Home Blog Page 43

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay

0

Isniin 9 March 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka Ee Warbaahinta HMC Soomali Tv.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUUQAALKA} Mucaardka somaliya oo diiday mudo kordhin

0

Isniin 9 March 2026 {HMC} Mucaardka somaliya oo diiday mudo kordhin

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya Caalamka 09-03-2026

0

Isniin 9 March 2026 {HMC} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya Caalamka 09-03-2026

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUUQAALKA} Shiinaha oo Taageeray iiraan digniin Adagna udirtay Mareeykanka iyo Israa’iil

0

Isniin 9 March 2026 {HMC}  Shiinaha oo Taageeray iiraan digniin Adagna udirtay Mareeykanka iyo Israa’iil

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Duqeeymo lagu Burburiyey Qaraxyo AS ay ku Diyaarinayeen Sh/Hoose.

0

Isniin 9 March 2026 {HMC} Duqeeymo lagu Burburiyey Qaraxyo AS ay ku Diyaarinayeen Sh/Hoose.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay tahay Sababta ay IIRAAN u weerartay Dalalka Carabta.?

0

Isniin 9 March 2026 {HMC} Maxay tahay Sababta ay IIRAAN u weerartay Dalalka Carabta.?

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Waa Imisa Weerarada ay IIRAAN Fulisay Tan iyo Markii uu Billowday Bariga Dhexe.?

0

Isniin 9 March 2026 {HMC}  Waa Imisa Weerarada ay IIRAAN Fulisay Tan iyo Markii uu Billowday Bariga Dhexe.?

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} IIRAAN oo weeraro ku qaaday Adeegyada Korontada ee Israa’iil.

0

Isniin 9 March 2026 {HMC} IIRAAN oo weeraro ku qaaday Adeegyada Korontada ee Israa’iil.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

Madaxweyne Trump oo War kasoo Saaray Magacaabista hoggaamiyaha cusub ee Iiraan

0

Isniin 9 March 2026 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo su’aal laga waydiiyay doorashada ka dhacday Dalka Iiraan ee lagu doortay hoggaamiyaha baddelay Aayatullaah Cali Khamanii oo gacanta isbahaysigooda ku baxay 28kii Febaraayo 2026 ayaa ka naxay hoggaamiyaha cusub ee la doortay.

Donald Trump ayaa si cad u sheegay in uusan ku qancin ama ku farxin magacaabista Wiilka Khamenei oo lagu magacaabo Mojtaba kaas oo ah nin inta badan xogtiisa qarsan oo sanadihii lasoo dhaafay si dhow ula socday siyaasadda ka dhanka ah Dalkiisa.

Trump ayaa si dadban u sheegay in uu xirmay albaabada wadahadalka Iiraan maadaama hoggaamiyaha cusub ee la magacaabay uu dareensan yahay xaalad weliba oo dalkiisa wajahayo iyo xusuusta in uu ku hayo dilka aabihiis.

Waxa uu xusay in uusan ku faraxsanayn sida ay u dhacday Doorashada ka dhacday Dalka Iiraan oo ugu dambayn lagu caano shubay Mojtaba Cali Khamenii oo 54 jir ah isla markaana si dhow uga soo dhex shaqeeyay ciidanka Ilaalada Kacaanka.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Iraan iyo Mareykanka iyo israa’iil.

0

Isniin 9 March 2026 {HMC}  Dagaalka u dhaxeeya Mareykanka iyo israa’iil oo siku dhinac ah iyo Iraan ayaa wali socda, waxaa uuna saameyn ku yeeshay guud ahaan gobolka.

Ciidamada Difaaca Israel Defense Forces (IDF) ayaa soo saaray warbixin ku saabsan howlgalladooda, hal toddobaad kadib markii ay bilaabeen weerarro wadajir ah oo ay la fuliyeen United States oo ka dhan ah Iran.

Afhayeenka IDF, Effie Defrin, ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay fuliyeen qiyaastii 3,400 weerar isla markaana ay naafeyeen in ka badan 150 nidaam oo difaac oo Iran leedahay.

Dhanka kale Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa sheegtay in askari toddobaad oo ka tirsan ciidamada Mareykanka ay ku dhinteen dagaalka dalkaasi la galay Iran.

Tirada Mareykanka uga dhimatay dagaalka ilaa hadda waa 7 askari.

Geeska kale wasaaradda Difaaca ee Sacuudiga ayaa sheegtay inay qabatay oo burburisay gantaal ballistic ah oo lagu tuuray Saldhigga Diyaaradaha Prince Sultan.

Saldhiggan milatari wuxuu ku yaalaa Al Kharj, 101 km koonfur-bari kaga beegan caasimadda Riyadh.

Hore, wasaaraddu waxay ku sheegtay bartaX inay joojisay laba weerar oo drone ah kadib markii ay ka toogteen woqooyi ee magaalada Riyadh.

Wasaaradda Difaaca ee Imaaraadka ayaa dhankeeda sheegtay in nidaamyada difaaca hawada ay burburiyeen 16 gantaal ballistic ah isla markaana joojiyeen 113 diyaaradood oo drone ah Axaddii, kuwaas oo ka yimid Iran.

Bayaan ay wasaaraddu ku daabacday baraha X ayaa lagu sheegay in la ogaaday 17 gantaal ballistic ah, balse 16 ka mid ah la burburiyay, halka hal gantaal uu ku dhacay badda. Sidoo kale waxaa la sheegay in la ogaaday 117 drone, kuwaas oo 113 ka mid ah la qabtay, halka 4 drone ay ku dhaceen dalka.