Home Blog Page 417

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulamay dhigiisa Talyaaniga.

0

Sabti 18 Oct 2025 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido Crosetto.

Kulanka labada Wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada Dal ee dhinacyada difaaca, amniga badda, dhismaha iyo tayeynta CXD, maalgelinta howlgalka AUSSOM, iyo la dagaallanka argagixisada, iyadoo la isla gartay in la dardargeliyo mashaariicda wadajirka ah ee qaybta ka ah Qorshaha Mattei ee Talyaaniga.

6+++
Labada Wasiir ayaa hoosta ka xariiqay xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga dhow ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga, iyo muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida gobolka.

{DAAWO MUQAALKA} Kaarka Aqoonsiga Nira oo lacag laga dhigayo

0

Sabti, 18 Oct 2025 {HMC} Kaarka Aqoonsiga Nira oo lacag laga dhigayo

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Xooga Dalka iyo Kuwa Jubaland oo Howlgalo Culus ka fuliyey Jubada Hoose.

0

Sabti, 18 Oct 2025 {HMC} Ciidanka Xooga Dalka iyo Kuwa Jubaland oo Howlgalo Culus ka fuliyey Jubada Hoose.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Cali Guudlaawe oo xil ka qaadis ku sameeyay 6 Garsoore

Sabti 18 Oct 2025 {HMC}  Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay 6 Garsoore, ma sheegin sababta dhalisay go’aankaan xil ka qaadista ah iyo goobaha ay howlgallayeen.

Qoraal lagu daabacay Barta Facebook ee Madaxtooyada Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay magacyada lixdaan Garsoore, waxaana ka dhashay falcelin ay sameeyeen qaar kamid ah Dadka ku xiran boggaan.

 

Magacyada Garsooreyaasha xil ka qaadista lagu sameeyay ayaa kala ah

 

{DAAWO MUQAALKA} Khad Badeed isku Xeraya Dekadaha Imaaraadka Carabta iyo Berbera oo la Billaabay.

0

Sabti, 18 Oct 2025 {HMC} Khad Badeed isku Xeraya Dekadaha Imaaraadka Carabta iyo Berbera oo la Billaabay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas,oo war cusub soo saaray.

0

Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas, Maxamed Nazzal ayaa u sheegay Reuters in kooxda ay qorsheyneyso inay sii hayso ammaanka Qasa inta lagu jiro marxaladda kala-guurka, isla markaana “aysan awoodin inay ballan-qaaddo in ay hubka dhigeyso.”

Markii la weydiiyay haddii Xamaas ay hubka dhiibi doonto, Nazzal wuxuu ku jawaabay: “Ma oran karo haa ama maya. Waxay ku xiran tahay mashruuca. Maxay ka dhigan tahay hubka dhigistu? Yaa loo gacan gelinayaa hubka?”

Horey Xamaas waxay ku xirtay si ay hubka u dhigto in la dhiso Dawlad Falastiin oo madax bannaan, taa oo ay sheegeen inay ku wareejinayaan hubka, dagalayahannada ku darayaan ciidanka Qaranka Falastiin.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 17-10-2025.

0

Jimc, 17 Oct 2025 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 17-10-2025.

HOOS KA DAAWO WARARKI UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Diiwaangelinta xujeyda Soomaaliyeed oo maanta Si rasmi ah Loogu dhawaaqay.

0

Jimc, 17 Oct 2025 {HMC}  Diiwaangelinta xujeyda Soomaaliyeed oo maanta Si rasmi ah Loogu dhawaaqay.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Taageerayaasha koox ka socota Israa’iil oo laga mamnuucay ciyaar ka dhacaysa Dalka UK.

0

Jimc, 17 Oct 2025 {HMC} Cutubyo ka tirsan booliiska qaranka oo ka talo bixiya ammaanka ciyaaraha kubadda cagta ayaa taageeray go’aanka looga mamnuucay taageerayaasha Maccabi Tel Aviv ciyaarta bisha soo socota ka dhici doonta Birmingham.

Waaxda Bilayska ee sugta ammaamka Kubadda Cagta UK, oo ka kooban saraakiil sarsare, waxay talo siisaa ciidamada booliiska ee England iyo Wales.

Bayaan ay soo saareen, cutubku wuxuu ku sheegay in ay uga warbixiyeen wasaaradda arimaha gudaha usbuucii hore arrimaha suurtagalka ah ee mas’uuliyiinta laga yaabo inay la kulmaan, oo ay ku jiraan xayiraado lagu soo rogo taageerayaasha imaanaya.

“Waa muhiim in aan ixtiraamno oo aan taageerno nidaamka la dajiyay ee jira si loo gaaro go’aamadan,” ayaa lagu yiri bayaanka.

“Haddii ay dhacaan wax shil ah, markaas Kooxda La-talinta Badbaadada iyo Badbaadada Isboortiga] ayaa qaadi doono mas’uuliyadda.”

Somalia’s Ministry of Defense and European Union Finalize Major Camp Reconstruction and Handover Military Assets

Friday , 17 Oct 2025 {HMC} The Federal Ministry of Defense and the European Union (EU), with support from the bloc’s funding mechanisms, are actively engaged in the extensive reconstruction of Somali National Army (SNA) military camps and the enhancement of the army’s capabilities.

The State Minister of Defense, Omar Ali Abdi, and a high-level EU delegation today attended a ceremony marking the completion of the rehabilitation and renovation of the General Dhagabadan Training Camp.

The event featured prominent attendees, including the EU Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, senior officers from the SNA, and representatives from the United Nations Office for Project Services (UNOPS), which is often involved in project execution.

During the ceremony, the Ministry of Defense also officially received a consignment of military vehicles and equipment. These assets are specifically intended to bolster the training programs for the SNA, a critical step in professionalizing the armed forces.

The reconstruction and rehabilitation of government camps are part of a consistent effort aimed at upgrading the skills and capabilities of the national army. These programs are financed under the SNA Support Project 3 of the European Peace Facility (EPF), demonstrating the EU’s sustained commitment to Somalia’s security transition and capacity building.

Source Sonna