Home Blog Page 678

Somali opposition party condemns clashes in Gedo, accuses federal government of escalation

0

Sunday 27,July .2025 {HMC} The Himilo Qaran political party, led by former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, has strongly condemned the recent clashes between the federal government and Jubbaland state forces in the Beled Hawo district of the Gedo region.

In a statement released on Saturday, the party accused the federal government of initiating the attacks. It described the offensive as “unacceptable” and regretted that the central government was sending troops by air into a regional state, warning that “the enemies of the Somali nation are approaching Mogadishu.”

“It is shocking that Somali funds, weapons, and the military are being used for personal gain, diverting them from their intended purpose of fighting terrorist groups,” the party’s statement said.
The party also warned against using the national army for political purposes, saying it could lead to national discord, loss of trust, and create opportunities for groups that oppose statehood and peace in Somalia.

“Our country does not need civil war and social displacement. It is irresponsible to destroy the national army at a time when there is a great need for cooperation and unity in the face of terrorism,” the statement added.

The party called on the central government to pursue peaceful dialogue to resolve any disputes between the regional states, especially Jubbaland. It emphasized that no solution could be reached “at gunpoint and with force” against those who hold differing views from the central government.

“The Somali people need reconciliation, not the divisions of the past. The solution is not force and political coercion,” the party said.

Meanwhile, Somalia’s Ministry of Internal Security has accused Jubbaland regional leader Ahmed Mohamed Islam, widely known as Ahmed Madobe, of orchestrating a deadly attack against federal forces in the contested town of Beled Hawo.

In a statement, the ministry condemned what it called a “criminal act” committed by forces loyal to Ahmed Madobe, alleging they launched a coordinated assault on federal army camps and public service centers.

The violence broke out after the federal government deployed Abdirashid Janan—a controversial former Jubbaland security minister—as the new regional intelligence chief for Gedo. Janan arrived in Beled Hawo on Tuesday morning aboard a military helicopter from Mogadishu, accompanied by senior Somali army officers and reinforcements.

His appointment immediately triggered a backlash from Jubbaland-aligned forces, who oppose federal control over the Gedo region, a strategically important area bordering Kenya and Ethiopia.

Heavy fighting erupted shortly after Janan’s arrival, with Jubbaland forces claiming they had recaptured the district headquarters and surrounding areas. According to a statement from Jubbaland’s state-run media, several pro-federal fighters were captured during the clashes, and Janan had fled the town and was being pursued.

{DAAWO MUUQAALKA} Anigoo Kismaayo Joogo ayuu isoo wacay wuxuuna ii sheegay inuu xilka Agaasinka ii magacaabayo,

0
Axad 27; July 2025 {HMC} Anigoo Kismaayo Joogo ayuu isoo wacay wuxuuna ii sheegay inuu xilka Agaasinka ii magacaabayo,

 

 

HOOS KA DAAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Degmada Maxaas.

0

Axad 27; July 2025 {HMC}D FAAH FAAHIN Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Degmada Maxaas.

HOOS KA DAAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Nisa oo War kasoo saartay Xubno ka tirsan AS oo Gacanta lagu dhigay.

0

Axad 27; July 2025 {HMC}D Nisa oo War kasoo saartay Xubno ka tirsan AS oo Gacanta lagu dhigay.

HOOS KA DAAAWO MUUQAALKA

 

Wararkii ugu dambeeyay AS oo la Wareegtay Degmada Maxaas.

Axad 27,July 2025 {HMC} Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Deegaanka ayaa Iskaga Baxay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Kadib Markii Manta Degmadaasi ay ka dhaceeyn Dagaalo Culus.

Wararkii ugu Dambeeyay ee aan ka Heleeyno Degmada Maxaas ayaa Waxaa ay Sheegayaan in Al-shabaab ay Gudaha Degmadaasi ay soo galeeyn. 15 Sano inkabadan Waa Markii ugu Horeeysay oo Maxaas Al.shabaab ay soo Galaan

 

Dagaalkii Manta waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhawac leh sida ay sheekeyn Saraakiisha Ciidamada deegaanka iyo kuwa xooga dalka Soomaaliya. inkastoo Al-shabaab looga awood roonaaday dagaalkii saakay hadane wararka waxaa ay sheegayaan in mar labaad weerar qaraxyo ku biloowdeyn ay kusoo galeeyn degmadaasi.

 

Waxii soo kordho Hiiraanweyn kala soco

MW Xasan Sheekh oo Itoobiya Shir ka qeyb galay

Axad 27,July 2025 {HMC}Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ugu  qeyb galayo shir heer sare ah oo ay isugu imaanayaan Madaxda Midowga Afrika, gaar ahaan Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee ururkaas.

Shirkan oo ah mid muhiim ah, ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka Liibiya, iyadoo madaxda Midowga Afrika ay ka doodayaan xal waara oo lagu gaari karo colaadda muddada dheer ka taagan dalkaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu jeediyo khudbad uu ku ifinayo mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan muhiimadda nabadda iyo xasilloonida gobolka, gaar ahaan sidii loo xoojin lahaa dadaallada Afrika ay ugu jirto xalinta khilaafaadka gudaha qaaradda.

Ilo ku dhow wafdiga madaxweynaha ayaa sheegay in kulammo gaar ah uu la yeelan doono qaar ka mid ah madaxda Afrika ee ka qeyb galaya shirka, si loo xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.

Shirkan ayaa imanaya xilli gobolka Geeska Afrika iyo waqooyiga qaaradda ay wajahayaan xaalado isbeddelaya, kuwaas oo u baahan mideynta dadaallada si loo helo nabad waar

Faah Faahin Dagaal Xoogan oo ka socda Duleedka degmada Maxaas.

Axad 27,July 2025 {HMC}  Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeeyso dagaal Culus oo saakay waabirigii ilaa hada ka socda degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. waxaana dagaalka udhaxeeyso Ciidamada Xaq udirirka deegaanka, kuwa xooga dalka Soomaaliya iyo Al-shabaab.

 

Dagaalkan waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhawac leh, waxaana Maamulka degmada Maxaas uu Hiiraanweyn usheegay in ay iska difaaceeyn Al-shabaab oo ay jabiyeen khasaaro xoog lehna ay gaarsiiyeen.

 

Gudoomiyaha degmada Maxaas Mudane Ciise Waayeel ayaa Hiiraanweyn usheegay in Ciidamo ilaalo ah oo deegaanka ah iyo al-shabaab ay iska hor-yimaadeyn sidaasna uu dagaalka ku biloowday. Gudoomiye Ciise ayaa sheegay in Sidoo kale Al-shabaab laga furtay Hub kala duwan, waxaana uu sheegay in lagu Celiyay Halka Saakay weerarka ay kasoo qaadeeyn.

 

dadka dagaalka ku geeriyooday saakay waxaa kamid ah Taliyihii Nabad Sugida Degmada Cadaado Korneel Maxamed Shidane iyo Ciidamo kale oo ah kuwa deegaanka. sidoo kale dadka dhawaca ah ayaa iyagane loo qaadaya Magaalada Muqdisho.

 

Xaalada degmada Maxaas iyo deegaanada kale ee hoos-yimaado ayaa kacsan. waxaana saacadahii ugu dambeeyay gaarayay gurmadyo Ciidan oo hor leh. Waxii warar ah oo kusoo kordho Dagaalka Hiiraanweyn kala soco

{DAAWO MUUQAALKA} Dhameystiraka maamulka SCC KHAATUMO oo ka socda Magaalada laascaanood.

0

Axad 27; July 2025 {HMC}Dhameystiraka maamulka SCC KHAATUMO oo ka socda Magaalada laascaanood.

HOOS KA DAAAWO MUUQAALKA

 

Muxuu salka ku hayaa dagaalka Thailand iyo Cambodia?

Axad 27,July 2025 {HMC} Isku dhacyo hubeysan ayaa ka dhex qarxay dalalka Thailand iyo Cambodia, kuwaas oo ka dhacay aagag xuduudeed oo muddo dheer lagu muransanaa, kuwaasoo si degdeg ah u sii huriyey xiisado bilooyin socday.

Dagaalka ayaa isugu jiray is-weydaarsi rasaas ah, duqeymo madaafiic ah, iyo gantaallo, kuwaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof oo dhinaca Thailand ah iyo hal qof oo Cambodia u dhashay, halka tobannaan kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa uu sidoo kale dagaalku sababay in tobannaan kun oo qof ay ka barakacaan guryahooda oo ku yaalla meel u dhow xuduudda. Dalka Thailand ayaa sidoo kale duqeymo dhinaca cirka ah la beegsaday Cambodia.

Waxa uu ahaa iska horimaadkii labaad ee hubeysan tan iyo markii askari reer Cambodia ah la toogtay bishii May, waana xaalad si weyn u sii cakirantay oo timid saacado kadib markii labada dal ay hoos u dhigeen xiriirkoodii diblomaasiyadeed, taasoo ka dambaysay qarax miino oo ay ku dhaawacmeen askar Thai ah.

Milatariga Thailand ayaa Jimcihii sheegay in isku dhacyo ay ka dhaceen goobo dhowr ah oo ku teedsan xuduudda, meel u dhow afar gobol oo Thailand ah.

 

Dhismaha Maamulka Cusub ee SSC oo gabagabo maraya.

Axad 27,July 2025 {HMC} Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shirarka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya waxgaradka iyo mas’uuliyiinta gobolada dhisanaya dowlad goboleedka SSC Khaatumo.

Ergada ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dooday Magaca Maamulka, Calanka, Caasimada Laascaanood, Hanaanka Awood qaybsiga Madaxtooyada iyo Baarlamaanka.

Sidoo kale, doodaha ayaa sii socon doona ilaa maanta, iyada la filayo in lagu dhawaaqo natiijada rasmiga ah ee ka soo baxday wada hadallada.

Dowladda Federaalka, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa kor joogteynaysa kulmadan ay yeelanayaan dadka daga gobollada Sool iyo Sanaag.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo la yeelanayay waxgaradka beelaha daga deegaannada loo dhisayo maamulka, isaga oo kala hadlayay sidii isfaham loo gaari lahaa.

Dadaallada maamul dhiska SSC Khaatumo ayaa waxaa diidan Somaliland iyo Puntland oo sheegta deegaannada qaar ee laga dhisayo dowlad goboleedka.