Home Blog Page 545

Somalia joins UN calls to condemn Israel’s Doha strike as attack on sovereignty

Friyday 12, Sep 2025 {HMC} Somalia sharply condemned Israel’s airstrike on Doha, Qatar, at an emergency UN Security Council meeting this week, calling it a grave violation of sovereignty and a deliberate attempt to undermine diplomacy aimed at halting the Gaza war.

Somalia’s ambassador to the United Nations, Abubakar Osman (Baale), said the Sept. 9 strike on residential areas in the Qatari capital, which was located near embassies and schools, posed “a perilous escalation” with consequences for the entire Middle East. “We unequivocally condemn this brazen act of aggression, which is a flagrant violation of Qatar’s sovereignty and territorial integrity, and risks destabilizing an already fragile region,” Osman told the Council.

He accused Israel of deliberately expanding the conflict zone, pointing to earlier strikes in Gaza, Lebanon, Iran, Syria and Yemen. The attack on Doha, he said, was aimed at sabotaging mediation efforts, including U.S.-backed talks for a ceasefire, the release of detainees and humanitarian access for civilians in Gaza, where the UN has warned of famine. “History has shown that every escalation only dims the already fragile hope for peace in the Middle East,” Osman said, adding that targeting Qatar, a mediator, was an attack on diplomacy itself.

Somalia aligned itself fully with Qatar, offering condolences for lives lost and support for measures to safeguard its sovereignty. Osman urged the Security Council to meet its legal duty under the UN Charter to preserve peace and security, warning that silence would render international law “a mere suggestion subject to the will of aggressors.”

The majority of Council members echoed Somalia’s concerns. Algeria’s envoy said Israel was acting “as if law does not exist, as if sovereignty is dispensable,” while Pakistan’s representative called the strike a “deliberate attempt to sabotage diplomacy” and announced an extraordinary Arab Islamic summit in Doha on Sept. 15. Russia, China, the UK and Slovenia also condemned the attack, describing it as reckless and destabilizing.

Israel defended the strike as justified; Prime Minister Benjamin Netanyahu said, ‘the days are over when terror leaders can enjoy immunity of any kind.’The United States, while not defending the strike directly, reiterated its preference for “quiet diplomacy.” U.S. officials called the strike counterproductive and joined a 15-member Security Council statement condemning the Doha attack.  did not name Israel, a stance several delegations criticized as enabling impunity.

The attack comes as Qatar plays a central role in brokering negotiations between Israel and Hamas. Analysts warn the strike could derail fragile progress toward a ceasefire, further intensifying instability across the region.
 

Source Hiiraan Online

Somali army and militias push back AS in El-Dheer clashes

Friyday 12, Sep 2025 {HMC}Somali government troops and allied local militias repelled an AS attack on the central town of El-Dheer on Friday, inflicting heavy losses on the militants as fighting continued on the town’s outskirts in the Galgaduud region.

The militants targeted government and local defence positions early in the morning.AS later claimed online that it had captured  El-Dheer and killed soldiers, though those claims could not be independently verified.

District commissioner Abdirahman Ahmed Omar rejected the group’s statements, saying government forces remain in control. “The fighting is still ongoing, but our forces are working to clear them out completely,” he told Hiiraan Online.

Somalia’s Ministry of Information described the attack as a failed attempt to overrun the town, saying troops had taught Al-Shabaab “a memorable lesson.” The statement, carried on state television, said bodies of slain fighters were left scattered on the town’s perimeter. Defence Minister Ahmed Moalim Fiqi confirmed the report, saying AS had suffered a major defeat.

The Somali National News Agency (SONNA) reported that the army and local forces, “with confirmation from Minister of Defence Ahmed Moalim Fiqi,” had inflicted a heavy defeat on Al-Shabaab in  El-Dheer, forcing them to retreat and abandon their dead.

State Minister of Defence Omar Ali Abdi also praised Somali troops and local fighters. “This morning, the Khawarij attempted an attack on  El-Dheer but suffered a heavy defeat,” he posted on X. “I commend the Somali National Army and the local forces for their bravery. I pray to Allah to grant our martyrs Jannatul Firdaws. Victory to our strong forces.”

El-Dheer, a dusty town on Somalia’s central plains, slipped back under government control in December 2023. It was part of a wider push in which Somali troops, helped by clan militias, drove AS from a string of settlements across Galmudug and Hirshabelle. The campaign stood out as one of the most significant gains by Somali forces and allied militias in years.

Casualty figures from Friday’s fighting remained unclear, with hostilities still ongoing.

Al-Shabaab, an al-Qaida-linked group, has waged a violent insurgency in Somalia for more than 15 years, targeting both military and civilian sites.
 

Source Hiiraan Online

 

DfS oo warka soo saartay weerarkii Ceel-dheer

Jimco 12, Sep 2025 {HMC} Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa war ka soo sartay weerarkii saaka ay AS ku qaaday degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud.

Waxay sheegtay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka hor tageen weerar ay AS ku qaadeen magaaladaas.

“Ciidanku waxay jab culus gaarsiiyeen cadawga, iyagoo dilay in ka badan 30 xubnood oo Khawaarij ah. Sidoo kale, gacanta ayaa lagu soo dhigay maxaabiis ay ku jiraan horjoogayaal caan ku ahaa dhibaateynta shacabka”, ayaa lagu yiri war-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga dalka.

Iyadoo laga hadlayay khasaarahana waxay yiraahdeen:

“Intii lagu guda jiray dagaalka, 6 askari oo ka tirsan geesiyaasha CXDS ayaa shahiiday, halka 14 kale ay dhaawacyo fudud soo gaareen iyagoo difaacaya shacabka iyo qaranka”.

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa hadda ku howlan howlgallo lagu baacsanayo firxadkii Khawaarijta, si loo ciribtiro haraadiga ku dhuumaaleysanaya nawaaxiga degmada Ceel-Dheer, ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka.

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran

.
Qoraalka sawirka,.

Soomaaliya oo Golaha ammaanka QM ka hor sheegtay in Israa’iil ay ku xadgudubtay dalka Qatar

Jimco 12, Sep 2025 {HMC} Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Abubakar Cismaan Baalle, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Israa’iil ay la beegsatay magaalada Doha ee dalka Qatar, isagoo ku tilmaamay weerarkaasi mid si toos ah u hanjabaya ammaanka iyo madaxbannaanida Qatar.

Isagoo ka hadlayay kulanka degdegga ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Danjire Baalle wuxuu sheegay in Soomaaliya ay si buuxda uga garab taagan tahay Qatar, isla markaana ay taageersan tahay tallaabo kasta oo ay qaaddo si ay u difaacdo sarraynteeda qarannimo iyo nabadgelyadeeda gudaha.

Danjiraha ayaa sidoo kale ku eedeeyay Israa’iil in ay si ula kac ah u raacayso istaraatiijiyad ay ku ballaarinayso colaadda gobolka.

Abubakar Baalle ayaa tilmaamay in weerarka lagu qaaday xarunta wadahadallada Xamaas ee Doha uu yahay isku day cad oo lagu carqaladeynayo dadaallada diblumaasiyadeed ee loogu jiro xabbad-joojin ka hirgasha magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin.

Ugu dambeyn, Danjire Baalle wuxuu xasuusiyay Golaha Ammaanka in uu leeyahay masuuliyad sharci ah oo ku saabsan ilaalinta nabadda iyo amniga caalamka, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah oo dhab ah loogu hortago xadgudubyada Israa’iil, lana hubiyo in la ixtiraamo madax-bannaanida dowladaha iyo sharciga caalamiga ah.

{DAAWO MUQAALKA} AS oo Khasaaro Culus maanta lagu gaarsiiyay Dagaalkii Ceel-dheer.

0
jimco 12, Sep 2025 {HMC} AS oo Khasaaro Culus maanta lagu gaarsiiyay Dagaalkii Ceel-dheer.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

Maraykanka oo duqayn ka fuliyay buuraha Calmiskaad

Jimco 12, Sep 2025 {HMC} – Dowladda Maraykanka ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday ururka Daacish oo saldhigyo qarsoodi ah ku leh Togga Baalade oo katirsan buuraha Calmiskaad.

Duqeyntan oo dhacday tobankii bishaan September ayuu Maraykanku sheegay inuu la kaashaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoona marna xusin doorka Puntland.

Maraykanka ayaa sheegay howlgalkan in loogu talagalay in la wiiqo awoodda ISIS-Soomaaliya si aysan u sii qorsheysan una fulin weerarro halis ku ah dalka Mareykanka, ciidamadiisa iyo muwaadiniintiisa dibadda.

Marakanka wuxuu ka gaabsaday inuu bixiyo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan ciidamada iyo qalabka la isticmaalay, si loo ilaaliyo ammaanka howlgallada.

Dhinaca kale, labo qarax ayaa shalay togga Jaceel oo katirsan calmiskaad lagula eegtay labo gaari oo ay la socdeen ciidamo katirsan Puntland.

Qaraxyadan ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhaawacmeen askar katirsan ciidanka Puntland, lamana sheegin wax dhimasho ah. Falkaan ayaa muujinaya inay Daacish weli awood u leedahay inay ciidamada la beegsato qaraxyo bartilmaameed ah.

Maalmo ka hor saddex askari oo u ku jiro sarkaal ciidan ayay Daacish ku dishay qarax ay la eegatay gaari ay la socdeen oo marayay halka loo yaqaano Markadaan oo ku dhow tuulada Turmusaale oo ah meelihii laga xoreeyay kooxda Daacish.

FAAH-FAAHIN: AS oo Dagaal Culus ku qaaday Degmadda Ceel-dheer.

Jimco 12, Sep 2025 {HMC} Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortagay weerar ay kooxda Al-Shabaab saakay ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Ciidamada dowladda oo taageero ka helaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa dagaal culus la galay xubnaha kooxda, sida ay sheegeen illo deegaanka ah.

Weerarka ayaa lagu bilaabay gaadiid laga soo buuxiyay walxaha qarxa, waxaana xigay iska horimaad fool ka fool ah. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen dhawaqa hub culus iyo madaafiic garbaha laga tuuro oo labada dhinac ay adeegsadeen.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa xaqiijiyay in ay ka hortageen isku dayga Al-Shabaab ay ku doonayeen in ay ku qabsadaan magaalada xeebta ku taalla ee ku dhow koonfur-bari gobolka Galgaduud.

Inkasta oo dagaalkaas oo socday in ka badan hal saac aan si rasmi ah loo shaacin khasaaraha ka dhashay, haddana wararka qaar ayaa tilmaamaya in xaalad kacsanaan ahi weli ka jirto gudaha Ceeldheer.

Labada dhinac ayaa guulo kala sheegtay, iyadoo mid kasta uu ku dooday in uu gacanta ku hayo goobta, isla markaana uu khasaare culus gaarsiiyay kan kale.

Si kastaba, ilaa hadda lama hubo tirada dhabta ah ee khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

{DAAWO MUQAALKA} Khilaaf Xoogan oo soo kala dhex galay Safaaradaha Soomaaliya ee Kenya iyo Tansaaniya

0

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC} Khilaaf Xoogan oo soo kala dhex galay Safaaradaha Soomaaliya ee Kenya iyo Tansaaniya

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 11-09/2025

0

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.Somali history books

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

Golaha wasiirada DFS oo cambaareeyay weerarka ay Israa’iil ku qaaday Qatar.

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii gardarrada ahaa ee maamulka Israa’iil u gaystay dalka Qatar gaar ahaan magaalada Doha.

Golaha, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Qatar, ayna si cad u diiddan tahay gardarrada iyo xadgudubyada kahor imaanaya dhammaan xeerarka iyo axdiyada caalamiga ah.

Kulanka Golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Baarista iyo Ilaalinta Hilibka, Sharcigan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS, ayaa nidaamin doonaa fayo-dhawrka, badqabka iyo Tayada hilibka.