Home Blog Page 585

Somalia and Djibouti sign MoU on political consultations in Mogadishu

Saturday  30 -Aug 2025 {HMC}  The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, received his counterpart, the Minister of Foreign Affairs of the brotherly Republic of Djibouti, H.E. Amb. Abdoulkader Houssein Omar, on Saturday at the Ministry’s headquarters in Mogadishu aimed at strengthening bilateral relations and enhancing cooperation for mutual benefit.

The meeting addressed a wide range of issues, including security cooperation, regional stability, and international matters of common concern. Both ministers emphasized the importance of close coordination to promote peace, development, and prosperity in the Horn of Africa.

During the meeting, the two ministries signed a memorandum of understanding (MoU) on political consultations, creating a structured mechanism for regular dialogue between Somalia and Djibouti. The agreement is expected to strengthen diplomatic collaboration and advance joint priorities at both regional and global levels.

Somalia and Djibouti, bound by deep historical, cultural, and brotherly ties, continue to build on their longstanding partnership through ongoing engagement and cooperation.

Somalia and Djibouti sign MoU on political consultations in Mogadishu.

0

Mogadishu, 30, Aug 2025 {HMC} The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, received his counterpart, the Minister of Foreign Affairs of the brotherly Republic of Djibouti, H.E. Amb. Abdoulkader Houssein Omar, on Saturday at the Ministry’s headquarters in Mogadishu aimed at strengthening bilateral relations and enhancing cooperation for mutual benefit.

The meeting addressed a wide range of issues, including security cooperation, regional stability, and international matters of common concern. Both ministers emphasized the importance of close coordination to promote peace, development, and prosperity in the Horn of Africa.

During the meeting, the two ministries signed a memorandum of understanding (MoU) on political consultations, creating a structured mechanism for regular dialogue between Somalia and Djibouti.

The agreement is expected to strengthen diplomatic collaboration and advance joint priorities at both regional and global levels.

Somalia and Djibouti, bound by deep historical, cultural, and brotherly ties, continue to build on their longstanding partnership through ongoing engagement and cooperation.

Madaxweyne Xasan oo u hanbalyeeyay hoggaanka cusub ee maamulka Waqooyi bari?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay hoggaaminta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.Somali cuisine

Madaxweynaha oo bogaadiyey bisaylka ay muujiyeen Xildhibaannada, Guddoonka iyo musharraxiinta Madaxtinimada ee ku loollamay Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa Alle uga rajeeyey Hoggaanka la doortay in uu u fududeeyo gudashada masuuliyadda culus ee hortaalla.

“Waxaan u rajeynayaa Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Kuxigeenkiisa Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil in uu ka yeelo hoggaan mideeya bulshada Waqooyi Bari, kana shaqeeya nabadda, horumarka iyo dowladnimada. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay diyaar u tahay in ay garab istaagto dowlad-goboleedka si wadajir loogu xaqiijiyo dhammaystirka Federaaleynta”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku adkeeyey bulshada iyo hogaanka cusub ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari in ay adkeeyaan midnimada, wadajirka iyo iskaashiga, si looga gudbo caqabadaha jira loona gaaro horumar waara.

 

Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kala Saxiixday Heshiisyo Is-Afgarad oo Xoojinaya Xiriirkooda iyo Iskaashiga Gobolka

0

Muqdisho, 30 Aug 2025 {HMC}  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda arrimaha Dibada Jabuuti Mudane Danjire Cabdulqaadir Xuseen Cumar, xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo kor u qaadidda iskaashiga labada dal ee dan-wadaagga ah.

Intii uu socday kulanka, waxa laga wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhanka amniga, xasilloonida gobolka, iyo arrimaha caalamiga ah ee labada dal ay danaha ka leeyihiin.

Labada wasiir ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in si dhow la isula shaqeeyo si loo horumariyo nabadda, horumarka, iyo barwaaqada Geeska Afrika.

Intii lagu guda jiray kulanka, labada wasaaradood waxay kala saxiixdeen heshiis is-afgarad (MoU) oo ku saabsan wadatashiyada siyaasadeed, taas oo dhisaysa hannaan rasmi ah oo lagu yeelanayo wadahadal joogto ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti.

Heshiiskan ayaa la filayaa inuu xoojiyo iskaashiga diblomaasiyadeed isla markaana uu horumariyo mudnaanta labada dal ee heer gobol iyo heer caalami.

Soomaaliya iyo Jabuuti, oo ay ka dhaxeyso xiriir qoto dheer oo taariikhi ah, dhaqan iyo walaaltinimo, ayaa sii wada dhisidda iskaashigooda soo jireenka ah iyaga oo mar walba ka shaqeynaya wada-shaqeyn iyo isu soo dhowaansho.

 

{DAAWO MUQAALKA} Degdeg: Firdhiye oo afar musharrax kaga guuleystay xilka madaxtinimada maamulka Waqooyi-Bari

0

sabti 30-Aug 2025 {HMC} Degdeg: Firdhiye oo afar musharrax kaga guuleystay xilka madaxtinimada maamulka Waqooyi-Bari

 

HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Laba musharrax oo wareegga labaad ee codeynta dorashada madaxweynaha u gudbay

0

sabti 30-Aug 2025 {HMC}   Laba musharrax oo wareegga labaad ee codeynta dorashada madaxweynaha u gudbay

 

HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 30-08-2025

0

sabti 30-Aug 2025 {HMC}  Wararkii ugu waa weeynaa Soomaaliya iyo Caalamka 30-08-2025

 

HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamada Sare’Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed wuxuu muhiim uyahay in la casriyeeyo

0

sabti 30-Aug 2025 {HMC} Maxkamada Sare’Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed wuxuu muhiim uyahay in la casriyeeyo

 

HOOS KA DAAWO  MUUQALKA

Madaxweyne Firdhiye oo loo doortay madaxwenaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya?

Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa ku guulaystay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaddib markii musharax Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo wareegga labaad la tartami lahaa uu ka tanaasulay doorashada.

Tanaasulka Cabdirisaaq Khaliif ayaa ku yimid, kaddib musharax Jamaal Maxamed Xasan oo ku haray wareegga koowaad uu codadkiisii ku wareejiyay madaxweyne Firdhiye, taasoo dishay rajada uu Cabdirisaaq Khaliif ka lahaa wareegga labaad ee doorashada.

Si kastaba ha ahaatee, madaxweyne Firdhiye ayaa mar kale sii hoggaamindoona maamulka cusub, isagoo nasiib u yeeshay inuu muddo 5 sano ah xilka sii hayo.

Dhinaca kale, Waxaa hadda la aaday doorashada madaxweyne ku xigeenka, waxaana loo badinayaa inuu ku guulaysan karo Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ahaa guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland.

Madaxweyne Firdhiye iyo Abwaan Cabdirashiid oo isku dhinac ah ayaa horey loogu saadaalinayay inay ku guulaysan doonaan doorashada maamulka cusub, waxaana la ogsoon yahay inay ahaayeen labo musharax oo ay Dowladda Federaalka bari taaraysay.

Doorashadan ayaa dhameystir u ahayd geeddi socodka dhismaha maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, kaasoo illaa bishii Julay dhismihiisu ka socday magaalada Laascaanood.

Laba musharrax oo wareegga labaad ee codeynta dorashada madaxweynaha u gudbay

Sabdi 30 -Aug 2025 {HMC} Waxaa wareegga labaad u gudbay laba musharrax oo u tartamaya xilka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya kuwaas oo kala ah Cabdiqaadir Firdhiye iyo Cabdirisaaq Khaliif.

Labada musharrax ayaa noqday musharxiinta ugu codadka badan shantii musharrax ee xilka madaxweynaha u tartamayay, iyadoo saddexdii kale ay hareen.

Cabdulqaadir Firdhiya ayaa la sheegay in uu haysto 36 cod halka Cabdirisaaq Khaliif-na uu haysto 20 cod sida guddoonku dhawaaqay.