Home Blog Page 584

{DAAWO MUQAALKA} Somaliland oo War kasoo Saartay Dadka Itoobiyaanka ah ee Kunool Deeganadeda

0
Axad 31-Aug 2025 {HMC}Somaliland oo War kasoo Saartay Dadka Itoobiyaanka ah ee Kunool Deeganadeda

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

Somaliland oo sheegay in sharciga la horgayn doono qofkii dhibaateeyo Dadka Itoobiyaanka ah.

0

Sabti 30, Aug 2025 {HMC} Ciidanka Booliiska Soomaaliland ayaa sheegay in lala xisaabtami doono qof kasta oo lagu qabto isaga oo waxyeeleynaya muwaadin Itoobiyaan ah, kadib markii koox dhallinyaro ahi ay weerareen dhalinyaro Itoobiyaan ah.

Inkastoo aanay waxyeello weyn soo gaadhin dhalinyarada Itoobiyaanka ah ee la weeraray, haddana dhacdadani waxay ku soo beegmaysaa xilli ay maalmihii u dambeeyay magaalada Hargeysa soo galeen dad Itoobiyaan ah oo aad u badan, kuwaas oo qaarkood warbaahinta ka sheegay in ay magaalada Hargeysa iyagu leeyihiin isla markaana ay kala wareegi doonaan dadka deggan.

Afhayeen u hadlay Booliiska Somaliland ayaa ka digay dhacdadan, isaga oo sheegay in walaaltinimo ay ka dhaxayso dadka reer Somaliland iyo Itoobiya, isla markaana dad kasoo kala jeeda labada dhinac ay si sharci ah ugu nool yihiin labada dhinac.

Waxa uu intaas ku daray in dadka sharci-darrada ku jooga Somaliland ay arrintoodu u taallo hay’adaha dowladda ee ay khusayso, isla markaana aan la aqbali karin in qof shacab ahi gacanta ku qaato sharciga oo uu waxyeeleeyo qof Itoobiyaan ah.

Dad badan oo reer Somaliland ah ayaa sheegay in tallaabada dhallinyaradu qaadeen ay tahay mid aan Somaliland lagu aqoon isla markaana sharci-baalmarsan. Agaasimaha Horn Diplomat, Maxamed Ducaale, ayaa sheegay in kooxdan dhallinyarada ah meel kale laga soo abaabulay si loo waxyeeleeyo xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya.

Deegaanada Soomaaliland ayaa kamid ah meelaha ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee Itoobiyaanka ah, waxaana la sheegay in sababtu tahay amniga ay ka heleen. Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan ku wargelisay dadka Itoobiyaanka ah ee aan sharciga haysan in ay tagaan xarumaha sharciga lagu bixiyo si ay u helaan rukhsad ay Somaliland ku joogaan.

Kulan Looga Hadlaayay Imaashaha Ciidamada Masar oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga.

0

Sabti 30, Aug 2025 {HMC} Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo Muqdisho kula kulmay u qeybsanaha Difaaca Dalka Masar

Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Cumar Cali Cabdi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto. Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Wasaaradda Col. Ahmed Fatxi Abdelsatar Al-Husseini, u qeybsanaha Difaaca ee Safaaradda Masar.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac ee dhanka Difaaca, Tababarka, iyo u diyaar garowga soo daabulidda Ciidamada Masar oo dhawaan ku biiri doona Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee AUSSOM.

 

State Minister of Defense Meets Egyptian Defense Attaché in Mogadishu.

0

Saturday  30 -Aug 2025 {HMC} The State Minister of Defense of the Federal Government of Somalia, H.E. Omar Ali Abdi, accompanied by the Commander of the Somali National Army’s Land Forces, Brig. Gen. Sahal Abdullahi Omar, today received at the Ministry’s headquarters Col. Ahmed Fathi Abdelsatar Al-Husseini, the Defense Attaché of the Embassy of Egypt.

The meeting focused on strengthening bilateral cooperation in defense, training, and preparations for the deployment of Egyptian forces who will soon join the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM).

President Hassan Sheikh Congratulates Newly Elected Leaders of North Eastern State.

0

Saturday  30 -Aug 2025 {HMC} The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has congratulated Abdulqadir Ahmed Aw-Cali and his Deputy, Abdirashid Yusuf Jibril, on their election as the new leadership of the North Eastern State of Somalia.

The President commended the maturity demonstrated by the State Parliament, its leadership, and the presidential candidates during the electoral process, and prayed for success in enabling the new leadership to shoulder the heavy responsibilities ahead.

“I wish President Abdulqadir Ahmed Aw-Cali and his Deputy, Abdirashid Yusuf Jibril, to be leaders who unite the people of North Eastern State and advance peace, development, and governance.

The Federal Government of Somalia stands ready to support the state in jointly completing the federalization process,” the President stated.

He further urged the people and the new leadership of North Eastern State to uphold unity, solidarity, and cooperation in order to overcome existing challenges and achieve sustainable progress.

{DAAWO MUQAALKA} Saraakiisha DFS Iyo Kuwa AUSSOM oo ka Hadlay dagaalka AS ee sh/hoose

0

Sabti 30-Aug 2025 {HMC} Saraakiisha DFS Iyo Kuwa AUSSOM oo ka Hadlay dagaalka AS ee sh/hoose

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Gen: Odawa ” waan Xaqiijin karnaa Mustaqbalka Dadkeena&Dalkeena”

0

Sabti 30-Aug 2025 {HMC} Gen: Odawa ” waan Xaqiijin karnaa Mustaqbalka Dadkeena&Dalkeena”

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha dhalinyarada beesha Ogaweyne Maxamed Yaxye ee gobalka Banaadir oo lagu doortay Muqdisho

0

Sabti 30-Aug 2025 {HMC} Gudoomiyaha dhalinyarada beesha Ogaweyne Maxamed Yaxye ee gobalka Banaadir oo lagu doortay Muqdisho

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Jabuuti waxaa ka go’an inay kor u qaado xoojinta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya.

0

Sabti 30-Aug 2025 {HMC} Jabuuti waxaa ka go’an inay kor u qaado xoojinta xiriirka walaaltinimo ee Soomaaliya.

 HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 30-08 2025.

0

Sabti 30-Aug 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.Somali history books

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.