Home Blog Page 779

Iran launches missile barrage on Israel after deadly airstrikes kill over 200.

0

Monday 16,June ,2025 {HMC} A wave of Israeli airstrikes across Iran in recent days has killed at least 224 people, including more than 70 women and children, according to Iranian officials, in one of the deadliest escalations between the two countries in decades. Tehran condemned the strikes—which hit cities including Tehran, Kermanshah and Zanjan—as a ‘massacre’ targeting both military facilities and civilian infrastructure, including a children’s hospital and multiple oil depots.

In retaliation, Iran launched a coordinated barrage of ballistic missiles and drones early Monday, striking Tel Aviv, Haifa, Petah Tikva, and Bnei Brak. Israeli authorities said at least eight people were killed and more than 85 injured, including several pulled from the rubble of collapsed buildings in Haifa. The attack is one of the largest direct assaults on Israeli territory in recent history.

The airstrikes in Iran destroyed fuel storage facilities and heavily damaged Hakim Children’s Hospital in Tehran. Iran’s Health Ministry said the majority of casualties occurred in residential areas, with dozens of homes flattened and rescue crews still combing through debris. Video verified by Al Jazeera showed emergency workers pulling survivors from wreckage and treating children in makeshift triage zones.

Among those killed in the Israeli strikes was Maj. Gen. Mohammad Kazemi, head of the Islamic Revolutionary Guard Corps’ intelligence unit, and two other senior commanders. The IRGC confirmed the deaths and vowed further retaliation. Iranian state media also reported fires at multiple military and energy facilities in Zanjan, Kermanshah, and the Tehran region.

In a televised address, Iranian President Masoud Pezeshkian condemned Israel’s actions as “criminal aggression” and said the Islamic Republic would not retreat. “We are not the aggressors,” he said. “Our nation has stood tall before, and we will again.”

Pezeshkian also reiterated that Iran’s nuclear program remains peaceful, but lawmakers in Tehran appear to be preparing a more confrontational stance. On Monday, Iran’s parliament began drafting legislation to withdraw from the Nuclear Non-Proliferation Treaty (NPT), which would end international inspections of its nuclear facilities and further escalate tensions.

Israeli officials said their operations were aimed at military targets, including surface-to-surface missile sites, the Quds Force headquarters in Tehran, and other “threat nodes.”. However, Iranian officials accused Israel of deliberately targeting civilian areas and vowed to continue their retaliatory strikes “until Israel’s war machine is dismantled.”

Iran’s Foreign Ministry said it was acting within its right to self-defence and accused Israel of committing crimes against humanity.

Israeli Defense Minister Israel Katz claimed Iran’s strikes were deliberately aimed at civilians and vowed “massive retaliation.” Israeli intelligence sources, quoted by Channel 12, said Prime Minister Benjamin Netanyahu had considered targeting Iran’s Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei, but the plan was reportedly blocked by the United States.

U.S. President Donald Trump, speaking at the G7 summit in Canada, confirmed that during his administration he rejected an Israeli proposal to assassinate Iran’s Supreme Leader, Ayatollah Ali Khamenei. “Sometimes they have to fight it out. But we are going to see what happens. I think there’s a good chance there will be a deal,” Trump said. However, he did not mention any current U.S. efforts toward brokering a ceasefire.
Trump previously warned that Washington would respond with “overwhelming force” if Iran retaliates against the United States “in any way, shape or form.” He said the U.S. was not involved in the Israeli strikes on Iran.

Iranian officials responded by accusing the U.S. of complicity through inaction.

The Israeli military said it intercepted multiple incoming missiles and drones, including one originating “from the east” and another from Yemen. Fires were reported at a Haifa power plant and near a military facility in central Israel. Air raid sirens were activated across major cities, and rescue operations are still underway.

While Iran claims it has withheld full use of its military capabilities, it also warned that “more devastating operations” will follow. The IRGC issued a statement saying it had been preparing for “years of confrontation” and urged Israelis to avoid “vital infrastructure areas.”

Reports in regional media have speculated that Israel may be bolstering troop deployments along its northern border, raising fears of a broader front with Hezbollah in Lebanon. While official confirmation is lacking, regional media say the Israeli army is considering a large-scale ground incursion into southern Lebanon.

Global reaction has been restrained. China’s Foreign Ministry issued a warning that “Middle Eastern countries will suffer first” if the conflict intensifies. European leaders called for diplomacy while affirming Israel’s right to self-defence. The G7 is expected to release a joint statement urging restraint, while European leaders have called for a de-escalation of hostilities. Several countries have begun evacuating their nationals from Iran and Israel. Poland is routing its citizens out of Israel via Jordan, while India is relocating students from Iran. Chinese citizens were urged to avoid public gatherings and remain alert.

Military analysts warned that with civilian infrastructure increasingly targeted, the war risks spiralling beyond containment. “So now they (Israelis) are realizing what the Palestinians have been suffering, what the Lebanese have been suffering,” said political analyst Elijah Magnier. “They see the destruction in front of them—buildings in Tel Aviv, in Haifa destroyed, fire everywhere. The properties no longer exist.”

Source Hiiran online

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn 16 06 2025

isniin 16, June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Shugri baryare & Mustaf Cadoow

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

Shirkii Uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqay Oo galabta ka furmaya Muqdisho.

Isniin 16, June 2025 {HMC}Waxaa galabta la filayaa in si rasmi ah uu uga furmo magaalada Muqdisho shirkii uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka ayaa ku soo aadaya, xilli dalka ay ka taagan yihiin xaalado siyaasadeed oo adag iyo khilaafyo ku saabsan hannaanka doorashooyinka iyo dib u eegista Dastuurka.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya wufuud kala duwan oo ka kala imaanaya gobollada dalka iyo dibadda. Wararka ayaa sheegaya in qaban-qaabadii ugu dambeysay ay qabsoomida shirka ay ka socoto magaalada Muqdisho.

Qodobbada miiska saaran waxaa ka mid ah ee looga hadli doono shirka ayaa waxaa ka mid ah, Amniga dalka iyo sugnaanshihiisa, Dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka KMG ah, Hufnaanta iyo hannaanka doorashooyinka la filayo

Warbaahinta gudaha iyo dibadda ayaa lagu wargeliyay in gelinka dambe ee maanta uu si rasmi ah u furmi doono shirka, iyadoo la filayo in Madaxweynaha Soomaaliya uu khudbad muhiim ah ka jeediyo furitaanka.

Shirkan ayaa wajahaya eedeyn xooggan oo uga imaanaysa siyaasiyiinta mucaaradka ah, gaar ahaan kuwa ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, kuwaas oo sheegay in shirka uu yahay mid aan loo dhameyn, loogana gol leeyahay dano gaar ah oo siyaasadeed.

Shirkan ayaa la filayaa in warmurtiyeedka laga soo saaro, iyadoona si weyn isha looga hayo cida maanta ka qeyb galaysa iyo qodobada looga doodi doono.

 

Maxay yihiin waxyaabaha ugu xun ee dhici kara Dagaalka Iiraan iyo Israa’iil?

Isniin 15, June 2025 {HMC} Hadda dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iiraan ayaa u muuqda mid ku kooban labada waddan. Qaramada Midoobay iyo meelo kale ayaa waxaa ka socda baaqyo ballaaran oo ku aaddan xakameynta dagalka.

Laakiin ka warran haddii dhag loo dhigi waayo? Ka warran haddii dagaalku sii ballaarto?

Halkan waxaan idinku soo gudbin doonaa dhowr xaaladood oo suurtagal ah, in ay xaaladda ugu daran ay ak dhalato.

In Mareykanka dagaalka lagu qasbo inuu soo galo

Inkastoo oo uu Maraykanka diiday ku lug-lahaashiyaha dagaalka, Iran waxay si cad u aaminsan tahay in ciidamada Maraykanku ay taageereen oo ugu yaraan si xeeladaysan u taageereen weerarrada Israa’iil.

Iiraan ayaa laga yaabaa inay weerarto bartilmaameedyada Mareykanka ee guud ahaan Bariga Dhexe – sida xeryaha ciidamada gaarka ah ee Ciraaq, saldhigyada militari ee Khaliijka, iyo ergada diblomaasiyadeed ee gobolka.

Ciidamada Iran ee Xamaas iyo Xizbullah ayaa laga yaabaa in tabartooda ay hoos u dhacday, balse maleeshiyaadkooda Ciraaq ku sugan ayaa weli hubaysan.

Maraykanku waxa uu ka baqay in weerarradan oo kale ay suurtagal yihiin taasi oo keentay inay kala baxaan qaar ka mid ah shaqaalahooda dalak Ciraaq. Fariintiisa guud, Mareykanka wuxuu si adag uga digay Iran cawaaqibka ka dhalan kara weerar kasta oo lagu qaado bartilmaameedyada Mareykanka.

Maxaa dhici kara haddii muwaadin Mareykan ah lagu dilo Tel Aviv ama meel kale?

Donald Trump ayaa laga yaabaa inuu isku arko inuu ku qasban yahay inuu tallaabo qaado. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa muddo dheer lagu eedeeyay inuu doonayay inuu Mareykanka u jiido sidii uu uga adkaan lahaa Iran.

Falanqeeyayaasha militariga ayaa sheegaya in Mareykanka oo kaliya uu haysto bambaanooyinka gali kara gudaha ugu hooseeya xarumaha Nukliyeerka Iran, gaar ahaan kan Fordow.

Trump ayaa u ballan qaaday inuusan bilaabi doonin wax loogu yeero “dagaal jooogta noqon kara” oo Bariga Dhexe ka qarxa. Laakiin in badan oo Jamhuuriyiinta ah ayaa taageersan xukuumadda Israa’iil iyo aragtideeda ah in hadda la joogo waqtigii la raadin lahaa isbeddelka nidaamka Tehraan.

Laakiin haddii Maraykanku uu si toos ah ugu lug yeesho dagaalka, taasi waxay ka dhigan tahay xiisadda oo sii kororta oo noqon kara dagaal daba-dheeraada oo suurtagal ah in waxyeelo badan uu ka tago.

Waddamada Khaliijka oo dagaal lagu riixo

Haddii Iiraan ay ku guul dareysato in ay waxyeello gaarsiiso militariga Israa’iil ee sida wanaagsan loo ilaaliyo iyo bartilmaameedyada kale, markaas waxaa laga yaabaa in ay mar walba gantaaladeeda la beegsato bartilmaameedyada jilicsan ee Khaliijka, gaar ahaan dalalka Iiraan ay aaminsan tahay in ay gacan siinayeen cadawgeeda sanadihii lasoo dhaafay.

Waxaa jira bartilmaameedyo badan oo tamarta iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee gobolka. Xusuusnow Iiraan ayaa lagu eedeeyay in ay duqaymo ka geysatay xarumaha Shidaalka ee Sacuudi Carabiya 2019-kii iyada iyo xulafadeeda Xuutiyiinta ayaa duqeeyay bartilmaameedyada Imaaraadka sanadka 2022.

Tan iyo markaas waxaa jiray heshiisyo kala duwan oo u dhexeeya Iran iyo qaar ka mid ah waddamada gobolka.

Laakiin wadamadani waxay door ku ciyaaraan marti gelinta saldhigyada cirka ee Maraykanka. Qaar ayaa sidoo kale – si qarsoodi ah – waxay gacan ka geysteen inay Israa’iil ka difaacaan gantaallada Iran sannadkii hore.

Haddii Khaliijka la soo weeraro, waxay sidoo kale dalban kartaa in diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay u yimaadaan difaaceeda iyo sidoo kale kuwa Israel.

Haddii Israa’iil ay ku guuldareysato inay burburiso awoodda nukliyeerka Iiraan

Maxaa dhacaya haddii weerarka Israa’iil uu fashilmo? Maxaa dhacaya haddii xarumaha Nukliyeerka Iran ay aad u qoto dheer yihiin, aadna loo ilaaliyo? Maxaa dhacaya haddii 400kg ama 60% uranium-ka hodanka ah iyo shidaalka nukliyeerka ay kaliya tallaabo yar u jiraan inuu noqdo hub buuxa, oo ku filan toban bam ama wax la mid ah oo aan la burburin?

Waxaa loo malaynayaa inay jiraan miinada qarsoon. Waxaa laga yaabaa in Israa’iil ay dishay qaar ka mid ah saynisyahano nukliyeer ah laakiin ma jiraan wax bambooyin ah oo burburin kara aqoonta iyo khibradda Iran.

Maxaa dhacaya haddii weerarka Israa’iil uu ku qanciyo hoggaanka Iran in sida kaliya ee ay uga hortagi karto weerarrada kale ay tahay in ay u tartanto awoodda nukliyeerka sida ugu dhakhsaha badan ee ay awooddo?

Ka warran haddii hoggaamiyeyaasha cusub ee milatariga ee miiska ku wareegsan ay ka madax adag yihiin oo ay ka taxaddar yar yihiin kuwii iyaga ka horreeyay ee dhintay?

Ugu yaraan, tani waxay ku qasbi kartaa Israa’iil inay qaado weeraro dheeraad ah, taasoo suurta gal ah inay gobolka ku abuurto weerar joogto ah iyo weerar celis. Israa’iliyinta waxay leeyihiin oraah naxariis darro ah oo dhanka xeeladda loo adeegsado; waxay u yaqaaniin “cawska gura”.

Waxaa jira cabsi dhaqaale oo caalami ah

Qiimaha Shidaalka ayaa durba kor u kacaya. Maxaa dhacaya haddii Iran ay isku daydo inay xirto marin biyoodka Hormuz, iyadoo sii xaddideysa dhaqdhaqaaqa maraakiibta Shidaalka?

Ka warran haddii – dhinaca kale ee Jaziiradda Carabta – Xuutiyiinta Yemen ay laba jibaaraan dadaalkooda ku aaddan weerarrada maraakiibta ee badda cas?

Wadamo badan oo caalamka ah ayaa durba waxaa ka taagan dhibaato dhanka nolosha ah. Qiimaha shidaalka ee kor u kacaya wuxuu ku sii dari doonaa sicir-bararka nidaamka dhaqaalaha caalamiga ah ee horeyba uga hoos jiray culeyska dagaalka canshuuraha ee Trump.

Yaynaan hilmaamin, qofka keliya ee ka faa’iidaysanaya kor u kaca qiimaha shidaalka waa madaxweynaha Ruushka Putin oo si lama filaan ah u arki doona balaayiin doolar oo kale oo ku qulqulaya khasnadaha Kremlin si uu ugu bixiyo dagaalka uu kula jiro Ukraine.

Haddii taliska Iiraan uu dhaco, iyo marnaan dhanka awoodda ah

Ka warran haddii Israa’iil ay ku guulaysato hadafkeedii fogaa ee ahaa inay qasabto burburkii taliskii kacaanka Islaamiga ahaa ee Iiraan?

Netanyahu ayaa ku andacoonaya in ujeedadiisa koowaad ay tahay inuu burburiyo awoodda Nukliyeerka ee Iran. Laakiin waxa uu bayaankiisa shalay ku caddeeyey in ujeedadiisa ballaadhan ay ku jirto isbeddel maamul.

Wuxuu u sheegay “Shacabk Iran” in weerarkiisu uu ” kuu banneynayo waddada aad ku gaari lahaydeen xorriyaddiina” waxa uu ugu yeeray “maamulkooda sharka iyo dulmiga ah”.

In la dumiyo dawladda Iran ayaa laga yaabaa inay soo jiidato qaar ka mid ah gobolka, gaar ahaan qaar ka mid ah Israa’iiliyiinta. Laakiin ma laga yaabaa in firaaq dhanka awoodda ah uu dhaco? Waa maxay cawaaqibta aan la filayn ee ka dhalan doonta? Sidee buu u karaa iskahorimaadka sokeeye oo Iran ka dhaca?

Dad badan ayaa xasuusan kara wixii ku dhacay Ciraaq iyo Liibiya markii meesha laga saaray dawlad dhexe oo xoogganayd.

Markaa, wax badan ayaa ku xiran sida uu dagaalkani u socdo maalmaha soo socda. Sidee iyo intee in dhan ayay Iran uga aargudan doontaa Israa’iil? Maxayse tahay xakamaynta – haddii Maraykanku ma ku dadaalo in Israa’iil la xakameyo?

Jawaabta labadaas su’aalood wax badan ayaa ku xirnaan doona.

{DAAWO MUUQAALKA} Itoobiya Oo Walaac ka Muujisay joogitaanka Ciidamada Masar ee Soomaaliya.

0

Isniin 16, June 2025 {HMC}  Itoobiya Oo Walaac ka Muujisay joogitaanka Ciidamada Masar ee Soomaaliya.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa Sababay Karoom la’aanta Barlamaanka Soomaaliya.?

0

Isniin 16, June 2025 {HMC} Maxaa Sababay Karoom la’aanta Barlamaanka Soomaaliya.?

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Siyaasiin Caan ah oo Puntland kaso jeedo oo ka qeeyb galayo Gogoasha M/Xasan shiikh.

0

Isniin 16, June 2025 {HMC} Siyaasiin Caan ah oo Puntland kaso jeedo oo ka qeeyb galayo Gogoasha M/Xasan shiikh.

 

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xuutiyiinta Yemen Oo Weerar Culus ku qaaday Israa’iil,

0

Isniin 16, June 2025 {HMC} Xuutiyiinta Yemen Oo Weerar Culus ku qaaday Israa’iil,

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta Kooram la,aan u Baaqday

Isniin 15, June 2025 {HMC} Fadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta dib u furmay ayaa u baaqday kooram la,aan iyadoo ay soo xaadireen 87 xildhibaan

Mudaneyaasha Golaha Shacabka ayaa maanta dib isuga soo laabtay fasax ku dabaaldega maalmaha ciiddda,

Mudaneyaasha Golaha Shacabka oo laga filayay in ay gudagalaan hawlahooda dastuuriga ah ee lagu hagayo maamulka iyo xeer dejinta dalka ayaa maanta kulankoodu waxaa uu u baaqaday kooram l,aan.

Golaha ayaa maanta u balansanaa ajandayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin, dhaarinta laba xildhibaan oo cusub, codanyta axdiga Africa ee xuquuqda iyo baraaraha caruuurta,

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Cabdullaahi Abshirow ayaa ugu baaqay xildhibaanda in ay soo xaadiraan kulanka arbacada si howlaha Baarlamaanka loo sii wado.

{DAAWO MUUQAALKA} Iran oo qarxisay xaruntii Sifeynta saliidda iyo kiimikooyinka ee Israa’iil.

0

Isniin 16, June 2025 {HMC} Iran oo qarxisay xaruntii Sifeynta saliidda iyo kiimikooyinka ee Israa’iil.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA