Home Blog Page 745

Aas qaran oo loo sameynayo Maanta Saraakiisha iyo Seynisyanadii Nukliyeerka ee laga dilay Iiraan.

0

Sabti 28 june 2025 {HMC} Dowladda Iran ayaa maanta martigelineysa aaskii qaran ee ugu weynaa tan iyo sanadihii lasoo dhaafay, iyadoo la aasayo in ka badan 60 qof oo ay ku jiraan taliyayaal ciidan iyo saynisyahano ku naf waayay dagaalkii 12-ka maalmood qaatay ee Israa’iil la galeen.

Telefishinka qaranka Iran ayaa baahiyay xaflad lagu soo bandhigay taariikhaha dadkii geeriyooday, waxaana isku soo baxay boqolaal ruux.

Saraakiisha maanta la aasayo waxaa kamid ah Mohammad Bagheri, Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca, Hossein Salami, Taliyaha guud ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah, Amir-Ali Hajizadeh, Madaxa Ciidanka Hawada iyo Hawada Gantaallada.

Dadka dhintay waxaa sidoo kale lagu sheegay inay ku jireen shaqsiyaad muhiim ah oo ka shaqaynayay barnaamijka nukliyeerka Iran, kuwaas oo lagu tilmaamay muruqii iyo maskaxdii difaaca Iran.

Dowladda Iran ayaa ballanqaadday in ay u aari doonto saraakiishan sar sare oo ka tirsana ciidankeeda iyo seynisyahanada.

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN -Xuutiyiinta oo weerar ku qaaday Israa’iil

0

Sabdi,28 Juun 2025 {HMC} FAAH FAAHIN -Xuutiyiinta oo weerar ku qaaday Israa’iil

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa manta ka socda deegaanka Awdiinle ?

0

Sabdi,28 Juun 2025 {HMC} Maxaa manta ka socda deegaanka Awdiinle ?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Hadal haayn ka dhalatay Xildhibaano Ingiriis ah oo Ku Baaqay In Somaliland la Aqoonsado

0

Sabdi,28 Juun 2025 {HMC} Hadal haayn ka dhalatay Xildhibaano Ingiriis ah oo Ku Baaqay In Somaliland la Aqoonsado

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu dambeeyay Abaabul Dagaal oo ka socda SH/dhaxe

0

Sabti ,28 Juun 2025 {HMC} Wararkii ugu dambeeyay Abaabul Dagaal oo ka socda SH/dhaxe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn 28 06 2025

Sabti, 28 June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii :: Yaasin Ali Ahmed

HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn {27/06/2025}

Jimco 27, June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani osoble

Farsamadii ::Abdiqani osoble

{DAAWO MUUQAALKA} maxaa Ka Taqaanaa Taariiqda nabadoon Dacar?

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} maxaa Ka Taqaanaa Taariiqda nabadoon Dacar?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Abaabul Ciidan oo Ka Socdo Gobolka Shabeelaha Dhaxe

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} Abaabul Ciidan oo Ka Socdo Gobolka Shabeelaha Dhaxe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Qeyb Galay Xuska 27 june

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Qeyb Galay Xuska 27 june

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA