Home Blog Page 456

{DAAWO MUQAALKA} Burcad Dhacday 40 kun oo Taleefan oo Gacanta lagu soo Dhigay

0

Talaado 7. October  2025 {HMC}  Burcad Dhacday 40 kun oo Taleefan oo Gacanta lagu soo Dhigay

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Defence Minister receives his Swedish counterpart, discusses security cooperation

Tuesday 7, Oct 2025 {HMC} — The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today received his counterpart from the Kingdom of Sweden, H.E. Pål Jonson, who is on an official visit to Somalia.

The meeting focused on strengthening the partnership between Somalia and Sweden, particularly in the areas of security cooperation, defence capacity building, and support for ongoing efforts to defeat terrorist groups.

Minister Fiqi thanked the Government of Sweden for its continued multifaceted support to Somalia, emphasising that the relationship between the two nations is founded on friendship, mutual respect, and a shared commitment to regional stability.

For his part, Minister Jonson commended the Federal Government of Somalia for its efforts to promote peace and for the progress achieved in the fight against terrorist groups, reaffirming his country’s commitment to further support Somalia’s security and defence development.

Source sonna

   

NISA Eliminates Seven AS Terrorists in Successful Operation in Middle Shabelle

Tuesday 7, Oct 2025 {HMC}  — The National Intelligence and Security Agency (NISA), in collaboration with international partners, carried out a successful counter-terrorism operation last night in Basra, Middle Shabelle region, killing seven AS  terrorists, including key leaders and fighters. Three others were wounded during the raid after their hideout was precisely targeted.

The operation was launched following credible intelligence reports confirming that the terrorists were planning to carry out attacks aimed at disrupting security along the Mogadishu–Balcad corridor. Approximately 40 militants had assembled at the targeted site, where NISA forces swiftly neutralized the threat and destroyed their hideout.

The mission concluded without any civilian casualties, marking another significant success in the ongoing fight against terrorism.

NISA reaffirmed its commitment to safeguarding the nation and preventing any attempts by Al-Shabaab terrorists to undermine peace and stability.

The agency called on citizens to remain vigilant and report any suspicious activity or security threats related to AS or Daesh terrorists through the following hotlines: 199 / 0770747474 / 0620545454.

Source sonna

Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho?

Talado 7, Oct 2025 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden Pål Jonson iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaa soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya Cumar Cali Cabdi, Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Janaraal Maaday Nuurey Sheekh Ufuroow & Mas’uuliyiin kale.

Pål Jonson ayaa la kulmaya Madaxda Sare Dowladda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macallin Fiqi iyo mas’uuliyiin kale isaga oo kala hadlaya iskaashiga dalkiisa iyo Soomaaliya ka dhaxeeya sida wararku sheegayaan.

Jonson ayaa salka u adkaynaya heshiiska la xiriirka Difaaca iyo Amniga ee ka dhaxeeya Soomaaliya & Boqortooyada Sweden, waxaa lagu wadaa in heshiisyo cusub ay qallinka kuwada duugaan isaga iyo dhiggiisa Axmed Fiqi.

Sweden waa dal ku yaalla Scandinavia oo leh kumannaan jasiiradood iyo harooyin badan, waxa uu dhacaa Waqooyiga Qaaradda Yurub, xubin buuxda ayuu ka noqday Gaashaanbuurta NATO 7dii March 2024 kaddib markii uu aqbalay Turkiga oo muddo diidanaa.

{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Difaaca wadanka Swedenoo soo gaaray Soomaaliya.

0

Talaado 7. October  2025 {HMC} Wasiirka Difaaca wadanka Swedenoo soo gaaray Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Midowga Afrika oo ku baaqay in la kordhiyo taageerada Soomaaliya kaddib weerarkii Al-Shabaab ee Godka Jilacow?

Talado 7, Oct 2025 {HMC} Midowga Afrika ayaa ku baaqay in dowladaha xubnaha ka ah iyo bulshada caalamka ay kordhiyaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, kaddib weerarkii dhimashada lahaa ee Al-Shabaab ay ka fuliyeen Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho.

Bayaan uu soo saaray Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayuu ku sheegay inuu ugu baaqayo dhammaan dowladaha xubnaha ka ah Midowga Afrika, oo ay ku jiraan kuwa ciidanka iyo booliska ku tabaruca, iyo sidoo kale bulshada caalamka, inay taageeraan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Wuxuu xusay in taageeradaas loo baahan yahay “si si wax ku ool ah loo wiiqo loona tirtiro Al-Shabaab iyo kooxaha argagixisada kale ee Soomaaliya.”

Baaqan ayaa yimid kaddib weerar lagu qaaday xarunta baaritaanka ee Jilaacow, oo ah xabsi ammaankiisu sareeyo oo ku yaalla Muqdisho, 4-tii Oktoobar, kaas oo ay saraakiishu sheegeen inuu sababay dhimasho iyo dhaawac. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka.

Guddoomiye Youssouf ayaa tacsi u diray qoysaska dhibbanayaasha, wuxuuna ku celiyay sida Midowga Afrika uga go’an nabadda gobolka, isagoo xusay in AUSSOM ay sii wadi doonto iskaashiga ay la leedahay ciidamada Soomaaliya si loo xasiliyo meelaha dhowaan laga xoreeyay gacanta dagaalyahanada.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Dowladda oo Howlgalo ka dhan AS ka wado Sh/Hoose.

0

Talaado 7. October  2025 {HMC} Ciidamada Dowladda oo Howlgalo ka dhan AS ka wado Sh/Hoose.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Burcad Dhacday 40 kun oo Taleefan oo Gacanta lagu soo Dhigay

0

Talaado 7. October  2025 {HMC} Burcad Dhacday 40 kun oo Taleefan oo Gacanta lagu soo Dhigay

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Mareeykanka oo Duqeeyn la Beegsaday Saraakiil ka tirsan Daacish.

0

Talaado 7. October  2025 {HMC} Mareeykanka oo Duqeeyn la Beegsaday Saraakiil ka tirsan Daacish.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wadahadalo lagu soo Afjaraaayo Dagaalka oo Qasa oo ka dhacay Dalka Masar

0

Talaado 7. October  2025 {HMC} Ciidamada Dowladda oo Howlgalo ka dhan AS ka wado Sh/Hoose.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA