership.

“There are those condemning me for assenting to the bill arguing that the country was in mourning. But that is the work I had planned for that particular day and I received the news of Mr Odinga’s death after I had arrived in my office for the day’s work,” said Dr Ruto.

The Head of State, who spoke during the burial ceremony of Mzee Weston Kirocho, the father of Inspector General of Police Douglas Kanja, said the bills had passed all the provisions of law.

Among the bills signed on the morning of October 15 was the Computer Misuse and Cybercrimes (Amendment Bill, 2024), which has generated controversy, while its implementation has been stopped by the High Court, pending hearing and determination of a suit opposing it.

Among those who have criticised the bill on grounds that it would limit the digital space freedom is former Chief Justice David Maraga. On Wednesday, he said that the law, if enforced, grants the government excessive power to access or shut down online platforms and that it poses a threat to free expression.

On Wednesday, the High Court suspended implementation of two sections of the law, in a case filed by gospel singer Reuben Kigame and the Kenya Human Rights Commission.

In the suit, Mr Kigame cited the amendment to Section 27, which criminalises the publication of “false, misleading or fictional data”, arguing that it is constitutionally vague. The case will be mentioned on November 5, 2025, for directions.

Before the President’s remarks, the leader of the Majority in the National Assembly, Kimani Ichung’wah, had defended the law, saying it is good for the country. He attributed the strong opposition against its implementation to “an emerging culture of misinformation”.

He explained that a bloggers’ lobby went to court in 2018 after the law was passed, but it was later restored, pointing out that in the recent court matter over the controversial bill, the Judiciary is being misled by the same bloggers.

The MP called for the church to support the government in disseminating truth, claiming that government critics have been spreading falsehoods.

“There has also been a lot of falsehoods on the recently assented National Land Commission Bill which is supposed to address issues of historical injustices. There are false claims that the government now plans to tax land with freehold titles. I humbly ask religious leaders to help us counter the lies,” said the Kikuyu MP.

Source NTV Kenya