Home Blog Page 609

Wararkii ugu dambeeyay ee tartanka guddoonka golaha wakiilada Waqooyi bari

Sabti, 23 Aug 2025 {HMC} Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa ka bilaabantay hotel Jidbaale oo ku yaala bariga magaalada Laascaanood xarunta maamulka Waqooyi Barri.

Dr. Aadan Cabdilaahi Aw Xasan iyo cabdulqaadir Maxmuud Maxamed ayaa u tartamaya xilka gidoomiyaha golha wakiilada, halka ku xigeenka koowaad ay u tartamayso Amran Axmed Xasan iyo Axmed Maxamed Axmed.

Gudoomiye ku xigeenka labaadna sida ay soo gudbiyeen gudiga u xilsaaran Cabdirisaaq Jaamac Warsame ayaa u tartamaya.

Doorashada gudoomiyaha ayaa ah mid ay labada u tartamayaa ay ka soo jeedaan Maamulkii SSC Khaatumo ama Gobolka Sool taas oo la filayo in ay janis siiso dadka isbedelka doonaya oo jaan goso habraac cusub cida noqonaysa hogaanka Waqooyi Barri.

Dagaal culus oo ka dhacay duuleedka degmada Garbahaarey

Sabti, 23 Aug 2025 {HMC} Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo aroornimadii hore ee saakay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Birta Dheer oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Weerarka ayaa yimid kadib markii ciidanka xoogga dalka ay heleen xog ku saabsan in maleeshiyaadka Al-shabaab ay isku aruursanayeen deegaanka Birta Dheer iyo agagaarkiisa.

Weerarka ayaa lasoo wariyay inuu geystay khasaare kala duwan oo kala gaaray labada dhinac, hayeshee ma jirto war rasmi ah oo xaqiijinaya inta uu dhan yahay khasaaraha dhabta ah ee dagaalka saakay ka dhacay deegaanka Birta Dheer.

Saraakiisha dowlada ayaa sheegeen in weerarka uu u dhacay sidii loo qorsheeyay, islamarkaana ciidanku ay burburiyeen saldhigyo iyo gabaadyo kooxdu ku laheyd halkaas.

Saraakiishu waxay sido kale sheegeen in howlgalkan uu qayb ka yahay gulufka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda gobolka Gedo, kaasoo lagu doonayo in gabi ahaanba looga saaro kooxda deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan ee gobolka Gedo, iyagoona xusay in howlgalada noocaan ah ay sii socon doonaan inta laga xureynayo guud ahaan deegaanada gobolka Gedo.

Ku dhawaad 100 ruux oo lagu dilay Gobolka Daarfuur ee Dalka Suudaan

Sabti, 23 Aug 2025 {HMC} Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in baaris lagu sameeyay dilal is xigxigay oo ka dhacay Gobolka dhaca Galbeedka Suudaan ee Daarfuur lagu dilay 89 ruux muddo ku siman 10 cisho sida lagu sheegay warbixintaan.

Sarkaal katirsan Qaramada Midoobay isla markaana qaabilsan dhinaca Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in ay diiwaangeliyeen dhibaatooyinka ay geysteen dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan tan iyo bishii Abriil sanadkii 2023.

Dagaalka u dhaxeeya Cabdifitaax Al-Burhaan iyo Maxamed Xamdaan Daglo ayaa galaaftay nolosha dad badan oo reer Suudaan ah kuwaas oo xitaa qaarkood si bareer ah loo dilay lana soo duubay muuqaallo markii dambe ku faafay baraha Bulshada.

Kooxda RSF oo garab ka heleysa Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa lagu eedeeyay in ay gashay dambiyo kala duwan sida dilal toos ah, kufsi iyo beegsi ka dhan ah kooxo ka shaqeeya arrimaha bani aadamnimada.

Ciidamada Dowladda ee hoostaga Janaraal Cabdifitaax Al-Burhaan ayaa qudhooda lagu eedeeyay in ay geysteen falal kasoo horjeeda xuquuqda aadanaha sida duqeymo ay ka geysteen Magaalooyin sida Khartuum iyo kuwo kale.

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Cirro oo bogaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble, eedeynna u jeediyay dowladda Soomaaliya

0

sabti  , 23  August 2025 {HMC} Madaxweyne Cirro oo bogaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble, eedeynna u jeediyay dowladda Soomaaliya

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi bari oo maanta dhacaysa

Sabti, 23 Aug 2025 {HMC} Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Waqooyi bari ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool, waxaana u tartamaya musharrixiin muddooyinkii dambe waday olole mid weliba uu ku doonayo in uu uga adkaado kan kale.

Magaalada Laascaanood saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka socday diyaargarow xooggan oo la xiriirta dhinaca Guddiga Doorashada, Guddoonka Kumeel-gaarka ah oo xoogga saaraya nidaamka goobta codbixinta iyo kala xod-xodashada Xildhibaannada.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa goobjoog ka ah howlaha dib u dhiska maamulka cusub ee Waqooyi bari, waxa ay talooyin siinayaan guddiga farsamo iyo kan howshaas wada.

Ugu dambeyn marka la doorto guddoonka Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Waqooyi bari waxa uu guddoonkaas shaacin doonnaa guddi kale oo ka shaqeeya doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulkaas sida ay sheegeen xubno kala duwan.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu dambeeyey dagaal Culus oo ka dhacay gedo

0
sabti  , 23  August 2025 {HMC} Wararkii ugu dambeeyey dagaal Culus oo ka dhacay gedo

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Rajo Intee la eg ayaa laga Qabaa in uu Maraykanka Aqoosto Somaliland?

Sabti, 23 Aug 2025 {HMC} Safiirkii hore ee Maraykanka u joogay magaalada Muqdisho, Danjire Larry Andre, ayaa sheegay in ay dhici karto in Maraykanku aqoonsado Somaliland, marka la eego culayska masuuliyiinta Maraykanka ee dabada ka riixaya qadiyaddeeda.

Danjire Andre oo waraysi dheer oo uu arrimo badan kaga hadlay siiyay gabadh la yidhaahdo Hodan Cali oo caan ka ah baraha bulshada, ayaa mar wax laga waydiiyay suurtagalnimada in maamulka Trump aqoonsado Somaliland sheegay in ay dhici karto.

“Way dhici kartaa, waxa aad u riixaya hoggaamiyayaal ka tirsan Jamhuuriga oo aad caan ugu ah qaabaynta siyaasadda arrimaha dibadda,” ayuu yidhi, isaga oo sheegay in jiritaanka arrintani ay sabab u ahayd qoraal uu dhawaan baahiyay oo uu kaga soo horjeeday aqoonsiga Somaliland.

Dhanka kale, waxa uu sheegay in dadka reer Somaliland qaybo kamid ahi ay aaminsan yihiin in ay dib ula midoobaan Soomaaliya, isaga oo tusaale usoo qaatay reer Laascaanood. Waxa uu sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya aanay wada hadli karin inta Somaliland ay ku taagan tahay in kaliya lagala hadlo sidii ay dowlad madaxbannaan u noqon lahayd.

Madaxweynaha Somaliland ayaa isaguna sheegay in Somaliland ay aqoonsi heli doonto inta uu talada hayo, xilli uu olole xooggan oo lagu doonayo in Somaliland lagu aqoonsado uu ka socdo Maraykanka. Sidoo kale, Baarlamaanka Ingiriiska ayaa laga dhex sameeyay guddi la yidhaahdo Saaxiibada Somaliland, oo ka shaqaynaysa arrimaha ictiraaf-raadinta.

Haddaba, Dowladda Soomaaliya ayaa aad uga soo horjeeda in Somaliland ay aqoonsi hesho, iyada oo Safiirka Soomaaliya ee Maraykanka, Xasan Daahir, uu qoraal uu shalay baahiyay ku sheegay in aqoonsiga Somaliland aanu marna horseedi doonin in nabad buuxda laga gaadho colaadaha Soomaaliya.

Somaliland oo 1991 ku dhawaaqday in ay ka baxday midowgii ay la gashay Soomaaliya, ayaa muddo dheer xusul-duub ugu jirtay sidii ay u noqon lahayd dowlad sharci ah oo la aqoonsan yahay, waxayna hadda isku dayaysaa in ay maamulka Trump si buuxda uga dhaadhiciso qadiyaddeeda.

Lyle Menendez joins brother in being denied parole in parents’ LA murder

0

Saturday 23,August 2025 {HMC}  Lyle Menendez has been denied parole one day after his brother Erik was similarly blocked from being freed from prison after more than three decades.

The Menendez brothers, who were convicted in the 1989 killings of their parents in their Beverly Hills mansion, were both rejected for release after separate, lengthy hearings before California’s parole board.

It marks a major setback for the pair who had seen recent court wins that brought them closer than ever to freedom.

The elder Menendez brother, 57, who has long been portrayed as the dominant sibling, can try for parole again at a hearing in three years, though the panel said that could be reduced to 18 months with good behaviour.

The parole board, which was comprised of a different panel than his brother Erik faced on Thursday, said they found “that there are still signs” Lyle poses a risk to the public.

The panel cited the brutal nature of the killings of their parents, Jose and Kitty Menendez, his lack of self-control and the signs that he still employs poor decision making.

“We find your remorse is genuine,” parole commissioner Julie Garland told him, explaining the decision and noting all the positive changes he had made while in prison.

“But despite all those outward positives, we see … you still struggle with anti-social personality traits like deception, minimization and rule breaking that lie beneath that positive surface,” Garland said.

The grisly murders and the trial that followed were among the criminal cases that defined the last century.

During their trials, the brothers claimed the killings were done in self-defence after years of sexual and emotional abuse from their father that they said was enabled by their mother.

Prosecutors, though, argued they were greedy, entitled monsters who meticulously planned the killings then lied to authorities investigating the case while going on a $700,000 (£526,000) spending spree using money they had inherited.

It was Lyle, long considered the dominant brother, who at first told police that he believed his parents’ brutal deaths were a mob hit job. He also fashioned elaborate stories that involved people lying for him to cover up their involvement. Both were cited by the board in their reasoning against his release.

The Menendez brothers were not arrested until police got word of their admissions to a psychologist.

“I’m profoundly sorry for who I was … for the harm that everyone has endured,” Lyle told the board. “I will never be able to make up for the harm and grief I caused everyone in my family. I am so sorry to everyone, and I will be forever sorry.”

Focus on Lyle’s illicit cell phone use in prison
Lyle faced a different panel of parole commissioners than his brother, who was denied release from prison on Thursday after a similarly lengthy hearing.

Like his brother, Lyle also appeared virtually for the hearing from the San Diego prison where he has been housed. The proceedings stretched to more than 10 hours and concluded after the sun had set in Los Angeles.

The panel reviewed whether Lyle posed a risk to society if released and examined his life before the killings and his time in prison. He was asked about his time as a student at Princeton University and how he was accused of plagiarism and suspended as a result, as well as speeding violations and burglary allegations.

Erik Menendez denied parole three decades after killing his parents in LA
Prison conduct and contraband: Four things we learned from Erik Menendez’s parole hearing
They also asked questions about moments of the killings, what led up to the murders and his motivation.

The panel repeatedly brought up his illicit cell phone use in prison, which they said he appeared to have near constant access to for years. Commissioner Patrick Reardon, one member of the panel, questioned if they should give so much weight to all the positive things he did in prison – like his schooling and programmes he created for inmates – when he was constantly violating the rules.

The panel noted he plead guilty to a cell phone violation as recently as March of this year.

In explaining their denial of his parole, commissioner Garland said “incarcerated people who break rules” are more likely to break rules in society.

Although he had a tablet that he was allowed to use, Lyle explained that he continued to use cell phones because it gave him more privacy.

Soure BBC NEWS

Nearly 20 Puntland soldiers killed in fierce battle with ISIS in northern Somalia.

0

Saturday 23,August 2025 {HMC} At least 20 Puntland soldiers were killed and more than 30 others wounded in heavy fighting with Islamic State-linked militants in northern Somalia, security officials said Friday.

The battle erupted Thursday in the Baallade valley’s Maraagade well area, a key ISIS stronghold in the Calmiskaad mountains.

Puntland forces launched an assault on what they described as a major weapons and supply base in Bari region, officials told Hiiraan Online.
The clashes, which lasted for hours, were among the deadliest in recent months. Fighting subsided by evening, but Puntland forces continue to surround the Maraagade well, where women and children related to ISIS fighters are reportedly trapped.

Military officials said the seized areas include some of the last ISIS hideouts in the region and expressed hope the group will be fully dismantled by Saturday.

Source Hiiraan online

Somalia’s defense minister warns opposition against mobilizing military

0

Saturday 23,August 2025 {HMC} Somalia’s Defense Minister Ahmed Moallim Fiqi has warned opposition politicians against attempting to mobilize the military or resort to armed conflict, as tensions rise following failed talks with President Hassan Sheikh Mohamud.

Fiqi singled out several former leaders, including ex-President Sharif Sheikh Ahmed, former Prime Ministers Hassan Ali Khayre and Mohamed Hussein Rooble, MP Abdirahman Abdishakur Warsame, and former Foreign Minister Ahmed Isse Awad, accusing them of stoking political unrest and plotting actions that could threaten national security.

“They should not think of taking up arms against the government to intimidate the government or the people. Anyone who tries to do so will be met with the full force of the law and the national army,” Fiqi said.
The warning comes after opposition leaders expressed concerns over the anticipated electoral process, including the management of elections and the role of regional states.

A recent meeting aimed at bridging differences between the government and opposition ended without agreement.

Analysts are divided on the minister’s remarks. Some view them as an intimidation tactic, while others warn of a genuine risk of armed opposition returning to Somali politics — a scenario with a troubling historical precedent.

Source Hiiraan online