Home Blog Page 740

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Maxaa waqtigaan ka socda Degmada Moqokori.

0

Axad, 29 June 2025 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Maxaa waqtigaan ka socda Degmada Moqokori.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Puntland oo war kasoo saaray cabasha kasoo yeertay ciidama dhaawac ah

0

Axad, 29 June 2025 {HMC} Madaxweynaha Puntland oo war kasoo saaray cabasha kasoo yeertay ciidama dhaawac ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} AU Nabadoon Dacar xersi nuur oo Meeydkiisa laga soo dajiyey magaalada Baladweyne.

0

Axad, 29 June 2025 {HMC} AU Nabadoon Dacar xersi nuur oo Meeydkiisa laga soo dajiyey magaalada Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Iiraan oo laga cabsi qabo inay dhameestirto Nukliyeerkeda

0

Axad, 29 June 2025 {HMC} Iiraan oo laga cabsi qabo inay dhameestirto Nukliyeerkeda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamadii Puntland ee ku dhaawacamay dagaalka Daacish oo cabasho muujiyey

0

Axad, 29 June 2025 {HMC} Ciidamadii Puntland ee ku dhaawacamay dagaalka Daacish oo cabasho muujiyey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Macawisleeyda Hiiraan oo sheegtay in Nin kasto AS jaajuus u ah goobta ku dilo doonaan.

0

Axad, 29 June 2025 {HMC} Macawisleeyda Hiiraan oo sheegtay in Nin kasto AS jaajuus u ah goobta ku dilo doonaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Mashaariicdii ugu Badnaa oo maanta laga Dhagax Dhigay Hirshabeele

Axad, 29 June 2025 {HMC}  Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa deegaanka Haawaay waxa uu kusoo dhaweeyay Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey.

Mashaariicda laga hirgelinayo waxaa ka mid ah Garoon-diyaaraddeed iyo Dekad.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa si rasmi ah u dhagax-dhiggay mashruuca garoonka diyaaraddaha kaas oo noqonayo midka ugu weyn Soomaaliya.

“Diiwaan cusub ayay u tahay Hirshabeelle iyo shacabkeeda inaan u dhaqaaqno mashaariic waa weyn oo horumarineed taas oo noo horseedi doonto guul.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ammaan u jeediyey dhammaan dhinacyada ku howlan mashaariicda kala duwan ee waqtigan ka socdo Hirshabeelle.

 

Midawga Africa oo Xil u Magacaaway RW Hore Cabdiwali Cali Gaas

Axad, 29 June 2025 {HMC}  Guddoomiyaha Midowga Afirika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa Cabdiwali Cali Gaas u magacaabay Ergayga u qaabilsanaan doona dalka Koofurta Suudaan.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in Cabdiwali Cali Gaas uu ka shaqeyn doono howlaha nabadeynta dalkaasi iyo xallinta khilaafadka taagan.

Cabdiwali Cali Gaas ayaa hore u soo noqday Ra’iisul wasaarihii Soomaaliya iyo sidoo kale Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland.

Hadda wuxuu guddoomiye u noqon doona Ergada Jubba ee ku dhex jira dhinacyada isku haya Siyaasadda dalka Koofurta Suudaan.

Tillaabadan ayaa ka dhigan in Soomaaliya door ka qaadaneyso xallinta khilaafadka ka jira dunida gaar ahaan kuwa Afrika.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 29 06 2025

Isniin  , 29 June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri baryare & Roodu Xuseen Cali

Farsamadii ::Ismail abdiqadir

Markii ugu Horeeysay oo Saamaliya laga Hirgaliyay Xarunta Dayax-gacmeedka Geeska Afrika,

Axad, 29 June 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa maanta inuu deegaanka Haabaay ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Mashruuca Madaxweynaha dhagax dhigi doona ayaa isugu jira Xarunta Dayax-gacmeedka Geeska Afrika, Garoon diyaaradeed oo casri ah, Deked caalami ah, iyo Waddooyin, Isbitaallo iyo adeegyo kale oo Bulsho.

Madax iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku sugan gudaha deegaanka Haabaay oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe.

Mashruucaan oo dalka looga dhawaaqay dabayaaqada bishii December ee sannadkii 2024 ayaa hadda la guda gelayaa hirgelintiisa.