Home Blog Page 723

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya oo Ka walaacsan maalgelin la’aanta Howlgalka AUSSOM.

0
Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Soomaaliya oo Ka walaacsan maalgelin la’aanta Howlgalka AUSSOM.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka ka soconaya Duleedka Degmada Moqokori

0

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC}  Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka ka soconaya Duleedka Degmada Moqokori

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gurigiii Qarax lagu Arko dowlada Soomaaliya ayaa la wareegeyso.

0

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Gurigiii Qarax lagu Arko dowlada Soomaaliya ayaa la wareegeyso.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Askarta Dagaalada ku dhinto oo Caruurtooda daryeel gaar ah DFS Udiyaarineeyso.

0

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Askarta Dagaalada ku dhinto oo Caruurtooda daryeel gaar ah DFS Udiyaarineeyso.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo ka hadlay dilalka loo geeysto Ganacsatada Soomaaliyed.

0

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo ka hadlay dilalka loo geeysto Ganacsatada Soomaaliyed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xiisad salka ku haayo dilal dhacay oo ka taagan degmada Matabaan

0

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Xiisad salka ku haayo dilal dhacay oo ka taagan degmada Matabaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Faah faahin dagaal culus oo ka dhacay deegaano hoostaga moqokori.

0

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Faah faahin dagaal culus oo ka dhacay deegaano hoostaga moqokori.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn 04 08 2025

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali adoow 

Farsamadii :: Ismaaciil Cabduqaadir

HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO

 

Somalia and South Africa discuss strengthening bilateral ties in Pretoria.

0

Saturday 5, July -2025 {HMC}  Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met with Ronald Ozzy Lamola, South Africa’s Minister of International Relations and Cooperation, on Friday in Pretoria to explore ways to deepen bilateral relations and expand areas of cooperation.

The high-level meeting focused on joint coordination in international forums, the drafting of memoranda of understanding, and mutual visa waivers for holders of diplomatic and service passports.

According to the Somali government, discussions also included efforts to facilitate the movement of people, the reopening of South Africa’s diplomatic mission in Mogadishu, and enhancing cooperation in trade, investment, and security.
Minister Abdisalam conveyed his appreciation to the government and people of South Africa for hosting a large Somali community that actively contributes to local trade and economic growth. He also underscored the historic and enduring friendship between the two countries.

For his part, Minister Lamola reaffirmed South Africa’s steadfast support for Somalia’s unity, sovereignty, and territorial integrity, emphasizing Pretoria’s commitment to advancing practical initiatives that promote mutual benefit and regional stability.

The ties between Somalia and South Africa are rooted in a shared history, with Somalia offering consistent political and diplomatic support during South Africa’s struggle against apartheid.

Source Hiiraan online

Soomaaliya oo Walaac ka Muujisay in maalgelin Loo waayo Howlgalka AUSSOM.

0

Sabti, 05 Jully 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa soo cusbooneysiisay baaqeedi ku aaddan kordhinta taageerada ay beesha caalamka siiyaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo maalgelin joogto ah oo ay ku bixiso howlgalka nabad ilaalinta ee muhiimka u ah xasilinta Soomaaliya.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cali Maxamed Cumar ayaa baaqan jeediyay Khamiistii xilli uu socday kulan dhanka fogaan araga ah oo heer wasiir ah oo ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC), kaasoo diiradda lagu saarayay xaaladda ammaan ee Soomaaliya iyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Wasiir Cali Balcad oo la hadlayay wasiirada kale ayaa muujiyay sida ay Soomaaliya uga xuntahay shilkii 2-dii bishii July ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo galaaftay nolosha shan askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Uganda, Wuxuuna tacsi u diray qoysaskii ay ka geeriyoodeen, dowladda Uganda, iyo guud ahaan Howlgalka AUSSOM.

Waxa uu xusay in taageerada ay ka heleen saaxiibada Afrika ay door ka qaateen dib u soo celinta dhulalka xagjiriinta, soo celinta adeegyada bulshada ee muhiimka ah, iyo dib u dhiska hay’adaha qaranka ee asaasiga ah.

Iyadoo AUSSOM ay hadda si buuxda u shaqa bilawday 1-da Luulyo iyadoo la raacayo habraacyada cusub oo ogolaanaya in loooso diro Soomaaliya 11,911 Askari, ayuu wasiir Cali wuxuu ku tilmaamay howlgalka inuu yahay ajendaha amniga qaranka ee Soomaaliya.

Waxa uu carabka ku dhuftay in ay diiradda saarayso ilaalinta rayidka, ilaalinta kaabayaasha dhaqaalaha, iyo taageeridda ciidamada Soomaaliya si ay uga jawaabaan khataraha ka imaanaya kooxaha Argagixisada.

Si loo dammaanad qaado sii jirista howlgalka, Wasiir Cali Balcad waxa uu ku baaqay in la qabto Shirweyne Maalgelineed oo AUSSOM ah, isaga oo soo jeediyay in mid kamid ah wadamada Khaliijku martigeliyaan.