Home Blog Page 733

Caalamka oo Soomaliya Ugu Hambalyeeyay 1 luuliya

Talaado, 01 Jully 2025 {HMC} Dalalka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay munaasabadda 1 da Luuliya ee maanta shacabka Soomaaliyeed u dabaa dagayaan.

Waa ku waan hadallada ay soo saareen dalalka saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya.

“Munaasabada 1 Luuliya waxaa ay ka dhigan tahay maamuuska iyo xasuusashada dadaaladii ay bixiyeen Halgamayaashii Soomaalida si loo helo xurnimo”

Turkiga

“Waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayna maalinta xorriyadda, waxaan leenahay kobca oo ka faa’iideysta midnimada iyo fursadaha dalka yaalla”

Mareykanka

“Waxaan si cad u sheegayna in Soomaaliya tahay Saaxiib qoto dheer, waxaan munaasabada 1 Luuliya idiin rajeynaya nabad”

Talyaaniga

“Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeenayna Munaasanabada xurriyada ee 1 Luuliyo”

Qadar

“Hambalyo ayaan u dirayna Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ee maalintooda xurriyada”

Ingiriiska

“Waxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeenayna dabaal daga 1 da Luuliyo”

Finland

“Soomaaliya marxalado kala duwan ayay soo martay oo mudan in maalintan xurriyada la xasuusto”

Howlgalka AUSSOM.

{DAAWO SAWIRADA} MW Xasan oo Ka Qeeyb Galay Xuska Maalinta Xoriyadda iyo Midnimad

Talaado, 01 Jully 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabadda xuska sannad guurada 65-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xoojiyaan wadajirkooda, midnimada iyo dowladnimada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidanka Qalabka Sida oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa salaan sharaf kaga qaatay Taallada Daljirka Dahsoon cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka oo gaardis ku soo maray qeybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukaramma ee magaalada Muqdisho.

Dabbaal-degga munaasabaddan waxaa ka qeyb ka ahaa diyaaradaha qumaatiga u kaco ee Ciidanka Cirka iyo sidoo kale ciidanka Badda Soomaaliyeed, dabaabadaha iyo gaadiidka dagaalka ee ciidanka Xoogga Dalka iyo Booliska, kuwaas oo soo bandhigay sida Ciidamada Qalabka Sida ee dalkeennu ugu diyaarsan yahay difaaca, ilaalinta amniga, midnimada iyo gobanimada dalkeenna.

{DAAWO MUUQAALKA} Duulimaad Muqdisho iyo Dar es Salaam ah oo dhawaan bilaabanaya

0

Talaado, 1 july 2025 {HMC} Duulimaad Muqdisho iyo Dar es Salaam ah oo dhawaan bilaabanaya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Diyaaradaha Dagaalka oo si toos ah ugu qeeyb qaatay Dabaal dega 1-da luulyo.

0

Talaado, 1 july 2025 {HMC} Diyaaradaha Dagaalka oo si toos ah ugu qeeyb qaatay Dabaal dega 1-da luulyo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya iyo caalamka 01/07/2025

0

Talaado  1, 7′ 2025 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

Dhaqaalaha Soomaliya oo la Sheegay in uu Hoos Dhac ku Yimid sanka 2025

Talaado, 01 Jully 2025 {HMC} Warbixin cusub oo uu soo saaray Bangiga Adduunka ayaa muujinaysa in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya la filayo inuu hoos u dhaco sanadkan 2025, sababo la xiriira hubanti la’aanta deeqaha dibadda ee dalku aadka ugu tiirsan yahay.

Bankiga Adduunka ayaa kula taliyay Dowladda Soomaaliya inay laban laabto dadaallada lagu xoojinayo ururinta dakhliga gudaha si loo dhiso dowlad isku filan oo adkeysan karta, isamarkaasna hoos loo dhigo saamaynta ka dhalan karta ku tiirsanaanshaha gargaarka dibadda.

Sanadkii 2024, dhaqaalaha Soomaaliya ayaa gaaray kobac dhan 4.0%, sida lagu sheegay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee 2025, taasoo ah daabacaaddii tobnaad ee uu shalay shaaciyey Bangiga Adduunka.

Kobacan waxaa horseeday wax-soo-saarka beeraleyda oo soo hagaagay, xoojinta lacagaha xawilaadaha, iyo hoos u dhaca qiimaha badeecooyinka caalamiga ah.

“Waxaa lama huraan u ah Soomaaliya in ay sii waddo dhisidda hay’adaha dhaqaale ee adkaysan kara, si ay ula tacaasho duruufaha ka jira una horseedo kobac waara oo joogto ah,” ayay tiri Kristina Svensson, Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya.

Hoos u dhaca qiimaha alaabaha caalamiga ah ayaa yareeyay sicir-bararka sannadka 2024, iyadoo heerka sicir-bararka sanadlaha ah uu hoos uga dhacay 6%. Sida lagu sheegay warbixinta uu soo saaray Baanka Adduunka.

Baanka Adduunka ayaa Dowladda Federaalka ku ammaanay maaraynta kharashaadka iyo horumar laga sameeyay ururinta canshuuraha. Si kastaba ha ahaatee, adeegyada dowladeed ayaa weli si weyn ugu tiirsan deeqaha caalamiga ah.

 

Puntland oo Dowladda Soomaaliya Ku eedeysay in Ciidama aay ka Qoraneyso puntland

Talaado, 01 Jully 2025 {HMC}  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay si sharci-darro ah ciidamo uga qoranayaan Puntland, isagoo ku tilmaamay fal fool xun oo aan la aqbali karin.

Madaxweyne Deni wuxuu si toos ah eedda ugu jeediyay qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee reer Puntland, isagoo ku booriyay in haddii ay hayaan aragtiyo ama dhaliilo siyaasadeed, ay si nabad ah u soo bandhigaan.

“Laga yeeli maayo qof kasta oo doonaya inuu burburiyo nidaamka dowladeed ee Puntland. Ma jiri doonto in gacmaha laga laabto cid kasta oo ku xad-gudubta dastuurka iyo sharciga dalka,” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Wuxuu sheegay madaxweyne Deni in qaar ka mid ah dadka ku lugta leh qorista ciidamada ay haystaan xasaanad. Wuxuu tilmaamay haddii maamulka uu tallaabo ka qaado, dadkaasi in laga dhigi karo in dowladdu ay caburinayso dadka ka aragtida duwan.

Dhawaan, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa isna sheegay in gobolka Sanaag ay ka socdaan howlo ciidan-qoris ah, isagoo eedda dusha uga tuuray siyaasiyiin kasoo horjeeda Puntland. Wuxuu caddeeyay inaan la aqbali doonin wax kasta oo sharci-darro ah oo halis gelinaya amniga iyo midnimada maamulka Puntland.

Xog aan helnay ayaa tilmaamaysa in Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, uu kamid yahay dadka lagu eedeeyay in ay ka dambeeyaan qorista ciidamada.

Abwaan Cabdirashiid, oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Puntland, ayaa kamid ah siyaasiyiinta u ololeynaya in gobolka Sanaag uu ku biiro maamulka SSC-Khaatumo. Waxaan xogta ku helnay inuu arrintaan kala shaqeynayo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo taageeraysa in Sool iyo Sanaag ay ku midoobaan SSC-Khaatumo.

Baarlamaanka Puntland ayaa haatan wadahadal ka leh qorshe xasaanad-ka-xayuubin ah oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdirashiid, taasoo haddii la fuliyo suuragal ka dhigi karta in dacwad rasmi ah lagu soo oogo.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 01 07 2025

Talaado, 01 July 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoown & Sahro Gabre

Farsamadii ::Ismail abdiqadir

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada deegaanka oo dilay horjooge ka tirsan AS

0

Talaado, 1 july 2025 {HMC}  Ciidamada deegaanka oo dilay horjooge ka tirsan AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

US did not use bunker-buster bombs on one of Iran’s nuclear sites, top general tells lawmakers, citing depth of the target.

Tuesday 1,July 2025 {HMC} The US military did not use bunker-buster bombs on one of Iran’s largest nuclear sites last weekend because the site is so deep that the bombs likely would not have been effective, the US’ top general told senators during a briefing on Thursday.

The comment by Joint Chiefs of Staff Chairman Gen. Dan Caine, which was described by three people who heard his remarks and a fourth who was briefed on them, is the first known explanation given for why the US military did not use the Massive Ordnance Penetrator bomb against the Isfahan site in central Iran. US officials believe Isfahan’s underground structures house nearly 60% of Iran’s enriched uranium stockpile, which Iran would need in order to ever produce a nuclear weapon.

US B2 bombers dropped over a dozen bunker-buster bombs on Iran’s Fordow and Natanz nuclear sites. But Isfahan was only struck by Tomahawk missiles launched from a US submarine.

The classified briefing to lawmakers was conducted by Caine, Defense Secretary Pete Hegseth, Secretary of State Marco Rubio and CIA Director John Ratcliffe. A spokesperson for Caine declined to comment, noting that he cannot comment on the chairman’s classified briefing to Congress.

During the briefing, Ratcliffe told lawmakers that the US intelligence community assesses that the majority of Iran’s enriched nuclear material is buried at Isfahan and Fordow, according to a US official.

Democratic Sen. Chris Murphy told CNN on Thursday night after receiving the briefing that some of Iran’s capabilities “are so far underground that we can never reach them. So they have the ability to move a lot of what has been saved into areas where there’s no American bombing capacity that can reach it.”

An early assessment produced by the Defense Intelligence Agency in the day after the US strikes said the attack did not destroy the core components of the country’s nuclear program, including its enriched uranium, and likely only set the program back by months, CNN has reported. It also said Iran may have moved some of the enriched uranium out of the sites before they were attacked.

The Trump officials who briefed lawmakers this week sidestepped questions about the whereabouts of Iran’s stockpile of already-enriched uranium. President Donald Trump again claimed Friday that nothing was moved from the three Iranian sites before the US military operation.

But Republican lawmakers emerged from the classified briefings on Thursday acknowledging that the US military strikes may not have eliminated all of Iran’s nuclear materials. But they argued that doing so was not part of the military’s mission.

“There is enriched uranium in the facilities that moves around, but that was not the intent or the mission,” Republican Rep. Michael McCaul of Texas told CNN. “My understanding is most of it’s still there. So we need a full accounting. That’s why Iran has to come to the table directly with us, so the (International Atomic Energy Agency) can account for every ounce of enriched uranium that’s there. I don’t think it’s going out of the country, I think it’s at the facilities.”

“The purpose of the mission was to eliminate certain particular aspects of their nuclear program. Those were eliminated. To get rid of the nuclear material was not part of the mission,” GOP Rep. Greg Murphy told CNN.

“Here’s where we’re at: the program was obliterated at those three sites. But they still have ambitions,” said Republican Sen. Lindsey Graham of South Carolina. “I don’t know where the 900 pounds of highly enriched uranium exists. But it wasn’t part of the targets there.”

“(The sites) were obliterated. Nobody can use them anytime soon,” Graham also said.

Weapons expert and professor at the Middlebury Institute of International Studies Jeffrey Lewis told CNN that commercial satellite images show that Iran has accessed the tunnels at Isfahan.

“There were a moderate number of vehicles present at Isfahan on June 26 and at least one of the tunnel entrances was cleared of obstructions by mid-morning June 27,” Lewis said. “If Iran’s stockpile of (highly enriched uranium) was still in the tunnel when Iran sealed the entrances, it may be elsewhere now.”

Additional satellite imagery captured on June 27 by Planet Labs show the entrance to the tunnels were open at the time, according to Lewis.

The preliminary DIA assessment noted that the nuclear sites’ above ground structures were moderately to severely damaged, CNN has reported. That damage could make it a lot harder for Iran to access any enriched uranium that does remain underground, sources said, something that Graham alluded to on Thursday.

“These strikes did a lot of damage to those three facilities,” Murphy, the Connecticut Democrat, told CNN on Thursday night. “But Iran still has the know-how to put back together a nuclear program. And if they still have that enriched material, and if they still have centrifuges, and if they still have the capability to very quickly move those centrifuges into what we call a cascade, we have not set back that program by years. We have set it back by months.”

Caine and Hegseth on Thursday said the military operation against Fordow went exactly as planned but did not mention the impacts to Isfahan and Natanz.

CNN’s Manu Raju contributed to this report.