Home Blog Page 746

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 27-6-2025.

0

jimco 27, jun 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUUQAALKA} Israa’iil oo Duqeeymo Culus ka Fulisay lubnaan

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} Israa’iil oo Duqeeymo Culus ka Fulisay lubnaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaweweyne Xasan shiikh oo Fariin u diray Jabuuti.

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} Madaweweyne Xasan shiikh oo Fariin u diray Jabuuti.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Rwanda iyo DRC Congo oo heshiis ku kala saxiixanaya dalka Mareykanka

Jimco 27 june 2025 {HMCDowladaha Rwanda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa lagu wadaa in ay maanta ku kala saxiixdaan magaalada Washington heshiis lagu soo afjarayo colaad ay ku geeriyoodeen kumanaanka ruux, taasi oo ka socota Bariga DRC.

Sida uu sheegay afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Tommy Pigott, wasiirrada arrimaha dibadda ee labada dal ayaa heshiiska ku saxiixi doona Washington, waxaana goob joog ka noqon doona Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio.

Aqalka Cad ayaa sidoo kale shaaciyay in madaxweyne Donald Trump uu la kulmi doono wasiirrada labada dal oo uu ku qaabili doono xafiiskiisa Oval Office.

Bayaan wadajir ah oo ay si horudhac ah u soo saareen saddexda dal ka hor saxiixa heshiiska ayaa lagu sheegay in heshiisku uu ka koobnaan doono ixtiraamka madax-bannaanida dhuleed iyo joojinta dagaalka.

Sidoo kale, labada dal ayaa ku heshiin doona in hubka laga dhigo dhammaan kooxaha hubeysan ee aan dowliga ahayn.

Heshiiska ayaa ku soo aadaya xilli Rwanda ay diiday in kiiska labadad dal ay qaado Maxkamadda Afrika ee ilaalinta xuquuqda Binu aadanka.

Guri ay ku shirayeen Saraaakiil AS ka tirsan oo la duqeeyey

Jimco 27 june 2025 {HMC} Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney howlgal culus ka fulisay degmada Adan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe oo dhowaan ay dib u qabsadeen kooxda Al shabaab.

Qoraal lagu baahiyey warbaahinta DF ayaa lagu sheegay in howlgalkaas lagu beegsaday guri ku yaala degmada oo ay ku shirsanaayeen saraakiil ka tirsan Al shabaab.

 

“Howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka ayaa lagu beegsaday guri ku yaalla xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, kaasoo ay shir ku lahaayeen horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta” ayaa lagu yiri war ay faafisay warbaahinta DF

 

“Intii uu socday howlgalka, waxaa gurigaas ka kacay dab xooggan, iyadoo la maqlay jug culus oo laga dareemay guud ahaan degmada, taas oo muujinaysa in cadowgu sidoo kale gurigaas u ahaa keydka Qaraxyada iyo Hubka culus” ayaa sidoo kale lagu yiri warka dowlada.

Warbaahinta Dowlada ayaa intaas ku dartay iney dib ka soo sheegi doonaan khasaaraha weerarkaas ka soo gaaray Al Shabaab oo illaa hadda aan la ogeyn heerka uu gaarsiisan yahay.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya iyo caalamka 27 06 2025

0

Jimco 27, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaan Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 27 06 2025

Jimco, 27 June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri baryare

Farsamadii ::Ismail abdiqadir

{DAAWO MUUQAALKA} iiraan oo Dil ku fulisay Dad la shaqeeynayey israa’iil.

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} iiraan oo Dil ku fulisay Dad la shaqeeynayey israa’iil.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} 30 of oo ku Geeriyootay Qarax ka dhacay Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} 30 of oo ku Geeriyootay Qarax ka dhacay Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Mareeykanka oo iiraan ku taageerayo ineey hormariso Barnaamijkeeda NUKLIYEERK.

0

Jimco ,27 Juun 2025 {HMC} Mareeykanka oo iiraan ku taageerayo ineey hormariso Barnaamijkeeda NUKLIYEERK.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA