Home Blog Page 436

FAAH FAAHIN Dagaal ka socda gudaha marinka Qasa.

0

Axad, Oct 12, 2025 {HMC} Waxaa sii xoogeysanaya dagaal ka dhex qarxay magaalada Qasa, kaasoo tan iyo shalay u dhexeeya ciidamada Xamaas iyo kooxo hubeysan oo la sheegay in ay yihiin maleeshiyaad taageero ka helaya Israaiil.

Sida ay sheegeen ilo sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Xamaas, dagaalka ayaa dhacay kaddib markii maleeshiyaadku weerareen kooxo dad ah oo kasoo laabtay koonfurta Qasa, halkaas oo ay hore ugu barakaceen intii uu socday duullaankii Israaiil.

Weeraradaas ayaa sababay dhimasho iyo dhaawacyo badan, waxaana la xaqiijiyay in tiro ka mid ah ciidamada ammaanka ee Xamaas la dilay.

Warbaahinta Israa|l ayaa sheegtay in ciidamada Israa|l ay sii wadi doonaan bixinta taageero iyo ilaalin kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda Xamaas, xitaa kaddib marka ay ciidamadoodu si rasmi ah uga baxaan Qasa.

Tani waxay muujinaysaa in Israaiil ay weli dooneyso inay gacanta ku hayso xaaladda gudaha Qasa, iyadoo adeegsanaysa kooxo maxalli ah oo ujeedkoodu yahay in ay wiiqaan awoodda iyo xukunka Xamaas.

Ilo amni ayaa sheegay in dagaallada qaarkood ay maanta ka dhaceen deegaanno ku dhow xarumaha maamulka Xamaas ee magaalada Qasa, halkaas oo la sheegay in rasaas culus iyo madaafiic la isku adeegsaday.

Dadka degaanka qaarkood ayaa sheegay in ay maqleen duqeymo iyo dhawaqyo xabbado culus ah oo aan hore looga baran gudaha magaalada, taas oo muujineysa in dagaalka uu ka dhan yahay in Xamaas sii ilaaliso gacanta ay ku hayso magaalada.

Falanqeeyeyaasha ayaa tilmaamaya in dhacdadani ay calaamad u tahay wejiga cusub ee dagaalka Qasa kaddib bixitaanka Israaiil,wejiyo ay calaamad u tahay isku dhac gudaha ah oo laga yaabo in uu Qasa u horseedo fowdo cusub.

Dhanka kale, Xamaas ayaa lagu wadaa inay soo saarto bayaan rasmi ah oo ay kaga hadleyso dhacdooyinkan, iyadoo la filayo inay ku eedeyso Israa|l inay ku sii hurineyso dagaal sokeeye gudaha Qasa.

Waxaa muuqata in Qasa ay markale u gashay marxalad cusub oo khatar ah ,dagaal aan ahayn mid Israaiil toos u wado, balse ay gacan hoose ku leedahay, iyadoo adeegsaneysa maleeshiyaad ka soo jeeda Qasa ah oo u adeega danaha Israaiil.

W/Q Iman Jamac

Xamaas oo ku adkaysatay in la sii daayo hoggaamiyeyaashooda.

0

Axad, Oct 12, 2025 {HMC}  Xamaas ayaa ku adkaysatay in la sii daayo hoggaamiyeyaashooda ugu sarreeya Falastiiniyiinta ee ku jira xabsiyada Israaiil.

Hogaamiyayaasha ay dooneyso Xamaas in la siidaayo waxaa kamid ah Marwaan al-Barghuuthi iyo Axmad Sa’daat.

Go aanka Xamaas ayaa waxa uu imaanayaa xilli ay saacado ka dhiman tahay waqtiga la filayo in la saxiixo heshiiska nabadda Qasa, sida ay warisay Wakaaladda wararka ee AFP.

President of the Federal Republic of Somalia discussed with the Prime Minister Abiy Ahmed.

Sunday Oct 12, 2025 {HMC} Prime Minister Abiy Ahmed (Dr.) discussed with the president of the federal republic of Somalia Hassan Sheikh Mohammed.

Prime Minister Abiy Ahmed (Dr) in the message he sent on his social media page, today he has discussed with the president of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh Mohammed.

In their discussion, they announced that they have consulted on bilateral and continual issues.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 12-10-2025.

0

Axad  12. October 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Abiy.?

0

Axad  12. October 2025 {HMC} Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Abiy.?

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Addis Ababa.

0

Axad, Oct 11, 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Mudane Abiy Ahmed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal, iyadoo la dhiirri-gelinayo iskaashiga horumarineed ee ku salaysan daris-wanaagga iyo is-ixtiraamka, si waafaqsan danaha wadajirka ah ee labada dal, madaxbannaanida iyo midnimada dal kasta.

Madaxweynaha ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay xasilloonida Gobolka iyo mideynta dadaallada lagu cirib-tirayo argagixisada, waxa uuna sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay xaqiijinta iskaashiga heer gobol ee ku aaddan nabadda, daris-wanaagga iyo adkaynta xasilloonida.

DHAMMAAD

{DAAWO MUQAALKA} Shiinaha oo maraakiib Dagaal usoo Diray Soomaaliya

0

Axad  12. October 2025 {HMC} {HMC} Shiinaha oo maraakiib Dagaal usoo Diray Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada maamulka koofur gabeed oo soo Bandhigay AS isku soo dhiibay.

0

Axad  12. October 2025 {HMC} {HMC} Ciidamada maamulka koofur gabeed oo soo Bandhigay AS isku soo dhiibay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Taliban, Pakistani forces trade heavy fire along Afghanistan border

Sunday, Oct 12, 2025 {HMC Taliban and Pakistani forces have exchanged fire across the Afghanistan-Pakistan border, prompting calls for restraint from Iran, Qatar and Saudi Arabia, as tensions escalate following an air strike on the Afghan capital, Kabul, earlier this week.

Enayatullah Khwarizmi, the spokesperson for the Afghan Ministry of Defence, said late on Saturday that Taliban forces had carried out “successful retaliatory” attacks against Pakistani soldiers in response to the neighbouring country’s “repeated violations” of, and air strikes on, Afghan territory.

He said on X that the operation had ended at midnight.

Pakistani Minister of Interior Mohsin Naqvi called the Afghan attacks “unprovoked” and said that Pakistani forces were responding “with a stone for every brick”.

“Firing by Afghan forces on civilian population is a blatant violation of international laws. Pakistan’s brave forces have given a prompt and effective response that no provocation will be tolerated,” he said in a post on X.

Radio Pakistan, citing security sources, said the Afghan attacks took place at some six locations along the border.

It said the attacks prompted a “strong, intense response” from the Pakistan Army, and shared video footage of gun and artillery fire that lit up the night sky.

It did not say whether the clashes had ended.

The fighting comes days after explosions rocked the Afghan capital, Kabul, in an air strike that the Taliban blamed on Pakistan.

Islamabad did not claim responsibility for Thursday’s attacks.

However, it accused the Afghan Taliban administration of harbouring fighters of the Pakistani Taliban who attack Pakistan, with the support of its adversary, India.

New Delhi denies the charge, while the Taliban says it does not allow its territory to be used against other countries.

The escalating tensions have prompted regional concern.

Iranian Minister of Foreign Affairs Abbas Araghchi called on his country’s two neighbours “to exercise restraint”.

“Our position is that both sides must exercise restraint,” Araghchi said during a live interview with state television, according to the AFP news agency, adding that “stability” between the countries “contributes to regional stability”.

Qatar expressed “deep concern” over the tensions and the “potential tensions these may have on the security and stability of the region”.

Qatar’s Ministry of Foreign Affairs also urged “both sides to prioritise dialogue and diplomacy, exercise restraint, and work to contain the disputes in a way that helps reduce tension, avoids escalation, and contributes to regional peace and stability”.

Saudi Arabia, too, expressed concern.

“The kingdom calls for restraint, avoiding escalation, and embracing dialogue and wisdom to contribute to reducing tensions and maintaining security and stability in the region,” the Saudi Foreign Ministry said.

“The kingdom affirms its support for all regional and international efforts aimed at promoting peace and stability, and its continued commitment to ensuring security, which will achieve stability and prosperity for the brotherly Pakistani and Afghan peoples,” it added.

Source Hiiraan Online

Somali Defense Minister bans use of unmarked army vehicles and soldiers in Mogadishu following prison attack

Sunday, Oct 12, 2025 {HMC  Somali Minister of Defense Ahmed Macalin Fiqi has announced a nationwide ban on the use of unmarked army vehicles and unidentified soldiers, citing security concerns following last week’s al-Shabaab attack on Mogadishu’s heavily guarded Godka Jilacow prison.

Minister Fiqi said the decision aims to enhance security and prevent al-Shabaab from exploiting loopholes to carry out attacks, after the group used a vehicle marked with the insignia of the National Intelligence and Security Agency (NISA) during the assault.

“The government will issue a law prohibiting unmarked vehicles or soldiers from operating within Mogadishu or anywhere in the country,” Minister Fiqi said.

He noted that al-Shabaab has increasingly sought to imitate government vehicles and operations to bypass security checks.

“When the attackers could not gain access through public transport, they used a vehicle disguised as a government car. It was a rare incident that will never be allowed to happen again,” the Defense Minister added.

His remarks come a week after al-Shabaab militants attacked the Godka Jilacow prison — one of the most secure facilities in the capital — using a vehicle painted with NISA symbols. The attack sparked widespread concern over the group’s ability to infiltrate security perimeters through deception tactics.

Source Hiiraan Online