Home Blog Page 547

Somali Parliamentarians Help Found New Pan-African and Asian Council

Thusday 11, Sep 2025 {HMC  A delegation of Somali members of parliament participated in the founding of a new parliamentary council aimed at uniting legislators from the continents of Africa and Asia. The event took place in Beirut, Lebanon, and is seen as a major step toward strengthening political unity and cooperation between the two continents.

The Somali delegation was composed of Member of Parliament Ismail Iid Mohamed and Mohamed Adan Dahir from the House of the People, along with Senator Samira Mohamud Haji from the Upper House. During the meetings, the Somali representatives contributed to discussions focused on enhancing parliamentary cooperation, promoting political dialogue, and fostering developmental collaboration between Africa and Asia.

The establishment of this new council marks a significant diplomatic effort to build stronger ties and a unified voice between the two continents on global issues. Somalia’s participation highlights its commitment to international partnerships and its role in fostering greater collaboration across continents.

Share This Article
Sour Sonna

Council of Ministers Condemns Israeli Aggression, Approves New Law on Meat Inspection

Thusday 11, Sep 2025 {HMC The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, held its weekly meeting where it strongly condemned the recent aggressive attack by the Israeli administration on the state of Qatar. The council also formally approved a new law that will regulate the quality and safety of meat in Somalia.

In a strong diplomatic statement, the Council of Ministers announced that the Somali government stands firmly with the government and people of Qatar. The council explicitly stated its clear opposition to any form of aggression and violations that go against all international laws and conventions. This follows previous statements of solidarity from various Somali officials regarding the attack in Doha.

In a separate but equally significant development, the Council approved the Law on the Inspection and Protection of Meat. Submitted by the Ministry of Livestock, Forestry, and Pasture, this legislation is designed to ensure the hygiene, safety, and quality of meat products for the Somali public. The approval of this law is a key step toward establishing stronger public health standards and ensuring food safety across the country

Sour Sonna

Safaaradaha Soomaaliya ee Kenya iyo Tansaaniya OoKhilaaf soo kala dhex galay.

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC Diblumaasiyiinta Safaaradaha Soomaaliya ee dalalka Kenya iyo Tansaaniya ayaa waxaa soo ifbaxay khilaaf u dhaxeeya oo la xiriira ganacsato Soomaaliyeed oo dhawaan safar ku tagey dalka DRC Congo.

Ganacstada oo uu hoggaaminayo Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa socdaal ku tagay magaalada Kinshasa ee dalka DRC Congo, si ay u sahmiyaan fursamo maalgashi oo lagu sameynayo dahabka iyo macdanta.

Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo sidoo kale mas’uuliyadda Soomaaliya uga wakiil ah dalka Congo ayaa qoraal ay ku baahisay barteeda Facebook ku cambaareysay safarkaasi, iyadoo sheegtay inaan wax ogeysiis ah laga siin.

Waxay ku tilmaantay tallaabadaasi jebin ku ah xeerarka diblomaasiyadda iyo nidaamka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya.

Qoraalka safaaradda ayaa lagu yiri:

“Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo waxay hoos timaaddaa mas’uuliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya marka la eego ilaalinta danaha shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Socdaalka lagu sheegay inuu hoggaaminayay Safiirka Kenya, oo ay la socdeen ganacsato Soomaaliyeed iyo Kenyan ah, laguma wargelin safaaradda Soomaaliya. Sidaasi darteed, waxa loo arkaa jebinta xeerarka diblomaasiyadeed iyo shuruucda Wasaaradda Arrimaha Dibadda.” 

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya weli kama aysan hadlin arrintan, mana cadda in tallaabo anshaxeed laga qaadi doono dhinacyada ku lugta leh.

Puntland oo Garowe ku xirtay saraakiil iyo askar hub kala soo goosteen Calmiskaad

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC   Maamulka  Puntland ayaa xabsiga dhigay askar iyo saraakiil Ciidan oo kamid ahaa kuwii kasoo dagaalamay buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari.

Askartan iyo saraakiishooda oo lagu xiray magaalada Garowe ayaa lagu eedeeyay inay hub kalasoo goosteen Calmiskaad, sida ay HOL u sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga.

Ciidamada la xiray ayaa lagu sheegay inay sheegay inay ahaayeen ciidamo aan si rasmi ah uga tirsanayn Puntland, kuwaas oohoos imaanayay sarkaal horey Ciidamada uga tirsanaa, balse hadda horjooge u a ah ciidamo beeleed.

Intii lagu jiray dagaalka Daacish hub badan ayaa gacanta u galay askarta dagaalamaysa. Puntland ayaa marar badan Ciidamada uga dhigtay in hubka laga qabsado Daacish aanan bannaanka looga saarin goobaha dagaalka.

Dhawaan ayay ahayd markii taliyaha booliiska gobolka Bari uu ku eedeeyay ciidamada lagusoo xulay hab beeleed ka inay carqalad ku hayaan howlgalka Calmiskaad, isagoo sheegay caadaydteen inay isbaarooyin dhigtaan, hubkana lasoo hoostaan.

Arrimaha oo idil ayaa kusoo beegmaysa, xilli uu gabagabo yahay howlgalka Calmiskaad, isla markaasna ay ciidamo badan dib ugu soo laabteen degaanadooda.

 

{DAAWO MUQAALKA} Saraakiil iyo Askar hub kala soo goostay Furimaha oo gacanta lagu dhigay.

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC}  Saraakiil iyo Askar hub kala soo goostay Furimaha oo gacanta lagu dhigay.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan oo Sameeyay wax uusan Sameyn MW Soomaaliyeed mudo 30_sano ah.

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC}   Madaxweyne Xasan oo Sameeyay wax uusan Sameyn MW Soomaaliyeed mudo 30_sano ah.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka Cusub Dalka Nepal oo Banaanbaxyo ay ka socdaa.?

0
Khamiis 11, Sep 2025 {HMC}  Maxaa ka Cusub Dalka Nepal oo Banaanbaxyo ay ka socdaa.?

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Booliska Mudug oo Gacanta ku dhigay Nin Xaaskiisa oo 7 Caruur ah u leh dilay.

0

khamiis 11, Sep 2025 {HMC}   Booliska Mudug oo Gacanta ku dhigay Nin Xaaskiisa oo 7 Caruur ah u leh dilay

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

.

{DAAWO MUQAALKA} Maxuu yahay Balan qaadka Mareeykanka usameeyen Soomaaliya.?

0

khamiis 11, Sep 2025 {HMC}  Maxuu yahay Balan qaadka Mareeykanka usameeyen Soomaaliya.?

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA 

Booliiska gobolka Mudug oo soo qabtay nin dilay Xaaskiisa oo 7 caruur ah u laheyd.

0

Khamiis 11, Sep 2025 {HMC}  Ciidanka Booliiska degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan, oo lagu eedeeyay inuu dilay xaaskiisa, Samsam Maxamed Xaashi, kadib muran qoys oo dhex maray.

Taliska Booliiska gobolka Mudug ayaa sheegay in dilka uu ka dhacay gudaha magaalada Goldogob, isla markaana ciidamada booliiska ay si dhaqso ah uga jawaabeen dhacdada, taas oo horseeday in lagu guuleysto qabashada eedeysanaha.

Sida uu sheegay Taliska, ninka la qabtay ayaa hadda ku xiran saldhigga booliiska degmada, waxaana la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh si sharciga loola tiigsado.

“Ciidanka Booliska Gobalka mudug gaar ahaan Saldhigga Booliska -degmada goldogob ayaa gacanta kusoodhigay eedaysane Faarax Xasan Aadan oo ku eedaysan dilka Marxuumad Samsam Maxamed Xaashi oo ahayd xaaskiisa

Waxaa la horgeyndoonaa Maxakamadda Awooda uleh” ayaa lagu yiri qoraalka Booliiska.

Haweeneyda la dilay ee Samsam ayaa heysatay toddobo carruur ah oo ay u dhashay ninka toogtay.