Home Blog Page 492

Puntland leader says regional forces crippled ISIS in Calmiskaad mountains

Sunday 28 Sep 2025 {HMC} Puntland President Said Abdullahi Deni said regional forces have crippled the power of more than 2,000 ISIS fighters in northeastern Somalia, most of them foreign, during a long-running campaign in the Calmiskaad Mountains.

In an interview outlining the offensive, Deni said Puntland intelligence foiled a planned assault on the port city of Bosaso in June after receiving early warnings of the plot.

The regional leader added that the group, once dug in along the Jaceel River, has now been reduced to only a few hundred fighters split into cells of about ten.

“The forces have defeated the militants’ power by 95 percent,” Deni said. He described how ISIS stockpiled weapons and built bases and small factories to manufacture arms, evidence they intended to entrench themselves in the region.

The campaign has come at a high cost. Deni said hundreds of Puntland soldiers were killed and thousands wounded in the fighting. He thanked the United States and the United Arab Emirates for what he called “visible support” through airstrikes and intelligence sharing.

ISIS established a foothold in Puntland nearly a decade ago, though it has remained far smaller than al-Shabaab. Deni’s remarks mark his most detailed account yet of his administration’s fight against the extremist group.

source hiiraan online

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Cirro ka qeeyb galay shirka Afrika iyo Imaaraadka Carabta

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Madaxweyne Cirro ka qeeyb galay shirka Afrika iyo Imaaraadka Carabta

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 28-09-2025

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 28-09-2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Gacanta kusoo Dhigtay nin lagu eedeyey inuu dadka tahriibiyo.

0

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya oo Gacanta kusoo Dhigtay nin lagu eedeyey inuu dadka tahriibiyo.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Degmada Kaaraan oo Amaro Culus soo saaray.

0

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Gudoomiyaha Degmada Kaaraan oo Amaro Culus soo saaray.

 

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Dekadaha Muqdisho iyo Barbara oo Noqday kuwa ugu Fiican Bariga Afrika.

0

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Dekadaha Muqdisho iyo Barbara oo Noqday kuwa ugu Fiican Bariga Afrika.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo Ajaanib Badan ugu Dishay Dagaalka Daacish ay kula jirto.

0

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Puntland oo Ajaanib Badan ugu Dishay Dagaalka Daacish ay kula jirto.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Dekedaha Muqdisho & Berbera oo noqday marsooyinka ugu waxqabadka Wanaagsanaa Bariga Afrika sanadkii 2024?

0

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Dekedaha Muqdisho iyo Berbera ayaa loo aqoonsaday Marsooyinka ugu wanaagsanaa Bariga Afrika sanadkii tagay 2024 sida lagu sheegay daraasad ay si wadajir ah usoo saareen Bangiga Adduunka & Hay’adda Xog uruurinta Suuqa Caalamiga ah.

Halbeegga Container Port Performance Index (CPPI) ayaa lagu sheegay in Dekedahaan Muqdisho & Berbera ay qabteen Shaqooyin badan marka la dhinac dhigo Dekedaha kale ee ku yaalla Bariga Qaaradda Afrika.

Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ay soosaartay ku sheegtay in ay soo dhaweyneyso qiimayntaan oo guul muhiim ah dhaxalsiisay Dekedaha Muqdisho iyo Berbera.

Warbixinta Wasaaradda ayaa intaas lagu daray in daraasaddaan lagu qiimeeyay 407 Dekedood oo ku yaalla Adduunka oo dhan waxaana ku jira 47 Deked oo Afrika ah, waxaana laga eegay dhinaca waqtiga Markabka ku qaadanayo in uu yimaado Dekedda kana shiraacanayo.

“Warbixinta halbeegga CPPI ee la shaaciyay 24 Sebteember laguna qiimeeyay 407 dekadood oo adduunka oo dhan ah oo ay ku jiraan 47 dekadood oo Afrika ah, iyada oo laga eegayay waqtiga ay markabka ku qaadanayso in uu yimaado dekadda kana shiraacdo ayaa dekadda Muqdisho waxa ay noqotay midda ugu horreysa Bariga Afrika halka adduunka oo dhan ka gashay kaalinta 163-aad, sidoo kale Dekadda Berbera ay gashay kaalinta labaad ee Bariga Afrika iyo adduunka oo ay ka gashay kaalinta 243-aad, taas oo ka dhigan in ay labaduba ka waxqabad wanaagsanaadeen dekedaha facawayn ee gobolka.” Ayaa lagu yiri warka Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda XFS

Siciid Deni “Ajaanib badan ayaa ku dilnay Dagaalka ka socda Dhulka Puntland”?

0

Axad 28 Sep 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan Daacish ay guullo muhiim ah ka gaareen, wajiga koowaad ee Militariga ah ayuu tilmaamay in ay soo gabagabeeyeen si loo xaqiijinaya guulahaas la galayo qaybta labaad.

Madaxweyne Siciid ayaa sheegay in dadka ugu badan ay halkaas ku dileen yihiin Ajaanib kasoo kala jeeda dalal kala duwan, qaarkood ayuu sheegay in iyaga oo dhaawacyo ah ay weli ku sugan yihiin dhulka ay ku go’doomiyeen sida uu hadalka u dhigay.

Deni ayaa sheegay in ay xadideen kororka Daacish isla markaana ay kahor tageen in dad cusub ku biiraan, howshaan ayuu ku sifeeyay in ay tahay qorshe culus oo Hay’adaha ammaanka ay dejiyeen laguna guulaystay sida uu yiri.

“Daacish waxa aan ka dilnay Ajaanib badan oo Puntland ku imaan jirtay dalxiis ama ganacsi, dagaalka militariga ah waa gaba-gabo, xogta aan hayno 95% waan ka adkaanay, dhulka aan tagnay waxa ay ku lahaayeen beero” MW DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Dagaallada ka socda dhulka buuralayda ah ee Gobolka Bari waxa ay Dowlad-Goboleedka Puntland gelisay awood Militari, weli dhul baaxad weyn oo buuralay ah ayay isku hor fadhiyaan Daacish iyo ciidamada Dowlad-Goboleedkaas.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Dowladda oo howlgalo ka dhan AS ka wado Sh/Hoose.

0

Axad 28 Sep 2025 {HMC}  Ciidamada Dowladda oo howlgalo ka dhan AS ka wado Sh/Hoose.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA