Home Blog Page 387

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan maxamed wali oo kahadlay hanaanka lacag bixinta qaranka

0

sabti  , 25 Oct 2025 {HMC} Xildhibaan maxamed wali oo kahadlay hanaanka lacag bixinta qaranka

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 25-10-2025.

0

sabti  , 25 Oct 2025 {HMC} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 25-10-2025.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir ”14 Oktober Waa maalin la Xasuuqay shacabka Soomaaliyeed

0

sabti  , 25 Oct 2025 {HMC} Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir ”14 Oktober Waa maalin la Xasuuqay shacabka Soomaaliyeed

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Dani ”Puntland waxay badbaadin Doontaa Dowladnimada Soomaaliya”

0

sabti  , 25 Oct 2025 {HMC} Madaxweyne Dani ”Puntland waxay badbaadin Doontaa Dowladnimada Soomaaliya”

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu Madaxweyne Dani ka hor sheegay Baarlamaanka Puntland.?

0

sabti  , 25 Oct 2025 {HMC}  Muxuu Madaxweyne Dani ka hor sheegay Baarlamaanka Puntland.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Turkiga oo Safiir u dirsaday Suuriya .

Sabti 24, Oct 2025 {HMC}  Dowladda Turkiga ayaa 13 sanno kaddib waxa ay magacawday Danjire u joogi doonna Dalka Suuriya ee kasoo kabanaya Dagaalladii ka dhacay Dalkaas, Nuh Yilmaz oo ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalkaas ayaa noqonaya Danjiraha howshaan qabanaya.

Sidoo kale waxa uu horay usoo noqday Madaxa fallanqaynta iyo ka hortagga Basaasiinta ee Hay’adda Sirdoonka Turkiga loona soo gaabiyo MiT, Ninkaan oo awood buuxda u leh howlaha diblumaasiyadda iyo sirdoonka ayaa shaqadaan loo igmaday si uu isugu xiro Dalalkaan xad-wadaagga ah ee Suuriya & Turkiga.

Turkiga ayaa safka hore uga jira Dalalka garab istaagay Dowladda cusub ee soo afjartay nidaamkii waqtiga dheer ee qoyska Reer Asad oo ay isaga kala dambeeyeen Xaafid iyo Bishaar oo ugu dambeyn Deseembar 2024 lasoo gabagabeeyay awoodooda Maamulka.

Xukuumadda Ankara ayaa xoogga saaraysa sidii Dalal badan ay ugu dhiiran lahaayeen la shaqaynta Dowladda sharciyadda haysata ee Madaxweynaha uu ka yahay Axmed Al-Sharci si looga caawiyo dib u dhiska, Diblumaasiyadda iyo Siyaasadda.

Askar ku eedeysan dhac dadweyne oo la qabtay .

Sabti 24, Oct 2025 {HMC}  Ciidanka Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa ku gacanta kusoo dhigay rag ku eedeysan iney dhac u geysanayeen dad shacabka ah.

Ragaani oo ah laba nin oo ka tirsan askarta ciidanka dowladda ayaa la qabtay iyagoo ku guda jiray fal dhac ah oo ka geeynayeen waaxda Siinka dheer ee degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.

War kooban oo kasoo baxay Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ragaan ku eedeysan dhaca dadweyne loo gudbin doono maxkamadaha ku shaqada leh kiiskooda.

Labada askari ee lagu soo qabtay falka dhaca ah ayaa lagu kala magacaaba Dable Mustaf Niisaam Maxamed iyo Dable Anas Maxamed Muumin, kuwaas oo ku labisna dareeska ciidamada dowladda.

Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay shacabka Muqdisho iney la shaqeeyaan ciidamada amniga, islamarkaana ay soo gudbiyaan wax kasta oo ku saabsan falalka amni darrada ah, si loo sugo amniga guud ee magaalada  caasimadda ah ee Muqdisho.

Soo qabashada ragaan dhaca dadweyne ku eedeysan ayaa kusoo aadeysa, iyadoo maalmahii lasoo dhaafay ciidamada amaanka magaalada Muqdisho ay si weyn u kordhiyeen howlgalada ay uga hortagayaan dhibaatooyinka loo geysto dadka ku nool qeybaha kala duwan ee degmooyinka gobolka Banaadir.

 

Mareykanka, UK, Israa’iil, Imaaraadka iyo 20 dal oo kale oo diyaar u ah inay aqoonsadaan Somaliland .

Sabti 24, Oct 2025 {HMC} Warbaahinta Middle East 24 ayaa sheegtay in ilo ka tirsan qaar ka mid ah warbaahinta Afrika ay u xaqiijiyeen in Mareykanka, UK, Israa’iil, Imaaraadka Carabta (UAE) iyo 20 dal oo kale ay marayaan heerarkii ugu dambeeyay ee heshiis lagu aqoonsanayo Somaliland bilaha soo socda.

Warbixintu waxay intaas ku dartay in Somaliland sidoo kale la filayo inay ku biirto heshiisyada Abraham Accords (Heshiisyo xidhiidh dibulumaasiyadeed lagula yeelanayo Israa’iil), taas oo noqon doonta isbeddel diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, isla markaana saameyn weyn ku yeelan doona gobolka Geeska Afrika iyo guud ahaan Bariga Dhexe.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa dhowr jeer hore u sheegay shacabka iyo warbaahinta in aqoonsiga Somaliland uu aad ugu dhow yahay, isla markaana ay socdaan wada-hadallo muhiim ah oo la xidhiidha arrintaas.

Sida ay warbaahinta maxalliga ahi warisay, Madaxweyne Cirro ayaa kulan uu dhawaan la yeeshay culimada waaweyn u sheegay in Somaliland la aqoonsan doono bisha December ee sannadkan, inkasta oo aanu si toos ah u sheegin cidda dhabta ah ee aqoonsanaysa.

Madaxweynuhu sidoo kale hadal uu u jeediyay bulshada reer Berbera bilo ka hor ayuu ku sheegay in Somaliland si rasmi ah loo aqoonsan doono inta uu xilka hayo, isla markaana ay dhawaan reer Berbera isu soo noqon doonaan iyadoo Somaliland la aqoonsaday.

Sidoo kale, hadal uu maalmo ka hor ka jeediyay magaalada Ceerigaabo, oo uu kaga qaybgalay shir nabadeed, ayuu sheegay inuu waraaqo uu ku codsanayo aqoonsi u diray madaxda caalamka, isaga oo uu sheegay in uu helayo jawaabo rajo leh, islamarkaana madaxda caalamku ay ka garaabayaan qadiyadda Somaliland.

Tan iyo markii la doortay, Madaxweynaha Somaliland ayaa saddex jeer ku noqday dalka Imaaraadka Carabta, isagoo kaga qaybgalay shirar caalami ah. Shirarka ka sokow, laguma faafin xogta rasmiga ah ee kulamada kale ee uu la yeeshay madaxda Imaaraadka, balse waxa loo arkaa in Imaaraadku, oo ah maalgashadaha ugu weyn ee Somaliland, uu si dadban uga shaqeynayo aqoonsiga Somaliland.

Dhanka kale, Madaxweynaha ayaa dhawaan safar ku tagaya dalka Maraykanka, oo hadda hormuud u ah dadaallada aqoonsi raadinta ee Somaliland, iyadoo xildhibaano badan oo ka tirsan labada aqal ee sharci dejinta ay si weyn ugu ololeynayaan in Somaliland si rasmi ah loo aqoonsado, xilli golayaasha uu hor yaallo sharci rasmi ah oo la doonayo in lagu aqoonsado Somaliland.

Haddaba, marka laga yimaado dadaallada socda, hadalka Madaxweyne Cirro ayaa rajo weyn geliyay qaybo kamid ah shacabka reer Somaliland, kuwaas oo qaarkood aaminsan in madaxweynuhu uu ogyahay heshiisyo hoose oo lagu aqoonsanayo Somaliland, marka la eego sida uu si maldahan u muujinayo in aqoonsigu soo dhow yahay.

US conducts 10th deadly boat strike as bombing campaign quickens

Saturday October 25, 2025 {HMC}  The United States has announced its 10th missile strike on a maritime vessel accused of trafficking illegal narcotics, killing all six people on board.

Friday’s attack brings the total known death toll to 43 since the bombing campaign began.

It also marks an escalating pace to the air strikes: The US government has announced three strikes this week in as many days.

Defense Secretary Pete Hegseth broke the news of the latest bombing on his social media, identifying the victims as members of the Venezuela-based gang Tren de Aragua.

He also indicated that President Donald Trump himself had once again given authorisation for the strike, which allegedly took place in international waters in the Caribbean Sea.

“The vessel was known by our intelligence to be involved in illicit narcotics smuggling, was transiting along a known narco-trafficking route, and carrying narcotics,” Hegseth wrote, though he provided no evidence to justify his allegations.

Hegseth added that this was the military’s first strike on a boat at night.

He then repeated what has been an emerging argument in the Trump administration: that drug traffickers should be treated no differently than armed groups like al-Qaeda.

“If you are a narco-terrorist smuggling drugs in our hemisphere, we will treat you like we treat al-Qaeda,” Hegseth said. “Day or NIGHT, we will map your networks, track your people, hunt you down, and kill you.”

Legal questions mount
While this year the Trump administration has started designating Latin American cartels as “foreign terrorist organisations”, the label has traditionally been used to describe armed groups that seek to use violence for political or ideological aims.

Legal experts also maintain that a terrorism label alone does not justify the use of military force.

Already, leaders in Colombia and Venezuela have denounced the bombing campaign as “murder”, and human rights experts at the United Nations have condemned the killings as a potential violation of international law.

Treaties like the UN Charter largely limit the use of military force except in cases of self-defence.

“International law does not permit the unilateral use of force abroad to fight terrorism or drug trafficking,” UN human rights specialists, including Ben Saul, wrote in response to the strikes.

The bombing campaign began on September 2, with a missile strike that killed 11 people. Two more attacks were conducted that month.

October, however, has brought an increase in the frequency of the strikes and a broadening of their scope.

At least seven known strikes have taken place this month, and while most have been concentrated in the Caribbean, two last week were conducted in the Pacific Ocean for the first time.

An attack on October 16 — targeting a submersible — also left two survivors, another first.

Those survivors have since been repatriated to their home countries, Ecuador and Colombia. In Ecuador, the government released the man shortly after his arrival, saying there was no evidence to charge him with a crime.

Critics have compared the bombing campaign to extrajudicial killings. Families in Colombia and Trinidad and Tobago, an island nation off the shore of Venezuela, have claimed some of the victims as their loved ones.

The men were fishermen, not narcotics traffickers, the families have said.

Trump claims authority

Still, the Trump administration has indicated it has no plans to slow its bombing campaign against those it characterises as drug traffickers.

The US president has also repeatedly threatened to expand his bombing campaign to overland targets as well, a pledge that has yet to come to fruition.

On Thursday, at a White House roundtable highlighting his crackdown on illicit drugs, Trump was questioned why he has not approached Congress for military authorisation as the bombing campaign quickens.

“ If you are declaring war against these cartels and Congress is likely to approve of that process, why not just ask for a declaration of war?” one reporter asked the president.

Under the Constitution, Congress has the exclusive power to authorise military action, though it has, in the past, issued “authorisations for the use of military force” or AUMFs for the president to conduct specific attacks.

Critics say those authorisations have been increasingly used to justify unilateral decisions by US presidents to launch military campaigns.

Faced with the reporter’s question about seeking Congress’s go-ahead, Trump was unequivocal: He needed no such approval.

“ I don’t think we’re going to necessarily ask for a declaration of war. I think we’re just gonna kill people that are bringing drugs into our country. OK? We’re going to kill them. They’re going to be, like, dead,” Trump replied at Thursday’s roundtable.

A day earlier, at a news conference with NATO Secretary-General Mark Rutte, Trump had also argued that the death toll from drug overdoses validated his decision to conduct the deadly bombing campaign.

“This is a national security problem,” he said, claiming the drug trade had killed 300,000 US citizens over the past year. “And that gives you legal authority.”

Those statistics are not supported by US government data, however. Provisional data from the Centers for Disease Control and Prevention found that there have been 73,690 overdose deaths in the US for the 12-month period ending in April.

If, as Trump has claimed, every bombed boat saves 25,000 US lives, that number would be 250,000 instead.

Source AL-Jaziira.