Sabti 4 October 2025 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Godka Jilacoow Maxaabiis Xabsiga ka baxsaday oo dib loosoo qabtay.
Suspected al-Shabaab militants attack Mogadishu’s Godka Jilacow prison.
Satarday 4 Oct , 2025 {HMC} Suspected al-Shabaab militants launched an attack on Mogadishu’s heavily fortified Godka Jilacow prison on Saturday afternoon.
The assault began with a suicide bombing followed by heavy gunfire. The facility, which is controlled by Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), is among the most secure sites in the capital.
Reports indicate that several prisoners managed to escape during the attack.
The explosion occurred just hours after the Federal Government of Somalia announced that it had secured Mogadishu and removed long-standing roadblocks that had been in place for years due to security concerns.
The number of casualties remains unclear, but preliminary reports suggest that there were deaths and injuries. Security forces have since sealed off several roads leading to the site of the explosion, making it difficult to verify the exact figures.
Authorities have yet to issue an official statement on the incident.
Stay tuned for further updates on this developing story.
{DAAWO MUQAALKA} Rag Hubeysan Oo Weerar Xoogan ku qaaday Xarunta Taliska Nissa ee muqdisho
Sabti 4 October 2025 {HMC} Rag Hubeysan Oo Weerar Xoogan ku qaaday Xarunta Taliska Nissa ee muqdisho
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 04-10-2025.
Sabti 4- October 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY
Sharif Sheikh Ahmed oo Ka hadlay qarax lagu weeraray Godka Jilacoow.
Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} Waxaan si adag u cambaaraynayaa weerarka kooxda argagixisada ah ee AS ay ku qaaday xarunta Godka Jilicoow ee Magaaladda Muqdisho waxaana duullaankaan u arkaa mid lagu carqaladeynayo nabadgalyada iyo xasilloonida shacabka.
Waxaan ka tacsiyeynayaa khasaaraha ka dhashay duullaanka argagixisada waxaana ciidanka ammaanka iyo shacabka caasimadda ku boorrinayaa inay sii xoojiyaan wada-shaqeyntooda xaqiijinta nabad-gelyada iyo kahortaga weerarada nafla-caariga ah.
Kooxaha argagixisada ah waxay mar walba halis aan la iska indha tiri karin ku yihiin dowladnimada, waana in ciidanka ammaanka loo jiheeyo sugida nabad-gelyada iyo la dagaalanka kooxaha caadeystay daadinta dhiiga shacabka.
Ugu dambayn waxaan boggaadinayaa geesiyaasha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee maanta dib ula wareegay Degmada Awdheele ee gobolka Shabeellada Hoose.
Ciidanka ammaanka oo howlgal sifayn ah ka wada xarunta Godka Jilicow.
Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} Dowladda Fedraalka Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Saldhiga ay maamusho hayada Nabadsugida ee Godka Jilacoow sida lagu baahiyay Warbaahinta Dowladda.

Qarax goordhow ka dhacay magalada Muqdisho
Sabti 4 Oct , 2025 {HMC} Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay meel u dhow Xabsiga Godka Jilicow degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in rasaas laga maqlayo goobta uu qaraxa ka dhacay oo u dhow Xabsiga Jilacow oo ay maamusho Hay’adda NISA.
Weli Hay’addaha Amniga kama hadlin qaraxa iyo khasaaraha ka dhashay.
Wixiiw warar ee ka soo kordha halkaan kala soco
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daahfuray Shirweynaha Ganacsiga .
Madaxweynaha oo hadal furitaan ah ka jeediyay shirka, ayaa tilmaamay in shirkan uu yahay tallaabo horumarineed oo caddeyneysa in Soomaaliya ay ka guurtay marxaladdii ku tiirsanaanta gargaarka, una tallaabsatay waddada iskaashi dhab ah, horumar dhaqaale iyo hal-abuur ganacsi.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda uu leeyahay iskaashiga ganacsi ee Soomaaliya iyo Mareykanka, isaga oo xusay in Soomaaliya ay si weyn ugu diyaarsan tahay sidii ay u noqon lahayd meel ku habboon maalgelinta, loogana faa’iideysto fursadaha ganacsi ee ay dalka ku faafsan yihiin.
Shirka oo ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin sar-sare oo ka socda labada dowladood, ganacsato, iyo wakiillo ka socda hay’adaha maalgelinta, ayaa diiradda saaraya sidii loo horumarin lahaa fursadaha maalgashi, iskaashi ganacsi, iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha Soomaaliya.
Shirkan ayaa lagu tilmaamay mid sii xoojinaya diblumaasiyadda dhaqaalaha ee Soomaaliya, isla markaana sare u qaadaya sumcadda dalka, taasoo muhiim u ah kobaca dhaqaale iyo xasilloonida gobolka.
Ciidanka Puntland oo dilay 10 xubnood oo Daacish ah,
Hawlgalka ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay xubin ajnabi ah oo ka tirsan Daacish, kaasoo ciidamada ay qabteen intii ay socdeen howlgallo shalay dhacay. Puntland ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay kooxda Daacish kala wareegeen ceelasha Dharinta iyo Buticiso oo Daacish u adeegsan jireen saldhigyo ay duullaanno ka soo qaadaan.
Saddex askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay hawlgalladan, halka lix kale ay ku dhaawacmeen. Ciidamada ayaa maanta sii wada howlgallada, iyagoo galay deegaannadii ay kooxda Daacish ka baxeen.
Howlgalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda buuraha Calmiskaad ayaa kusii siqaya muddo sanad ah, iyadoo Puntland ay sheegtay in 95% la wiiqay awooddii ay lahaayeen Daacish tobankii sano ee ugu dambeysay.
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhawaan wareysi uu bixiyay sheegay in Daacish ay qorsheynayeen inay bishii lixaad ee sanadkan qabsadaan magaalada Boosaaso, balse ay ka hortageen qorshahooda, isagoo sheegay in haatan iyagii lagu ugaarsanayo dhulkii ay ka talin jireen sanad ka hor.
Somali forces and AU troops capture strategic Awdheegle district from AS
Saturday 4 Oct , 2025 {HMC} Somali National Army (SNA), in collaboration with Ugandan forces serving under the African Union Transition Mission in Somalia (AUSSOM), has fully captured the strategic Awdheegle district in the Lower Shabelle region.
In a statement issued on Saturday, the Ministry of Defense said the liberation of Awdheegle marks a major milestone in the ongoing “Silent Storm” offensive — a multi-phase military campaign aimed at dismantling AS presence in southern Somalia.
Awdheegle, an important agricultural town located about 80 kilometers southwest of Mogadishu, is vital for securing key supply routes and protecting nearby communities. The town had long served as a hideout and a source of revenue for the militant group.
According to the ministry, troops are now conducting clearance operations to ensure the safety of residents and remove any remaining threats.
On Friday, Somali government troops backed by African Union peacekeepers under the AUSSOM mission also recaptured key villages from AS in the same district. The pre-dawn operation targeted militant hideouts in Shaamgare and Raqayle, where forces overran underground tunnels and fortified positions following a brief firefight.
Officials confirmed that several militants were killed and others fled the area. The joint forces reported no casualties.
Al-Shabaab, an al-Qaida affiliate waging a 17-year insurgency, continues to launch sporadic attacks and maintain control over parts of southern and central Somalia. The federal government, supported by international partners, has vowed to press ahead with the second phase of its counteroffensive to secure all liberated areas ahead of the planned drawdown of ATMIS troops.
SOURCE HIIRAAN ONLINE



