Home Blog Page 78

Sudan war: US sanctions RSF leaders over Darfur atrocities.

0

Saturday 21 Feb 2026 {HMC} The United States sanctioned three senior leaders of Sudan’s paramilitary Rapid Support Forces (RSF) this week on charges of committing war crimes and large-scale abuses during the 18-month siege of Al Fasher in North Darfur.

The move comes as UN investigators warned that actions by RSF forces during their late-October takeover of the city bore the “hallmarks of genocide,” underscoring mounting international scrutiny over atrocities committed in western Sudan.

In a statement on Thursday, the US State Department said the sanctioned individuals were members of the RSF “whose forces have committed genocide, war crimes and serious human rights abuses in Sudan.”

The Treasury Department, through its Office of Foreign Assets Control, said the three commanders played central roles in the prolonged siege of Al Fasher, which ended in October with RSF forces seizing control of the city after months of encirclement and bombardment.

According to Treasury, RSF militias carried out ethnically targeted killings, torture, starvation tactics and widespread sexual violence during the offensive.

The sanctions freeze any assets held in the United States or under US jurisdiction and prohibit American individuals or entities from engaging in transactions with the designated commanders. Entities owned 50% or more by them are also subject to the restrictions.

Abu Lulu: Mass killings

Among those sanctioned is Al-Fateh Abdullah Idris Adam, known as Abu Lulu.

US officials accused him of personally carrying out atrocities during the Al Fasher siege and of filming himself killing unarmed civilians.

The Treasury said Abu Lulu interrogated captured Sudanese soldiers, forced them to disclose their tribal affiliations and chant pro-RSF slogans, before executing them at close range.

It also cited his alleged role in the March 2024 execution of detainees at the Al-Jaili refinery north of Khartoum.

Videos widely circulated during the Darfur fighting showed Abu Lulu celebrating battlefield killings and claiming responsibility for hundreds of deaths.

On October 30 last year, the RSF announced that it had detained him for investigation over crimes in Al Fasher following the group’s takeover of the city.

The RSF seized Al Fasher on October 26 after months of siege in violence that local and international organisations described as massacres against civilians.

Three days later, RSF commander Mohamed Hamdan Dagalo, known as Hemedti, acknowledged that “violations” had occurred in Al Fasher and said committees had been formed to investigate, though no public findings have been released.

The US also sanctioned Jedo Hamdan Ahmed Mohammed, known as Abu Shouk, who has served as RSF commander in North Darfur since 2021.

The Treasury said militias under his command participated in the siege and eventual capture of Al Fasher and were responsible for mass killings, abductions, torture and gender-based violence.

He was reportedly filmed at a former Sudanese Armed Forces base after the city fell, a presence that US officials said linked him directly to operations in the area.

Al-Zeir Salem: Frontline commander

The third sanctioned commander is Al-Tijani Ibrahim Musa Mohammed, known as Al-Zeir Salem.

He rose to prominence after the outbreak of war in April 2023 and appeared frequently in battlefield videos from Khartoum and Darfur.

The Treasury said he directed RSF forces attacking Al Fasher from the southern axis of the city and oversaw operations that included killings, torture, abductions and sexual violence against civilians regardless of age or gender.

He was seen in footage released in the final days of the Al Fasher battle appearing wounded but declaring that his forces would enter the city.

Since the conflict between the Sudanese army and the RSF began in April 2023, Washington has imposed successive sanctions on RSF leadership, including Hemedti and his brothers Abdel Rahim and Al-Qoni.

Beyond Darfur, fighting has intensified across Sudan’s three Kordofan states in recent weeks, displacing tens of thousands and deepening what aid agencies describe as one of the world’s worst humanitarian crises.

TRT Africa

Armed men killed at least 50 people in Nigeria’s Zamfara state.

0

Saturday 21 Feb 2026 {HMC} At least 50 people were killed and several women and children abducted after armed men attacked a village in Nigeria’s northwestern Zamfara state, a state lawmaker told Reuters on Friday.

Hamisu A. Faru, lawmaker representing Bukkuyum south, said the attackers raided Tungan Dutse village from around 5 p.m. on Thursday until about 3:30 a.m. on Friday, burning down buildings and shooting residents who tried to flee.

“They have been moving from one village to another … leaving at least 50 people dead,” Faru told Reuters by phone.

He said the number of abducted victims was yet to be determined. Traditional leaders and local government officials were still accounting for the missing.

SOURCE:Reuters

Mareykanka oo markii ugu horreysay qirtay in uu dad shacab ah ku dileen ciidamadiisa dalalka Ciraaq iyo Afgaanistaan.

0

Sabdi 21 Feb 2026 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay qirtay in ciidamadiisa ay dalalka Ciraaq iyo Afgaanistaan ku dileen dad rayid ah, sannadihii ay ciidmadiisa ku sugnaayeen dalalkaas.

Safiirka Mareykanka ee ISRL Mike Huckabee oo dhawaan bixiyay wareysi ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ku dileen tiro rayid ah oo ka badan inta ay dileen ciidamada ISRL ee Gaza, marka la barbardhigo hawlgalladii ka dhacay Ciraaq iyo Afgaanistaan.

Hadalkaas ayaa yimid xilli ay weli taagan tahay dood caalami ah oo ku saabsan khasaaraha rayidka ee dagaallada ka dhacay Iraq iyo Afghanistan, iyo sidoo kale howlgallada militari ee ISRL ka wado Gaza.

Soomaaliya oo shaqo ku joojin kusameysay qaar kamid ah diyaaradaha ka howlgalla gudaha Somaliya .

0

Sabdi 21Feb 2026 {HMC} Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa hakisay shaqada qaar ka mid ah diyaaradaha ka hawlgala Soomaaliya, kaddib kormeerro lagu ogaaday khaladaad farsamo iyo u hoggaansanaan la’aan heerarka ay dejisay hay’adda Duulista adduunka (ICAO).

Go’aankan ayaa lagu sheegay mid lagu xoojinayo badqabka duulimaadyada iyo kalsoonida rakaabka.

Tallaabadan ayaa timid kaddib dhacdadii 10-kii Febraayo, markaas oo diyaarad ay maamuleysay Starsky Aviation ay cilad farsamo la kulantay wax yar kaddib markii ay ka duushay Garoonka Aadan Cadde.

Diyaaradda ayaa ka baxday dhabbihii ay ku ordi lahayd, iyadoo ku dhacday meel u dhow xeebta Badweynta Hindiya. Inkastoo dhammaan 55-kii qof ee saarnaa ay ka badbaadeen, dhacdadaasi ayaa waxay dhalisay walaac iyo su’aalo ku saabsan heerka kormeerka, dayactirka iyo u hoggaansanaanta xeerarka badqabka.

SCAA ayaa sidoo kale sheegtay in, iyadoo la tixgelinayo xoojinta isdhexgalka dhaqaale ee Bariga Afrika, ay adkeynayso xeerarka la xiriira cabbirka kuraasta, tayada adeegga duulimaadyada iyo habraacyada qiimeynta, si loo ilaaliyo xuquuqda rakaabka Soomaaliyeed loona hubiyo in shirkaduhu raacaan halbeegyo caalami ah.

Dhanka kale, rakaabka u kala safra magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa si isa soo taraysa uga cabanaya qiimaha sare ee tikidhada iyo ciriiriga diyaaradaha. Qiimaha safarka wareegga ah ee u dhexeeya Muqdisho iyo Nairobi ayaa gaaraya inta u dhaxaysa $400 ilaa $450, inkastoo masaafadu tahay qiyaastii 90 daqiiqo. Rakaab badan ayaa ku tilmaamay qiimahaas mid aan la jaanqaadi karin masaafada gaaban iyo heerka adeeg ee la helo.

Warbixinno laga helayo rakaabka ayaa muujinaya in qaar ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya khadkaas ay adeegsadaan diyaarado yaryar oo si gaar ah loogu habeeyey kuraas aad u ciriiri ah, si loo kordhiyo tirada rakaabka halkii duullimaad. Taas ayaa keentay cabashooyin la xiriira meel la’aanta lugaha iyo garbaha, taas oo ka dhigaysa safarka mid daal iyo raaxo darro leh.

Dadka dhaliilaya qaabka ganacsi ee jira waxay ku doodayaan in suuqan uu yahay mid xaddidan, maaddaama aysan jirin waddooyin dhuleed oo ammaan ah oo si fudud ugu beddelan kara duullimaadyada. Arrintaas ayaa shirkadaha siinaysa awood ay ku qaadaan qiime sare, iyada oo tartanka suuqeed uu kooban yahay—taas oo sare u qaadaysa qiimaha, balse aan la socon koror tayo iyo adeeg.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyey Shirkii mucaaradka ee Ka socda muqdisho.

0

Sabti  21 Feb 2026 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyey Shirkii mucaaradka ee Ka socda muqdisho.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 21-02-2026.

0

Sabti  21 Feb 2026 {HMC} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 21-02-2026.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

{DAAWO MUUQAALKA} Lafta Gareenn oo Booqday Taliska Daraawiishta koofur Galbeed.

0

Sabti  21 Feb 2026 {HMC}  Lafta Gareenn oo Booqday Taliska Daraawiishta koofur Galbeed.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

Maxay yahay Xiisada u dhaxaysa DG Koofur Galbeed & Maamulka Buurhakaba ?

0

Sabdi 21 Feb 2026 {HMC} Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay waxaa ka taagan Xiisad u dhaxaysa Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Maamulka Degmadaas, xiisaddaan waxa ay saamayn taban ku reebtay Garoonka Cusub ee Diyaaradaha Magaaladaas.

Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba, Ibraahim Maxamed Ibraahim (Laysaamow) oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Maamulka Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen uu culays xooggan oo siyaasadaysan uu saaray degmadaas sida uu hadalka u dhigay.

Ibraahim ayaa tilmaamay in Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ay joojisay diyaarado gargaar bani aadamnimo gayn jiray Degmada Buurhakaba maalmaha Arbacada iyo Axadda, markii ay dabagal ku sameeyeen sababtaas oo xiriir ay la sameeyeen madaxda sare ee Dowlad-Goboleedkaas lagu wargeliyay in sababo amni loo joojiyay duullimaadkaas.

Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Buurhakaba ayuu Guddoomiye Ibraahim Laysaamow xusay in ay iska kaashadeen Shacabka oo si isxilqaan ah ku bixiyay dhaqaalaha lagu hirgeliyay garoonkaas, Kaalinta Maamulka ugu aaddan garab istaagga shaqada Garoonkaasi ayuu xusay in uu ku baddelay xayiraad uu saaray sida uu yiri.

Ilo kala duwan ayaa Mustaqbal u sheegay in sababta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ay culayska u saartay Garoonka Diyaaradaha ee Buurhakaba ay tahay ciidamo halkaas lagu tababarayo kuwaas oo la siyaasadeeyay ujeedkooda.

Maamulka Degmada Buurhakaba ayaa ku dooday in ciidamadaas ay qayb ka yihiin kuwa ammaanka isla markaana tababarka lagu siinayo xeendaabka Garoonka Diyaaradaha ay kala siman yihiin Maamullada kale ee Degmooyinka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.

{DAAWO MUUQAALKA} Xiisad u dhaxeeyso Dad laga Barakicinayo Xaafadahadooda iyo Booliska oo ka taagan Muqdisho.

0

Sabti  21 Feb 2026 {HMC} Xiisad u dhaxeeyso Dad laga Barakicinayo Xaafadahadooda iyo Booliska oo ka taagan Muqdisho.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

 

Dowlada Soomaaliya kamid noqoto dalalka haysta nidaamka Qalabka Difaaca Hawada.

0

Sabdi 21Feb 2026 {HMC}Soomaaliya ayaa fursad u heshay in ay kamid noqoto dalalka haysta nidaamka Difaaca Hawada kaddib markii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho laga soo dejiyay nidaamkaas oo lagu keenay diyaarad Militari.

Ilo kala duwan ayaa Mustaqbal u sheegay in Nidaamkaan uu kamid yahay qalab ciidan oo casri ah oo loo qorsheeyay in Soomaaliya la keeno si sare loogu qaado awoodda Militari gaar ahaan dhanka Cirka oo la socodka diyaaradaha soo gala muhiim u ah.

Nidaamkaan waxaa lagu magacaabaa ALP 100-G Radar waana mid casri ah oo ay samaysay shirkadda difaaca ee Aselsan si loo xoojiyo awoodaha dabagalka iyo digniinta ee ciidanka Turkiga, waxaana uu horay uga gudbay tijaabooyin la mariyay.

Waxa uu awood buuxda u leeyahay in uu kahortago diyaaradaha aan duulliyaha lahayn ee Drones-ka, Gantaallada joogga hoose ku socda iyo kuwa kale ee duqaymaha loo adeegsado sida ku xusan sooyaalkiisa la kaydiyay.

Turkiga oo doonaya in uu Soomaaliya ka tuuro dayax-gacmeed ayaa todobaadyadii u dambeeyay Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho keenayay qalab Militari oo isugu jira kuwo ay adeegsan karaan Ciidamada Dhulka, Cirka iyo kuwa Badda.