Home Blog Page 533

Israa’iil oo bilowday weerarrada ay ku qabsanayso Qasa.

0

Talaado, 16-Sep 2025 {HMC}  Milatariga Israa’iil ayaa bilaabay weerar dhulka ah Isniintii si ay u qabsadaan Magaalada Qasa, sida ay warisay Axios oo soo xigatay saraakiil Israa’iili ah.

Milatariga Israa’iil wax jawaab ah kama bixin codsi loo diray oo ku saabsan in ay faallo ka bixiyaan arrintan la soo wariyay, taasoo ku soo beegantay toddobaadyo weerarro culus ah oo Israa’iil ku haysay magaalada.

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa bishii hore amar ku siiyay ciidamada inay qabsadaan Magaalada Qasa, taas oo uu ku tilmaamay xarun weyn oo ay ka taliyaan kooxda Xamaas ee weerarka lama filaanka ah ku qaaday Israa’iil bishii Oktoobar 2023-kii.

Tan iyo markaas, ciidamada Israa’iil waxay go’doomiyeen Marinka Qasa, taasoo sababtay masiibo bani’aadamnimo oo ay ka mid yihiin burbur baahsan, barakac ballaaran, iyo biyo iyo cunto yari daran.

Ciidamada Israa’iil ayaa toddobaadyadii u dambeeyay howlgallo ka waday duleedka Magaalada Qasa, iyagoo ku sii siqaya bartamaha magaalada, halkaas oo in ka badan hal milyan oo Falastiiniyiin ah ay bishii hore u qaxeen si ay uga nabad galaan dagaalka.

“Qasa waa gubaneysaa,” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Israa’iil Israel Katz farriin uu ku qoray bartiisa X.

“IDF (ciidamada Israa’iil) waxay si adag u garaacayaan kaabeyaasha argagixisada, askarta IDF-na si geesinimo leh ayay ula dagaallamayaan si loo abuuro xaalado lagu sii daayo la haystayaasha lana ciribtiro Xamaas.” Ayuu hadalkiisa ku daray.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn 16 09 2025

0

Axad ,16 09  SEPTMPER 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Radio Hiiraanweyn merchandise
Radio Hiiraanweyn merchandise
Radio Hiiraanweyn merchandise

Warka waxaa soo jeedinayo : Yasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::cabdi nuur caraboow

 

 

{DAAWO MUQAALKA} Faah faahin Dil Ganacsade loogu Geeystay Magaalada Gaalkacyo.

0

Talado  16, Sep 2025 {HMCFaah faahin Dil Ganacsade loogu Geeystay Magaalada Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO MUQALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Waqooyi Bari oo Dalbaday in Baaritan lagu sameyo Nabadoonkii Duqeeynta lagu Dilay

0

Talado  16, Sep 2025 {HMC} Maamulka Waqooyi Bari oo Dalbaday in Baaritan lagu sameyo Nabadoonkii Duqeeynta lagu Dilay

HOOS KA DAAWO MUQALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Arday Soomaaliyed oo Deeq Waxbarasho ka helay dalka Azerbaijan

0

Talado  16, Sep 2025 {HMC} Arday Soomaaliyed oo Deeq Waxbarasho ka helay dalka Azerbaijan

HOOS KA DAAWO MUQALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Booliska oo Gacanta ku soo dhigay Hanweeyn lagu eedeyey Aflaagado ay Geysatay madaxda Dowlada

0

Talado  16, Sep 2025 {HMC}Booliska oo Gacanta ku soo dhigay Hanweeyn lagu eedeyey Aflaagado ay Geysatay madaxda Dowlada

HOOS KA DAAWO MUQALKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Laamaha Amaanka Puntland oo war cusub kasoo saaray Caaqilkii lagu dilay Sanaag.

0

Isniin 15, Sep 2025 {HMC} Laamaha Amaanka Puntland oo war cusub kasoo saaray Caaqilkii lagu dilay Sanaag.

HOOS KA DAAWO MUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} FALANQEYN: Go’aano culus oo kasoo Baxay shirkii DOHA, iyo Talaabooyin la qaadayo.

0

Isniin 15, Sep 2025 {HMC} FALANQEYN: Go’aano culus oo kasoo Baxay shirkii DOHA, iyo Talaabooyin la qaadayo.

HOOS KA DAAWO MUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Maxakamada Ciidamada oo lasoo taagay Koox ka Tirsan As.

0

Isniin 15, Sep 2025 {HMC} Maxakamada Ciidamada oo lasoo taagay Koox ka Tirsan As.

HOOS KA DAAWO MUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay Tahay Qudbada uu xasan sheekh ka jeediyay Shiirkii Dalalka Carabta iyo islaamka?

0

Isniin 15, Sep 2025 {HMC} Maxay Tahay Qudbada uu xasan sheekh ka jeediyay Shiirkii Dalalka Carabta iyo islaamka?

HOOS KA DAAWO MUQALKA