Home Blog Page 464

Kenyans prove paternity case against UK soldiers.

0

Saturday 4 Oct , 2025 {HMC} Seven people from Kenya have won a case at the Family Court in London to prove they were fathered by British men working at an army base in their country.

Commercially available DNA databases were used to identify otherwise unknown fathers. Six had served at the British Army Training Unit in Kenya (Batuk) and one worked as a contractor.

It’s the first time paternity has been proved in this way in a UK court.

The decision opens the door for the offspring to apply for British citizenship.

They were represented by British lawyer James Netto, who – together with leading geneticist Denise Syndercombe Court – had taken part in a project to collect DNA samples and testimonies from people in the Nanyuki region of Kenya.

They encountered many people there who believed their fathers had served at nearby Batuk, the biggest British army base in Africa.

Publicly available DNA databases were then used to try to locate any family members in the UK.

One of the claimants, Peter Wambugu, told the BBC that he grew up knowing that his father was a British soldier, but said they had never met. The 33-year-old chef said he was bullied throughout his childhood for being mixed-race.

Peter said his mother told him that his father “was a good man”. He added: “She told me he said he will be back one day, but he never came.”

He has since been reunited with his father, who claimed he had no idea he had a son. After their first meeting, Peter told the BBC: “So all the pain that I’ve been carrying all these 30 years, all the discrimination I get from people, that pain has come out as joy.”

Another claimant who cannot be identified for legal reasons, said she met her father once at the age of four and then never again. She said that growing up without him was tough and that she “felt extremely abandoned”.

Reacting to the ruling, James Netto said: “For many families, today’s hearing marks the end of an incredibly difficult journey that for so long felt impossible. Children and young people who previously only had questions, now have answers.”

He said there were many more people near Batuk in a similar situation, and the next step was to tackle more difficult cases – those who had little or no information about their fathers or family members.

Andrew Macleod – a lawyer and campaigner involved in the DNA project – said he hoped that today’s case would encourage the Ministry of Defence to take on more responsibility for paternity claims made against Batuk servicemen.

The Ministry of Defence told the BBC that “while paternity claims against UK Service Personnel are a private life issue, the government cooperates with local child support authorities where there are claims relating to paternity”.

The BBC has been following this story over the last year as part of an upcoming five-part World of Secrets podcast.


Josephine CasserlyBBC News andIvana DavidovicBBC News

Xildhibaan C/rahman C/shakuur oo ka hadlay Weerarkii ka dhacay Muqdisho.

0

Sabti 4 Oct , 2025 {HMC}  “Weerarku wuxuu dhacay isla maalintii ay dowladdu billowday ololaha wadda-furista, iyadoo la sheegay in lagu guuleystay xal u helidda caqabadihii amni ee magaalada.

Waxaan cambaareynayaa weerarka ay kooxda argagixisada ah ee AS ku qaadeen xarunta Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho oo ku taal meel ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.

Dabaaldeggi subixii hore iyo weerarka galabkii wuxuu daaha ka rogayaa farqiga u dhexeeya farriimaha siyaasadeed iyo diyaargarowga amniga iyo taxaddarka looga hortegayo cadawga.

Mid ka mid ah dadkii ay Xamaas sii deysay oo Fariin u diray Trump.

0

Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} La hayste hore Eli Sharabi, oo 491 maalmood oo ay Xamaas qafaal u heysatay kadib ogaaday in xaaskiisii ​​iyo gabdhihiisii lagu dilay 7-dii October, ayaa ugu baaqay Madaxweyne Trump inuu “dhammeystiro shaqada” si loo sii daayo dhammaan la haystayaasha haray.

Waraysigii ugu horreeyey ee uu ku bixiyo afka Ingiriiska oo shalay laga sii daayey BBC-da ayuu ku sheegay in ay waajib tahay in dagaalka la joojiyo si dadka la haysto ay dib ugu laabtaan guryahoodii.

Waxa uu ka sheekeeyay dhibaatooyinkii uu kala kulmay Xamaas sida jirdilka iyo gaajadii ay kooxda ku haysay, waxa uuna dib u xasuustay markii uu ogaaday sii dayntiisa in qoyskiisu aysan noolayn.

Jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan oo bilyaneerrada adduunka ku biiray.

Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} Jilaaga caanka ah ee Bollywood-ka Shah Rukh Khan ayaa markii ugu horeysay ku biiray kooxda bilyaneerrada ah, isagoo noqday mid ka mid ah jilayaasha ugu qanisan caalamka, sida lagu sheegay liis cusub.

Ninakn 59-jirka ah ayaa hantidiisa lagu qiyaasay $1.4bn (£1.03bn), sida laga soo xigtay Hurun India Rich List 2025, oo ah qiimeyn sanadle ah oo lagu sameeyo shakhsiyaadka ugu qanisan Hindiya.

Tani waxay ka dhigeysaa inuu ka mid noqdo horyaallada caanka ah ee caalamiga ah sida Arnold Schwarzenegger, xiddigadda pop-ka Rihanna, ninka cayaarta golf-ka caanka ku ah ee Tiger Woods, iyo heesaa Taylor Swift, kuwaas oo hantidooda ay majaladda Forbes ku qiimeysay $ 1.6bn.

Shakhsiyaadka kale ee Bollywood-ka ee liiskaan ku jira waxaa ka mid ah atariishada Juhi Chawla, jilayaasha Hrithik Roshan iyo Amitabh Bachchan iyo agaasime filimeedka Karan Johar.

 

Ruushka iyo Shiinaha oo fuliyay howlgallo xogta Looga xadayaan dayax-gacmeedyada reer galbeedka.

0

Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} Dowladdaha Ruushka iyo Shiinaha ayaa hawada sare ka fuliyay howlgallo ay xogta uga xadayaan dayax-gacmeedyada reer galbeedka , halka ay mararka qaar joojinayaan dhaqdhaqaaqa iyo howlaha dayax-gacmeedyada, sida uu maanta sheegay taliyaha taliska caalamiga ah ee ciidanka Ingiriiska , Jen. Paul Tedman oo la hadlay BBC-da.

Sarkaalkan wuxuu tilmaamay in Ruushka uu toddobaad walba isku dayo inuu carqaladeeyo isgaarsiinta dayax-gacmeedyadeeda milatari, isagoo adeegsanaya nidaamyo dhulka u yaal si uu u joojiyo ama u farageliyo dayax-gacmeedyada Ingiriiska. Tedman wuxuu intaas ku daray in dayax-gacmeedyada Ruushka ay wataan qalab u oggolaanaya inay la socdaan oo xog ka ururiyaan dayax-gacmeedyada kale.

Wuxuu sidoo kale ka digay in Shiinaha uu leeyahay tiknoolajiyad aad u horumarsan oo lagu burburin karo ama lagu curyaamin karo dayax-gacmeedyada, sida isticmaalka laysarka iyo hubka kale ee ka dhanka ah dayax-gacmeedka.

{DAAWO MUQAALKA} FALANQEYN:- Qabashadda Awdheegle iyo Jabka AS ee Sh-Hoose

0

Sabti 4 October 2025 {HMC} FALANQEYN:- Qabashadda Awdheegle iyo Jabka AS ee Sh-Hoose

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Israaiil oo masaafurisay 137 qof oo ka mid ahaa dadkii la socday doomihii ay qabtay iyagoo ku sii jeeda Qasa.

0

Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} Israaiil ayaa maanta masaafurisay illaa 137 qof oo ka mid ahaa dadkii la socday doomihii la qabtay iyagoo ku sii jeeda Qasa, si ay go’doominta u jebiyaan.

Mid ka mid dadka la soo celiyay oo Turkiga u dhashay ayaa sharraxay , waxa ay la kulmeen inta ay gacanta ugu jireen ciidanka Israa|l; “ Waxay naga joojiyeen dawooyinkii aan wadanay , waxayna biyo noo oggolaadeen 32 saac, markii ay gacanta nagu hayeen ,

cunto aad u yar ayayna na siinayeen… labo saac oo kasna marka aan seexano eeyo iyo qoryaha snipers-ka ayay nagu kicin jireen si aanan u seexan,

bal qiyaas marka annaga oo wadana baasabooro oo ay naga dambeeyaan dawladdo diblomaasiyad xooggan leh , maxay ku sameeyaan Falastiiniyiinta aysan jirin cid ka dambeysa?”

{DAAWO MUQAALKA} Wiilasheena XDS Waxay ku filan yihiin kuwa Shisheeye ee soo Duulay.

0

Sabti 4 October 2025 {HMC} Wiilasheena XDS Waxay ku filan yihiin kuwa Shisheeye ee soo Duulay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka Xooga Dalka Maanta Wuxuu lee yahay Awood ku soo Afjaro AS.

0

Sabti 4 October 2025 {HMC} Ciidanka Xooga Dalka Maanta Wuxuu lee yahay Awood ku soo Afjaro AS.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Akoonka Gabadheeda ayey AS u dhaxmarsiiyay Lacago farabadan.

0

Sabti 4 October 2025 {HMC} Akoonka Gabadheeda ayey AS u dhaxmarsiiyay Lacago farabadan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA