Home Blog Page 546

DFS oo lagu wareejiyay gaadiid dagaal.

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad ay Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ku wareejinaysay gaadiid iyo qalab casri ah oo loogu talagalay ka hortagga walxaha qarxa ee la farsameeyo (C-IED), kaas oo la guddoonsiiyay Ururka Sancada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Qalabkan iyo gaadiidka ayaa waxaa gudoonsiiyay Safiirka Dowladda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Danjire Charles King.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in qalabkan cusub uu ka tarjumayo taageerada joogtada ah ee Boqortooyada Ingiriiska ay la garab taagan tahay horumarinta awoodda iyo xirfadaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoo carrabka ku adkeeyay in qalabkani si weyn u kordhin doono badqabka iyo hufnaanta howlgallada lagula dagaallamayo argagixisada.

Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyay Dowladda Boqortooyada Ingiriiska taageerada istiraatiijiga ah ee ay siiso Soomaaliya, isaga oo xusay in iskaashigan uu laf-dhabar u yahay dadaallada lagu xaqiijinayo nabad, xasillooni iyo mustaqbal waara oo ay Soomaaliya ku tallaabsato.

President Hassan Sheikh Mohamud Returns to Somalia on a Somali-Owned Aircraft

Thusday 11, Sep 2025 {HMC he President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, returned to the capital, Mogadishu, on a Somali-owned and registered aircraft. The official flight, which brought the President back from a conference in Addis Ababa, Ethiopia, marks the first time in 35 years that a Somali head of state has traveled on a domestic carrier for an official trip.

The President’s plane, operated by Premier Airlines with the registration number 60-PAA, was filmed taxiing and parking at Aden Adde International Airport, where it was met with a welcoming reception.

This symbolic act highlights a significant milestone in the country’s state-building process and a new era of national pride. It reflects the progress in Somalia’s aviation sector and the government’s commitment to revitalizing key national institutions. The use of a Somali aircraft for presidential travel underscores the growing confidence in Somalia’s own capabilities and its journey towards full sovereignty.

The momentous occasion comes as the country continues to rebuild and reassert itself on the international stage. It is a powerful message of progress and a nod to the resilience of the Somali people. The event is seen as a source of national pride and a testament to the country’s recovery and development.

Source Sonna

Experts and Citizens Urge Unity and Participation in Somalia’s Upcoming Direct Elections

Thusday 11, Sep 2025 {HMC  Somalia’s upcoming local council elections represent a significant opportunity for the nation to embrace a new era of democratic participation. This was the central theme of a discussion featured on a Somali National Television broadcast, involving a journalist and Suldaan Mohamed Abdi Gaas, a representative of the Somali diaspora.

Suldaan Mohamed Abdi Gaas highlighted the elections as a crucial chance for the Somali people to exercise their democratic rights and actively shape their future. The conversation focused on the significant transition from a clan-based system to a multi-party system, which was praised as a positive and inclusive step toward more representative governance.

The journalist and Suldaan Mohamed Abdi Gaas emphasized the need for unity and participation, urging all Somalis, both at home and abroad, to engage in the electoral process to ensure the country’s progress and stability. They referenced the successful transitions of other nations, such as Uganda, as a source of hope for Somalia’s political future.

Furthermore, they commended the government for its efforts in organizing the elections and fostering a peaceful and fair environment for the democratic process. The discussion concludes with a strong message of encouragement for all citizens to participate in this historic moment for the nation.

Source Sonna

Somali Officials in Jeddah Visit Qatari Embassy to Show Solidarity

Thusday 11, Sep 2025 {HMC  Somali officials have strongly condemned Israeli aggression in Qatar and have held meetings to bolster diplomatic relations with both Qatar and Oman. The diplomatic activities, which took place in Jeddah, Saudi Arabia, focused on solidarity, economic cooperation, and trade.

A Somali delegation, including the Consul General in Jeddah, Dr. Abdul Ali Hersi Abdulle, and the Acting Permanent Representative to the Organization of Islamic Cooperation (OIC), Abdurahim Osman Elmi, visited the Qatar Consulate in Jeddah. They were received by the Acting Consul, Mr. Mubarak Naimi. The delegation conveyed Somalia’s strong condemnation of Israeli attacks in Qatar, which targeted civilians and were described as a violation of international law. They also expressed solidarity with the people of Qatar. In response, the Acting Consul of Qatar expressed gratitude for Somalia’s support and also condemned the Israeli aggression.

Following the meeting at the Qatari Consulate, the Somali delegation also visited the Omani Consulate in Jeddah. The discussions with Omani officials focused on strengthening bilateral relations, particularly in areas of trade, investment, and economic cooperation, with a specific interest in Somalia’s natural resources.

The series of meetings highlights Somalia’s proactive diplomatic engagement in the region, aiming to enhance ties and advance its national interests.

Source Sonna

Puntland Police arrest man accused of killing his wife in Galdogob town

Thusday 11, Sep 2025 {HMC  Police in Galdogob district, Mudug region, have arrested a man accused of killing his wife in a case that has shocked the local community.

Authorities said the suspect, identified as Farah Hassan Aden, allegedly killed his wife, Samsam Mohamed Hashi, following a domestic dispute. Relatives told local media the incident stemmed from tensions between the couple.

The Mudug regional police command confirmed the incident occurred in Galdogob town and said officers responded swiftly to the killing, which sparked widespread panic among residents.

“The Mudug regional police force, especially at the Galdogob district station, has arrested the suspect Farah Hassan Aden, who is accused of killing the late Samsam Mohamed Hashi, his wife. He will be brought before the competent court,” the police command said in a statement.

The suspect is currently being held at the Galdogob police station pending trial.

Samsam Mohamed, a mother of seven, leaves behind a grieving family and a community reeling from the tragedy.

Source Hiiraan Online

 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 11-09-2025

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 11-09-2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Mid kamid ah siyaasiyiinta ku dhow Trump oo la toogtay?

0

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC Charlie Kirk, oo ahaa aasaasaha iyo madaxa ururka siyaasadeed ee Turning Point USA, ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday Utah Valley University.

Toogashadu ayaa dhacday intii uu Kirk ku guda jiray ololihiisa lagu magacaabo “American Comeback Tour.” Rasaas qoorta kaga dhacday ayaa ugu dambayn sababtay geeridiisa.

Dhacdadan naxdinta leh ayaa argagax weyn ku abuurtay taageerayaasha Kirk iyo siyaasiyiinta muxaafidka ah ee Maraykanka.

Kirk wuxuu caan ku ahaa khudbado iyo dooddo siyaasadeed oo muran badan dhaliyay. Muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya isaga oo si cad u diidaya jiritaanka “Falastiin.”

Hadalladan ayaa horseeday dhaleeceyn ballaaran oo uga timid taageerayaasha qadiyadda Falastiin iyo bulshada caalamka, kuwaas oo ku eedeeyay in uu ka soo horjeedo xuquuqda dadka reer Falastiin.

Madaxweynaha Maraykanka iyo hoggaamiyeyaal kale ayaa cambaareeyay toogashada ninkaan, iyagoo ku baaqay baaritaan madax-bannaan oo degdeg ah.

Khilaaf diblumaasiyadeed oo ka dhex taagan Safaaradaha Soomaaliya ee Tanzania iyo Kenya?

0

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC Waxaa soo ifbaxay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya safaaradda dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania iyo safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, kaasi oo salka ku haya cidda sharci ahaan u qaabilsan danaha dowladda Soomaaliya dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC).

Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya ay iyada u xilsaaran tahay danaha iyo wakiilnimada dalka Soomaaliya ee DRC, islamarkaana ay lama filaan ku noqotay safar uu safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, Jabriil Ibraahim Cabdulle, ku tegay magaalada Kinshasa.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa horkacayay wafdi ganacsato ah oo isugu jira Soomaali iyo Kenyan. Safarkiisa waxaa ka dhashay hadal hayn badan oo qabsaday baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha.

Safarkaas ayaan wax xog ah lagala soo wadaagin safaaradda Soomaaliya ee Tanzania, taas oo ay ku tilmaantay mid ka baxsan xeerarka diblumaasiyadda iyo nidaamka wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa sheegay inuu magaalada Kinshasa, u tagay wadahadallo muddo sanad ah u socday safaaradda DRC ee fadhigeedu yahay Nairobi iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan.

Khilaafkan ayaa muujinaya is-afgaranwaa ku saabsan cidda dowladda federaalka Soomaaliya u xilsaaran danaha dalka Soomaaliya ee DRC. Wasaaradda arrimaha dibadda DFS oo ay ka tirsan yihiin safaaradahan ayaa weli ka hadlin khilaafka ka dhextaagan labada safaaradood.

Booliiska gobolka Mudug oo shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay nin dilay Xaaskiisa?

0

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan oo ku eedeeysan inuu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Samsam Maxamed Xaashi.

Dilka Marxuumad Samsam Maxamed ayaa la tilmaamay inuu ka dhashay muran dhex maray iyada iyo ninkeeda, sida ay tilmaameen qaar ka mid ah ehelada qoyskaan oo la hadlay warbaahinta gudaha.

Taliska ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa sheegay in falka dilka ahi uu ka dhacay gudaha magaalada Galdogob, hase ahaatee ciidamada booliiska ay si dhaqso ah uga jawaabeen dhacdadan argagaxa badan ku abuurtay dadka ku nool Galdogob.

Eedeysanaha la qabtay ayaa hada ku xiran saldhiga booliiska degmada Galdogob, waxaana la sheegay in dhawaan la horkeeni doono maxkamadda awoodda u leh kiiskan si sharciga loola tiigsado.

“Ciidanka Booliska gobolka Mudug gaar ahaan saldhigga degmada Goldogob ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Faarax Xasan Aadan oo ku eedeysan dilka marxuumad Samsam Maxamed Xaashi oo ahayd xaaskiisa. Waxaa la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska Booliiska Gobolka Mudug ee maamulka Puntland.

Si kastaba ha ahaatee Samsam Maxamed Xaashi ayaa ahayd hooyo ninkan u dhashay todobo caruur ah, waxaana dilkeeda uu naxdin iyo murugo ku reebay guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaana reer Galdogob.

Puntland suspends temporary notaries in Garowe over new law implementation

Thusday 11, Sep 2025 {HMC  The Puntland Ministry of Justice has suspended all temporary notaries operating in the regional capital, Garowe, citing non-compliance with a newly enacted Notary Law.

In an official letter dated 10 September 2025 and signed by Director General Maryan Mohamed Abshir, the ministry ordered the immediate suspension of services provided by temporary notaries who have not yet fulfilled the requirements set out under the new legislation.

 

The ministry said the move is part of its broader efforts to modernize the notary system in Puntland, including the introduction of an online platform for requesting services. Police and courts were instructed not to recognize or accept any legal services issued by the suspended notaries.

 

However, some of the affected notaries criticized the decision, telling HOL the ministry was acting “illegally” and using the law to sideline independent notaries from the market.

Source Hiiraan Online