Sabti 20 Sep 2025 {HMC} Shiinaha oo Soomaaliya ka caawinaya la dagaalanka AS
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA
Sabti 20 Sep 2025 {HMC} Shiinaha oo Soomaaliya ka caawinaya la dagaalanka AS
Sabti 20 Sep 2025 {HMC} Senatarki u ololeeynayey Aqoonsiga Somaliland oo la kulmay Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibada Soomaaliya
Sabti 20 Sep 2025 {HMC} Mareeykanka iyo shiinaha isku khilaafsan sida laga yeelayo Tiktok
Sabti 20 Sep 2025 {HMC}Dad laga soo Badbaadiyey Daadad kusoo Rogmaday Puntland.
Sabti 20 Sep 2025 {HMC}Faarax Macallin oo ku baaqay isbaheysi ka kooban afar dal oo ka dhan ah Itoobiya
Sabti 20 Sep 2025 {HMC}– Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in uu kulan la yeeshay Senator Ted Cruz oo dhowaan Madaxweynaha Maraykanka ugu baaqay in uu Maamulka Somailand u aqoonsado Dal madaxbannaan.
Cali Balcad ayaa sheegay in uu Senatarka kala hadlay sugidda amniga, la dagaalanka ‘AS’ iyo taageerrada Maraykanka uu siiyo Soomaaliya maadaama ninkaan ay isku xisbi yihiin Madaxweynaha talada haya ee Donald Trump.
Senator Ted Cruz oo ka tarisan Aqalka Sanedka ee Maraykanka ayaa Auguts 14, 2025 waxa uu sheegay in uu Madaxweyne Donald Trump u gudbiyay warqad uu uga dalbanayo aqoonsiga Somaliland isaga oo ka sheekeeyay waxyaabaha ku dhaliyay go’aankiisa.
Falcelin xooggan oo qaarkood ka timid xubno u dhashay Maraykanka ayaa ka yimid hadalkaas Senator Ted Cruz, waxaa loogu baaqay in uu joojiyo faragelinta uu ku hayo midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Friday 19 Sep 2025 {HMC} Somali National Army’s elite Danab commandos, in collaboration with Jubbaland’s Dervish forces, carried out mine clearance operations on Thursday in the outskirts of Kismayo, the capital of the Lower Juba region.
Danab officers told reporters that the operation was aimed at removing mines planted by AS militants to protect civilians and secure key roads.
“This mine clearance operation comes after repeated incidents in which roadside bombs have targeted vehicles carrying civilians, causing deaths and injuries,” an official said.
Danab and Jubbaland Dervish forces have recently intensified joint operations across districts in the Lower Juba region. In recent weeks, several landmine explosions have struck public and military vehicles, with local authorities blaming As for the attacks.
Source Hiiraan online
Friday 19 Sep 2025 {HMC}A Somali delegation led by Defense Minister Ahmed Moalin Fiqi is attending the 12th Beijing Xiangshan Forum, a major international defense conference underway in China.
The forum, held at the Beijing International Convention Center under the theme “Upholding International Order and Promoting Peaceful Development,” has drawn participation from more than 100 countries and international organizations.
In a statement, Somalia’s Ministry of Defense said the country’s presence underscores its “growing role in global security matters” and reflects its commitment to international peace and cooperation.
Minister Fiqi emphasized Somalia’s active role as a current member of the United Nations Security Council, highlighting the country’s broader foreign policy objective of contributing to stability worldwide.
The Beijing Xiangshan Forum has become one of the most prominent platforms for addressing global security challenges and fostering dialogue at a time of heightened international tensions.
Source Hiiraan online
Jimco 19 Sep 2025 {HMC} Wararkii ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 19-09 2025
Jimco 19 Sep 2025 {HMC} Maxay Tahay Taabada uu Qaadayo Madaxweyne Dani.?