Home Blog Page 775

Dalalka Kenya iyo Finland oo soo jeediyay in la sii wado taageerada geeddi-socodka nabadda Soomaaliya.

Talaado 17, June  2025 {HMC} Wadamada Kenya iyo Finland ayaa si adag u muujiyay baahida degdegga ah ee lagu sii wado taageerada caalamiga ah ee geedi-socodka nabadda Soomaaliya, xilli ay socdaan dhimista ciidamada nabad ilaalinta iyo xasiloonida u jooga Soomaaliya.

Arrintan waxaa si rasmi ah loogu xaqiijiyay shir wadatashi ah oo dhexmaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya, Musalia Mudavadi, iyo Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb, kaasoo ka dhacay qasriga taariikhiga ah ee Kultaranta, xilli ay socdeen wadahadallada sanadlaha ah ee Kultaranta Talks ee ka socda magaalada Naantali.

Wasiir Mudavadi ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in wadahadalkooda uu diiradda saaray xaaladda amni ee isbedbeddelaysa ee Afrika, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika.

Waxa uu yiri: “Waxaan adkeynnay baahida muhiimka ah ee lagu sii xoojinayo taageerada caalamiga ah ee geedi-socodka nabadda Soomaaliya, xilli ay socoto dhimista ciidamada ATMIS iyo xaaladaha sii kacsan ee gobolka.”

Labada masuul ayaa sidoo kale xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah, dhiirrigelinta xalalka ay hormuudka ka yihiin dalalka Afrika, iyo taageeridda hay’adaha gobolka sida EAC, SADC, iyo IGAD – kuwaasoo saldhig u noqon kara nabad waarta.

dhinaca kale, waxay ka wadahadleen muhiimadda ay leedahay in la kaashado khubarada magaca leh si loo hormariyo wadahadalka iyo xasilloonida.

Madaxweyne Stubb ayaa Kenya u xaqiijiyay in Midowga Yurub uu sii wadi doono taageerada hay’adaha gobolka Afrika ee u heelan sidii loo gaari lahaa nabad iyo amni waara oo dhulka Afrika ah.

Soomaalida ku nool Dalka Iran oo Ka Walaacsan Colaadda u Dhaxeysa Iran iyo Israa’iil.

Tuesday 17, June  2025 {HMC} Dadka Soomaalida ah ee ku sugan waddanka Iran ayaa ka walaacsan colaadda sii xoogaysato ee u dhaxaysa Iran iyo Israa’iil, iyaga oo ka tashanaya inay qaxaan ama sii joogaan waddanka.

Axmed Maxamuud Cabdi, oo ah Soomaali ganacsade ah oo ku nool Iran, oo waraysi siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in uu muuqdo isbeddel ka dhashay weerarrada isdaba-joogga ah ee ay Israa’iil ku hayso Iran.

“Dadku waa dad dagaallo yaqaana, oo dadku way iska joogaan, ma aha sida waddamada qaarkood ee marka wax dhacaan lagu kala yaaco, laakin isbeddel waa laga dareemayaa meelaha qaarkood,” ayuu yidhi Axmed Maxamuud.

Wuxuu sheegay in guud ahaan isu-socodka dadka ee waddanku uusan fiicnayn; isla markaana aad dareemayso in dadku ay ka gabanayaan weerarrada. Waxa uu xusay in duqeymaha Israa’iil lagu beegsaday dhismayaal shacab, isbitaallo iyo goobo dowladeed.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan guud ahaan waddanka Iran lagu qiyaaso 6 ilaa 7 qof, kuwaasi oo qaarkood ay arday yihiin, halka kuwo kalena ay ganacsato yihiin. Waxa uu intaa ku daray in qof Soomaali ah uu ku dhaawacmay mid ka mid ah weerarrada Israa’iil.

“Waxa jira arday barta qaybta caafimaadka Jaamacadda Tehran, firidh ayaa madaxa iyo dhabarka kasoo yar gaadhay meel uu daraad qarax ka dhacay. Xaaladdiisu way fududahay, waxaana la ii sheegay inuu yidhi ‘xagga Asarbajaan ayaan u kacayaa,’ oo uu hadda dhexda kusii jiro,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Axmed.

Waxa uu sheegay in maanta ay balameen dhawrka qof ee Soomaalida ah ee waddanka ku sugan, si ay uga tashadaan inay sii joogaan waddanka iyo in kale, isaga oo muujiyay walaaca ay ka qabaan in dagaalku sii ballaadho.

Mustaqbalka colaadda Iran iyo Israa’iil iyo cabsida laga qabo dagaal lagu hoobto

Mustaqbalka colaadda u dhaxeysa Iran iyo Israa’iil ayaa u muuqda mid sii cakirmaya, iyadoo labada dhinacba ay muujinayaan awood ciidan isla markaana ay iswaydaarsanayaan hadallo kulul. Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa maanta sheegay in ujeedadiisu tahay in la burburiyo awoodda nukliyeerka ee Iran, taas oo si toos ah u sii hurinaysa xiisadda gobolka.

Israa’iil iyaduna waxay sheegtay in aysan aqbali doonin in Iran yeelato hub nukliyeer ah, taasoo dhalin karta weerarro dheeraad ah oo lagu beegsado xarumaha cilmi-baadhista iyo saldhigyada muhiimka ah ee Iran.

Haddii xiisaddu sii adkaato, waxaa laga yaabaa in dagaalku gaadho heer ay si toos ah ugu lug yeeshaan waddamo badan oo gobolka ah, taas oo khatar weyn ku ah nabadda caalamka iyo badbaadada dadka shisheeye ee ku sugan Iran, oo ay Soomaalidu ka mid yihiin.

XIGASHO BBC

Israel warns 300,000 people in Tehran to evacuate as Trump issues ominous message.

Tuesday 17, June  2025 {HMC} Israel warned hundreds of thousands of people to evacuate the middle of Iran’s capital as Israel’s air campaign on Tehran appeared to broaden on the fourth day of an intensifying conflict.

An Iranian television anchor fled her studio during a live broadcast as bombs fell on the headquarters of the country’s state-run TV station.

U.S. President Donald Trump posted an ominous message on his social media site later Monday calling for the immediate evacuation of Tehran.

“IRAN CAN NOT HAVE A NUCLEAR WEAPON,” Trump wrote, adding that “Everyone should immediately evacuate Tehran!”

White House press secretary Karoline Leavitt said on social media shortly after Trump’s post that he was returning from the G7 summit in Canada a day early due to the intensifying conflict between.

Israel says strikes have set back nuclear program
Prime Minister Benjamin Netanyahu said the Israeli strikes have set Iran’s nuclear program back a “very, very long time,” and told reporters he is in daily touch with Trump.

“The regime is very weak,” he added.

Israel says its sweeping assault on Iran’s top military leaders, uranium enrichment sites and nuclear scientists, is necessary to prevent its longtime adversary from getting any closer to building an atomic weapon. The strikes have killed at least 224 people since Friday.

Iran maintains that its nuclear program is peaceful, and the U.S. and others have assessed that Tehran has not had an organized effort to pursue a nuclear weapon since 2003. The head of the International Atomic Energy Agency has repeatedly warned that the country has enough enriched uranium to make several nuclear bombs should it choose to do so.

Iran has retaliated by launching more than 370 missiles and hundreds of drones at Israel. So far, 24 people have been killed in Israel and more than 500 injured.

The back-and-forth has raised concerns about all-out war between the countries and propelled the region, already on edge, into even greater upheaval.

Israel’s military issues evacuation warning affecting up to 330,000 people

Earlier Monday, Israel’s military issued an evacuation warning to 330,000 people in a part of central Tehran that houses the country’s state TV and police headquarters, as well as three large hospitals, including one owned by Iran’s paramilitary Revolutionary Guard. The city, one of the region’s largest, is home to around 9.5 million people.

Israel’s military has issued similar evacuation warnings for civilians in parts of Gaza and Lebanon ahead of strikes.

State-run television abruptly stopped a live broadcast after the station was hit, according to Iran’s state-run news agency. While on the air, an Iranian state television reporter said the studio was filling with dust after “the sound of aggression against the homeland.” Suddenly, an explosion occurred, cutting the screen behind her as she hurried off camera.

The broadcast quickly switched to prerecorded programs. The station later said its building was hit by four bombs.

An anchor said on air that a few colleagues had been hurt, but their families should not be worried. The network said its live programs were transferred to another studio.

Israel claims ‘full aerial superiority’ over Tehran

Israeli military spokesperson Brig. Gen. Effie Defrin said Monday that his country’s forces had “achieved full aerial superiority over Tehran’s skies.”

The military said it destroyed more than 120 surface-to-surface missile launchers in central Iran, a third of Iran’s total, as well as two F-14 planes that Iran used to target Israeli aircraft and multiple launchers just before they launched ballistic missiles towards Israel.

Israeli military officials also said fighter jets had struck 10 command centers in Tehran belonging to Iran’s Quds Force, an elite arm of its Revolutionary Guard that conducts military and intelligence operations outside Iran.

The Israeli strikes “amount to a deep and comprehensive blow to the Iranian threat,” Defrin said.

One missile fell near the American consulate in Tel Aviv, with its blast waves causing minor damage, U.S. Ambassador Mike Huckabee said on X. He added that no American personnel were injured.

Explosions rock Tel Aviv, Petah Tikva and Haifa oil refinery
Powerful explosions rocked Tel Aviv shortly before dawn Monday, sending plumes of black smoke into the sky over the coastal city.

Authorities in the central Israeli city of Petah Tikva said Iranian missiles hit a residential building there, charring concrete walls, shattering windows and ripping the walls off multiple apartments.

Iranian missiles also hit an oil refinery in the northern city of Haifa for the second night in a row. The early morning strike killed three workers, ignited a significant fire and damaged a building, Israel’s fire and rescue services said. The workers were sheltering in the building’s safe room when the impact caused a stairwell to collapse, trapping them inside.

Firefighters rushed to extinguish the fire and rescue them, but the three died before rescuers could reach them.

No sign of conflict letting up

Iran’s foreign minister, Abbas Araghchi, appeared to make a veiled outreach Monday for the U.S. to step in and negotiate an end to hostilities between Israel and Iran.

In a post on X, Araghchi wrote that if Trump is “genuine about diplomacy and interested in stopping this war, next steps are consequential.”

“It takes one phone call from Washington to muzzle someone like Netanyahu,” Iran’s top diplomat wrote. “That may pave the way for a return to diplomacy.”

The message to Washington was sent as the latest talks between the U.S. and Iran were canceled over the weekend after Israel targeted key military and political officials in Tehran.

On Sunday, Araghchi said that Iran will stop its strikes if Israel does the same.

The conflict has also forced most countries in the Middle East to close their airspace. Dozens of airports have stopped all flights or severely reduced operations, leaving tens of thousands of passengers stranded and others unable to flee the conflict or travel home.

Health authorities reported that 1,277 people were wounded in Iran. Iranians also reported fuel rationing.

Rights groups such as the Washington-based Iranian advocacy group Human Rights Activists have suggested that the Iranian government’s death toll is a significant undercount. The group says it has documented more than 400 people killed, among them 197 civilians.

Ahead of Israel’s initial attack, its Mossad spy agency positioned explosive drones and precision weapons inside Iran. Since then, Iran has reportedly detained several people and hanged one on suspicion of espionage.
___

Associated Press writers Amir Vahdat and Nasser Karimi in Tehran, Iran; Tia Goldenberg in Tel Aviv; Isaac Scharf and Julia Frankel in Jerusalem; Isabel DeBre in Buenos Aires, Argentina; Farnoush Amiri in New York; Darlene Superville in Washington and David Rising in Bangkok contributed to this report.


By  AMI BENTOV and MELANIE LIDMAN

{DAAWO MUUQAALKA} Maxuu sanadkan Imtixaanka dowlada kaga duwan yahay sanadihii hore?

0
Talaado 17, June 2025 {HMC}  Maxuu sanadkan Imtixaanka dowlada kaga duwan yahay sanadihii hore?

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRAD} RW Xamse oo Gudoomiyay Gogosha Muqdisho ka Fidsan

Talaado, Juun 17, 2025 (HOL)  Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2-aad ka socota Muqdisho, ayaa ka warbixiyey Siyaasadda Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan dhinacyada midnimada, amniga, doorashooyinka, dhammeystirka Dastuurka, dowlad-dhiska dalka, horumarinta dhaqaalaha, iyo Qorshaha Qaran ee (NTP).

Mudane Xamsa, ayaa tilmaamay in dalkeennu uu marayo marxalad muhiim ah oo loo baahan yahay in la adkeeyo wadajirka ummadda, si looga gudbo caqabadaha jira, isla markaana xal maangal ah loogu helo wax walba oo khilaaf ah.

“Soomaaliya waxa ay maraysa xilligii loo guuri lahaa siyaasad ku dhisan mabaaddi, fursadna loo siin lahaa in muwaadinka Soomaaliyeed la doorto, waxna uu doorto, gogoshan waa gogol aan cidna laga tagin, waxaanna laga qeybgaliyey dhammaan qeybaha bulshada, waxaa jooga dhammaan dadkii doonayey in ay hoggaanka qabtaan”.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa u soo jeediyey ummadda Soomaaliyeed in ay u midoobaan ciribtirka Khawaarijta, hirgalinta doorashooyinka iyo qorsheyaasha waaweyn ee muhiimka u ah ee dowlad-dhiska dalkeenna.

“Caqabadaha na hortaaggan ma fududa, howsha noo taallana ma yara, dhinac waxaan ka wajahaynaa cadow halis ku ah diinteenna, dhaqankeenna, dowladnimadeenna iyo jiritaankeenna ummadeed. Ayuu yiri R/Wasaaraha oo intaas ku daray.

“Dhinaca kale waxaan ka wadnaa dhisidda dowlad dimuqraadi ah, oo leh dastuur dhammeystiran, iyo xaqiijinta midnimada iyo gobonnimada dalkeenna, sidaas darteed “gacanna cadowgeenna ayaan kula dagaaleynaa, gacanna Qaranka ayaan ku dhisaynaa”.

{DAAWO MUUQAALKA} Booliska SSC-Khaatumo oo soo bandhigay Raggii kufsaday Gabdhood walaalo ah.

0
Talaado 17, June 2025 {HMC} Booliska SSC-Khaatumo oo soo bandhigay Raggii kufsaday Gabdhood walaalo ah.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii u dambeyay Iiran oo gantaal cusub ku weerartay xarunta Sirdoonka Israa”iil

0
Talaado 17, June 2025 {HMC} Wararkii u dambeyay Iiran oo gantaal cusub ku weerartay xarunta Sirdoonka Israa”iil

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 17/6/2025

0

Talado  17, June 2025 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka Ugu waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 16 06 2025

Talaado 16, June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Shugri baryare & cabdirisaaq Ahmed

Farsamadii ::Ismail abdiqadir 

Kenya on high alert as U.S. considers new immigration restrictions across Africa.

0

Tuesday 17,June 2025 {HMC}  Kenya has been placed on high alert after fresh reports emerged on Monday, June 16, suggesting the United States is planning to expand its travel restrictions, targeting tens of African countries.

The fresh plans were outlined in an internal cable from the U.S. State Department and signed by Secretary of State Marco Rubio. According to the cable, 36 more countries are set to be added to the U.S.’s travel ban list.

In what is a worrying statistic, 25 of the targeted countries are in Africa, a fact that has fuelled concerns that Kenya could be next if the new U.S. conditions around immigration and security protocols are not met.

The move follows a proclamation signed earlier this month by U.S. President Donald Trump, barring citizens of Chad, the Republic of the Congo, Equatorial Guinea, Eritrea, Libya, Somalia, and Sudan from travelling to America.

From June 9, these citizens will not be allowed to travel to the US, and they are part of a 12-strong list of countries worldwide facing the same measure.

If the leaked diplomatic cable first reported by the Washington Post is anything to go by, the U.S. is not done with restrictions. As per the report, if specific benchmarks are not met within 60 days, the countries will be marked as non-compliant and could face full or partial suspension from entry into the United States.

Among the African countries identified in the potential ban are Nigeria, Ghana and some of Kenya’s neighbours like Ethiopia, Uganda, Tanzania, and Zambia.

Some of the concerns raised in the cable include the inability of some governments to issue reliable identity documents, weaknesses in passport security systems, a lack of cooperation over deportations, and cases of visa overstays.

The cable clarified that not all the issues apply to every country on the list. However, 36 nations were given a strict deadline to submit action plans demonstrating efforts to address the concerns raised.

While Kenya has not been named in the initial group, the criteria being used in banning countries could easily rope the country into the US’s bad books. Notably, Kenya has previously come under scrutiny over passport fraud, delays in processing deportation cases, and concerns about data integrity in its immigration database.

Meanwhile, the African Union tried to intervene in the travel ban on African countries by calling for dialogue, but the continental body’s appeal appears to have been snubbed.

In the AUC’s statement, the commission called for a more diplomatic approach, urging the U.S. government to embrace a framework that was rooted in dialogue.

Source Kenya news