Home Blog Page 682

{DAAWO MUUQAALKA} FALANQEYN:- Ciidamada DF ay geysay gedo iyo Abaabulka uu wado MW Axmed Madoobe, Maxaa caawa Socda.

Khamiis 24; July 2025 {HMC} FALANQEYN:- Ciidamada DF ay geysay gedo iyo Abaabulka uu wado MW Axmed Madoobe, Maxaa caawa Socda.

              HOOS KA DAAWO MUUAALKA FALANQEYNTA

Xuutiyiinta Yemen oo ku dhiiratay Arin ay ka baqeen Wadamada Carabta.

Thursday 24 Jully 2025 {HMC} Xuutiyiinta ayaa ka codsaday dalalka u dhaxeeya Yemen illaa marinka Qasa in ay xaduudka u furaan si ay kumanaan dagaal yahano ah ugu diraan Qaza.

Mid kamid ah Hoggaamiyaha sare ee Kooxda Xuutiyiinta Yemen, oo lagu magacaabo Cabdimalik Xuuti ayaa ka dalbaday inay xudduuda u furaan kumannaan dagaalyahan oo ka socda Xuutiyiinta oo ay u diyaariyeen inay gudaha u galaan marinka Qasa,

Ujeedka waxa auu ku sheegay Cabdimalik Xuuti si ay u jebiyaan go’doominta lagu hayo Qasa , isla markaana ay u dadka reer taageerraan Falastiin sida ay warisay Wakaaladda wararka Iran ee Irna,

 

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Tallaalka iyo Badbaadda Caruurta

0

KHAMIIS, 24 Jully 2025 {HMC} Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Guuleed Cabdijaliil oo ay wehliyaan xubno ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo khubaro Caafimaad islamarkaana qeyb ka ah wafuud ka kala socotay dalalka aduunka, deeq bixiyaal iyo Hey’addaha caalamiga ah ayaa ka qeyb galey Shirka Tallaalka iyo Badbaadda Caruurta oo lagu qabtey dalka Mozambique.

Shirka Tallaalka iyo Badbaadda Caruurta oo ka dhacaayo magalaadda Maputo ee caasimadda dalka Mozambique ayaa waxaa furay Madaxweynaha Wadankaaas.

H.E. Daniel Chap, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta tallaalka wadamadda soo koraayo oo ay Soomaaliya ku jirto, iyadoo ujeedadda shirka uu ahaa in la keeno qorshayaal dhameestiran oo lagu gaaraayo kor u qaadista tallaalka, ka hortaga cuduradda loogu hortago tallaalka.

Inta uu socday Shirka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr. Guuleed Cabdijalil ayaa ka jeediyey khudbad muhiim aheyd oo ku saabsan hormarka Soomaaliya ay ka gaartay arrimaha Tallaalka iyo xoojinta gaarista caruurta aan tallaalka qaadan iyo sidoo kale xoojinta isku dhafka adeeg bixinta caaafimaadka oo ay Nafaqadda iyo Tallaalka ku jiraan.

Ugu danbeynti boqorada Spain HRH Infanta Cristina ayaa Shahaado Sharaf Caalamai ah gudoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka maadaama ay ku guulaysatay in ay soo kordhiso labo Tallaal oo muhiim ah sanadkaan kuwaas oo kala ah Tallaalada PCV iyo Rota virus Vacciness iyado looga Mahadceliyay guushaas ku saabsan daah furka labadda tallaal ee loogu hortagayo cudurada ugu badan ee keena dhimashada Caruurta Soomaaliyeed ee kala ah Oofwareenka iyo Shuban biyooodka oo ah PCV iyo Rotavirus Vaccines.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an hormarinta Caafimaadka Soomaaliya iyada oo la xoojinayo dhismaha hanaan Caafimaad oo bixin kara adeeg tayo leh dalka oo dhan si bulsho waynta Soomaaliyeed u hesho adeegga ay u baahan yihiin ee dhanka Caafimaadka ah.

Somali Mothers Confront a Hunger Crisis.

Thursday 24 Jully 2025 {HMC} Marwo Abdikarim feared the worst. Her 11-month-old baby boy, Ahmed Hussein, was fading away,quiet and limp. With no nearby health facilities in her village in Jilib, southern Somalia, the mother of two had no option but to travel a gruelling 120km journey through muddy roads and numerouscheckpoints to reach the stabilization centre at the Kismayo General Hospital.

or mothers like Marwo who reside in rural Somalia, accessing health care can take days. It
sometimes involves wading through impassable roads while navigating territories controlled by different authorities all in the hope of saving the lives of their loved ones.

When they arrived at the center, Ahmed’s body was shutting down due to severe acute malnutrition (SAM). His case is one of the 479,000 Somali children under the age of five who are projected to suffer from the disease in 2025, according to the Integrated Food Security Phase Classification (IPC) analysis. Stabilization centers like the one at Kismayo General Hospital, which is supported by the International Committee of the Red Cross (ICRC), provide life-saving treatment for children like Ahmed who are critical and have developed medical complications brought on by hunger.

Admissions at the therapeutic feeding centre have surged in recent months. In April, the number of admissions doubled compared to March, and by May, 277 critically ill children were admitted, the highest admission in one month since the devastating drought in 2023.

This worrying trend is unfolding against a background of intensifying conflict that is triggering waves of displacement, and a cycle of floods and droughts that are pushing families deeper into hunger.

Farhiyo Hassan, a mother of nine living in an IDP camp in the outskirts of Kismayo, used to
rely on the clinic for peanut paste, an essential part of treatment for children suffering from
malnutrition.

“On my next visit, they told me there was no more peanut paste. Since then, we’ve never received any peanut paste anymore.”

As more families are rushing to seek specialized care, clinics that once served as the first port of call for mothers with ailing children in need of nutritional services are shutting down due to funding gaps.

With fewer services available- even in town centres- children are arriving weaker, sicker, their bodies slipping from moderate to severe acute malnutrition before they can access basic, early medical treatment.

The facility at Kismayo saw a near 70% increase in number of patients admitted since the beginning of the year, compared to the previous five months. Similarly, outpatient nutrition clinics run by the Somali Red Crescent Society (SRCS) are also reporting a sharp rise in mothers seeking treatment for their malnourished children.

Yet preventative nutrition programmes are dwindling due to funding gaps- depriving vulnerable families like Farihiyo’s of critical care.

Against All Odds The treatment offered at the clinics is a lifeline for vulnerable communities. Children, the first to weaken when there is no food, also respond quickly with to medical and nutritional treatment.

“When I brought her, her eyes were dark, and she was weak. By midday, she was conscious, trying to sit, and even playing,” says Farhiyo of her daughter, Nimco, who was showing signs of improvement hours after arriving at the centre.

Recovery typically takes 7 to 14 days, with nutrient-laden therapeutic milk adjusted at different stages of treatment. Mothers and guardians, who stay with the children during admission also receive vital hygiene training, breastfeeding advice, and counselling on proper nutrition, equipping them to protect their children long after discharge.

Both the SRCS -run outpatient nutrition clinics and the stabilization centre at the Kismayo General Hospital which serves the most critical cases are vital in providing ongoing care for mothers and children. Both facilities provide free medical services, and their complementary levels of care help stem the spread of malnutrition problem in Somalia.

“They gave him medicine when I arrived. They gave him milk. Thank God, he is fine now. I didn’t think he would make it,” Marwo recounts with relief.

UPDATE: At the time of this publication, Ahmed and Nimco have been back home for over two weeks, with their other siblings, healthy!

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH-FAAHIN:- iska hor imaad ka dhacay Garoowe oo dhaliyay Khasaaro.

0

Khamiis 24; July 2025 {HMC} FAAH-FAAHIN:- iska hor imaad ka dhacay Garoowe oo dhaliyay Khasaaro.

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu yahay Aragtida mucaaradka ee ku aadan Hubka ugacan galay Puntland?

0

Khamiis 24; July 2025 {HMC} Muxuu yahay Aragtida mucaaradka ee ku aadan Hubka ugacan galay Puntland?

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Xaalada Baladxaawo DFS oo gedo Ciidan udirtay iyo Jubbland oo digniin adag bixisay.

0

Khamiis 24; July 2025 {HMC} Xaalada Baladxaawo DFS oo gedo Ciidan udirtay iyo Jubbland oo digniin adag bixisay.

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Qarax ayey ii dhigeen AS Dabeyl ayuuna ilaahey iigaga dhigay waana noo lahay”’Taliye Xasan Faarax”

0

Khamiis 24; July 2025 {HMC} Qarax ayey ii dhigeen AS Dabeyl ayuuna ilaahey iigaga dhigay waana noo lahay”’Taliye Xasan Faarax”

HOOS KA DAAWO MUUQALKA

{DAAWO MUUQAAKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya iyo caalamka 24 07 2025

0

Khamiis 24; July 2025 {HMC} Halkaan Ka Daawo Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya iyo caalamka

HOOS KA DAAWO MUUQALKA