Home Blog Page 679

{DHAGEYSO} Warka Habeeenimo ee Radio Hiiraanweyn 28 07 2025

isniin , 28 July 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo : Yasiin Ali Ahmed

Farsamadii :: Mustaf Ali Ahmed

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio HIiraanweyn 27 07 2025

Axad, 27 Jully 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo : Zahra Gabre

Farsamadii :: Muuse Cali Xeroow

                HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} FALANQEYN:- Xaalada Maxaas ee Caawa iyo Dhaq-dhaqaaqyadda Socda, Baladxaawo iyo Qorshaha DF.

0

Sabdi 26; July 2025 {HMC} FALANQEYNTA: Xaalada Maxaas ee Caawa iyo Dhaq-dhaqaaqyadda Socda, Baladxaawo iyo Qorshaha DF.

 

HOOS KA DAAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 26-7-2025.

0

Sabdi  26; July 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay 26-7-2025.

HOOS KA DAAAWO MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Habeeenimo ee Radio Hiiraanweyn 26 07 2025

Sabti, 21 July 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo : Yasiin Ali Ahmed

Farsamadii :: Mustaf Ali Ahmed

President Hassan Arrives in Djibouti for Talks with President Guelleh.

Saturday 26,July 2025 {HMC}  The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has arrived in Djibouti’s capital for an official visit aimed at strengthening ties with the neighboring Republic of Djibouti.

During his visit, President Mohamud will hold talks with his counterpart, H.E. President Ismaïl Omar Guelleh, focusing on enhancing the longstanding relations and strategic cooperation between the two countries. Discussions will center on key areas including security, economic collaboration, political coordination, and efforts to promote regional stability.

 

Morocco to Spend $4.2 Billion on Airport Expansion for 2030 World Cup.

Saturday 26,July 2025 {HMC} Morocco said on Thursday it will spend 38 billion dirhams ($4.2 billion) over the next five years to overhaul its main airports, ahead of the World Cup it will cohost with Portugal and Spain.

An agreement was signed to that end between the Moroccan government and the airports authority ONDA, the government said in a statement.

Under the deal, 25 billion dirhams will be allocated to airport expansion and 13 billion dirhams will go to maintenance and land acquisition.

The government plans to expand its airport capacity to 80 million passengers by 2030 from 38 million currently.

In May, Morocco issued two expressions of interest to identify bidders for its plan to build a new terminal that will increase capacity at its largest airport in Casablanca by 20 million passengers.

Morocco reported a record 17.4 million visitors last year, up 20% from 2023, and it expects to attract 26 million tourists in 2030.

SOURCE

African Union troops announce operation against AS.

Saturday 26,July 2025 {HMC} A press release from the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM) addressed the heavy fighting that occurred on Friday in the Sabib and Aanoole areas of the Lower Shabelle region.

The mission stated that it had repelled the attack, which began with explosions, and confirmed that it remains in control of the contested areas.

AUSSOM also confirmed that operations against al-Shabaab (AS) are ongoing to ensure public safety in Sabib and Aanoole, in coordination with the Somali Armed Forces.

“We are conducting operations to ensure general security in Sabib and Aanoole. We have killed many AS members and seized weapons,” the AUSSOM statement said.

The statement added that broader operations will be launched to drive AS out of all areas they control in the Lower Shabelle region.

Meanwhile, the Federal Government of Somalia said it had successfully defended against the AS attack in Sabib and Aanoole, and emphasized that security efforts are ongoing.

Casualties have been reported from the fighting, although official figures have not been independently verified.

 

{DAAWO SAWIRADA} Howlgal ka dhan ah AS oo Laga Fuliyay wadada isku xirta Xudur iyo Qurac-joome ee gobolka Bakool.

Sabti 26,July 2025 {HMC}  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxaha argagixisada AS ka fuliyay wadada muhiimka ah ee isku xirta magaalada Xudur iyo deegaanka Qurac-joome ee gobolka Bakool.

Howlgalka oo socday muddo maalmo ah ayaa ciidamadu waxa ay ku sii mareen tuulooyin ay ka mid yihiin Aboore, Banjinaay, Teed, Emed-Koorey iyo Ees-Gaab, iyagoo ugu dambeyn gaaray Qurac-joome, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo deegaanka ah oo qeyb ka ah dagaalka kadhanka ah khawaarijta.

Taliyaha guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, Gashaanle Dhexe Yoonis Aadan Xasan, oo hoggaaminayay howlgalka, ayaa warbaahinta ciidamada u sheegay in ciidamada ay guulo waaweyn gaareen, islamarkaana ay fureen wadadii muhiimka ahayd ee xidhnaa muddo sanado ah.

9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

Sabti 26,July 2025 {HMC}   9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal gobolka Sistan-Baluchistan ee dalka Iran,

Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo kooxda Sunni Jaish al-Adl Baluch ay ku qaadeen maxkamad ku taal gobolka Sistan-Baluchestan ee dalka Iran Sabtidii, oo ay ku jiraan saddex ka mid ah raggii weerarka soo qaaday, 22 kale ayaa ku dhaawacmay, sida lagu sheegay warbixinta. sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

Jaish al-Adl ayaa xaqiijiyay dhimashada saddex xubnood oo ka tirsan ururkaasi iska horimaadka ay la galeen ciidamada ammaanka ee magaalada Zahedan, oo ah caasimadda gobolka fog ee koonfur-bari ee xuduudka Pakistan iyo Afghanistan.

Sistan-Baluchestan waxay hoy u tahay dadka laga tirada badan yahay ee Muslimiinta Sunniga ah ee Iran, kuwaas oo in muddo ah ka cabanayay dhaqaale-xumo iyo ka-reebis siyaasadeed.