Khamiis, 10 Jully 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo : Sahro Gabre
Farsamadii :: Muuse Cali Xeroow
HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO
Khamiis, 10 Jully 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo : Sahro Gabre
Farsamadii :: Muuse Cali Xeroow
HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO
Arbaco July, 9 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay gaadiid casri ah oo ay Dowladda Mareykanka ugu deeqday Ciidanka Booliiska, gaar ahaan waaxda la dagaalanka argagixisada.
Mr. Steven Gillen, oo ah safiir ku xigeenka safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, ayaa wareejinta gaadiidkan ka dhigay munaasabad kooban oo ka dhacday Muqdisho.
Taliyaha Booliiska ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada joogtada ah iyo garab istaagga ay siiyaan ciidamada amniga, isagoo xusay in gaadiidkan cusub ay si gaar ah uga faa’iideysan doonaan ciidamada gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada, kuwaasoo mararka qaar u baahan dhaq-dhaqaaq deg-deg ah iyo qalab casri ah si ay ula tacaalaan khatarta Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee nabadda diidan.
“Horumar weyn ayaa lagu sameeyay tayada iyo qalabaynta ciidamadan, waxaana gaadiidkan qeyb ka noqon doona dadaallada lagu xaqiijinayo amniga dalka,” ayuu yiri Taliye Asad Cismaan.
Dowladda Mareykanka ayaa ka mid ah saaxiibada dhow ee Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, tababarka ciidamada, iyo la dagaalanka argagixisada.
Arboco , 09 Jully 2025 {HMC} FALANQEYN: Go’aanka Xawaale ee lagu gaaray Maxaas, iyo Cali Jeyte oo Aadaya Moqokori.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Talaado , 09 July 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Ismail abdiqadir
Arboco , 09 Jully 2025 {HMC} Dhacdooyinka Caalamka 09 07 2025
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Arboco , 09 Jully 2025 {HMC} Cali Jeeyte ”Moqokori AS kuma sii jiri Doonaan”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Arboco , 09 Jully 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.
Arboco , 09 Jully 2025 {HMC} Anaga kama daaleyno adagaalka AS Dhulkeena Meel ugama socono.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Arboco , 09 Jully 2025 {HMC} Maxaa dhaxmartay Gudoomiye Shuute iyo Askarigii Dilay Taliye Xujaale.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Arboco , 09 Jully 2025 {HMC} Askarigii Dilay Taliye Xujaale oo Maxkamada Ciidanka La horkeenay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA