Home Blog Page 781

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka cusub Shirkii wadatashiga ee maanta lagu waday in uu Furmo.

0

Isniin 16, June 2025 {HMC} Maxaa ka cusub Shirkii wadatashiga ee maanta lagu waday in uu Furmo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {16-06-2025}

Isniin 15, June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Yasiin Ali Ahmed

HOOS KA DHAGAYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Saakay iyo Xaalada Bariga dhaxe

0

Isniin 16, June 2025 {HMC} Saakay iyo Xaalada Bariga dhaxe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maxay Iran u sheegtaa xiliga ay weerarayso Israel?

0

Isniin 15, June 2025 {HMC} Ma is weydiisaa su’aasha ah, maxay Iran markasta u sheegtaa cadowgeeda goorta ay weerarayso halkii ay qarin lahayd ?

Dayax-gacmeedyo iyo diyaarado basaas ah ayaa si joogto ah ugu jira hawada Iran, waxayna si toos ah u dhex galaan:

Isgaarsiinta gudaha & waxkasta oo koronto ku shaqeeyo misna leh (signals)
Dhaqdhaqaaqa gaadiidka ciidan & meelaha muhiimka ah.

Marka Iran ay bilowdo diyaar garowga weerarka, xogtu si dhakhso ah ayey u helaan dayax gacmeedyada Mareykanka & Kuwa Israel xitaa haddii aanay jirin sirdoon dad ah oo gudaha uga soo warama.

Arrinta ugu muhiimsan ayaa ah, marka gantaalka la ridayo matoorkiisa marka uu ololayo (gubanayo), qalabka lagu ogaanayo waxaa la yiraahdaa “UV iyo IR”

Waa maxay UV iyo IR?

UV (Ultraviolet) iyo IR (Infrared Rays) waa labo nooc oo fallaaraha elektromagnetic ah oo aan indhaha aadanaha si toos ah u arki karin, laakiin aad muhiim ugu ah qalabka amniga iyo tiknoolajiyada casriga ah.

Qalabka UV wuxuu ogaan karaa waxyaabo aan la arki karin sida (fingerprints) & walxaha qaar marka la helo radiation.

IR (Infrared rays) – Waa nooc kale oo raajo ah oo ka yimaada wax kasta oo kulayl leh. Waxaa lagu ogaadaa qalab gaar ah sida kuwa basaasnimo ama militari ah si loo arko kulaylka uu shay sameynayo. Sidoo kale IR waxaa si weyn loogu isticmaalaa, kamaradaha loo yaqaano (thermal cameras)

– Qalabka ciidamada iyo sirdoonka si ay u arkaan dad, gantaalo ama gaadiid xitaa habeenkii.

Marka la isku daro UV iyo IR, waxay ogaan karaan, In gantaal la riday, meesha laga riday iyo jihada uu u socdo.

Sidaas darteed, Iran haddii ay sheegto weerarka ama aysan sheegin, ma qarsoomayo, waayo tiknoolojiyadda cadowgeedu waxay si toos ah u ogaaneysaa wax walba oo gudaha ka socda.

F.G: in la ogaado oo la arko iyo in goobta la gaaro waa kala labo, inta badan dhul buuro ah & godad hoostiis waaye xarumaha gantaalada iyo nukliyeerka Iran.

 

Safaarada Mareykanka ee Israa’iil oo la duqeeyay.

0

Isniin 15, June 2025 {HMC} Safaarada Mareykanka ee Israa’iil ayaa kamid noqotay bartilmaamedyada gantaalada Iran ka yimi, waxaana soo gaaray burbur, sida uu sheegay Safiirka Mareykanka Mike Huckabee ee Israa’iil.

Safaarada iyo qunsuliyada ayaa la xiray, siina xirnaan doonta sida ay sheegtay dawladda Mareykanka.

Goor dhaw hadal-hayeen u hadlay Booliska Israa’iil ayaa xaqiijiyey in gantaalada ka imaanaya IRAN aysan aheyn iska rid ee ay haystaan bartilmaameedyo rasmi ah.

ISRiiL oo ku dhawaaqaday, in laga baxo qeybo kamid ah magaalada Tehran.

0

Isniin 15, June 2025 {HMC} ISRiiL ayaa la xaqiijinayaa in ay ku dhawaaqayso, aragtida in laga baxo qeybo kamid ah magaalada Tehran oo ay doonayso in ay burburiso, iyadoo yoolka ugu weyn ee ay ka leedahay ay tahay in dhulka dhigto guryaha xaafadaha magaalada Tehran~Yedioth Ahronoth ayaa kasoo xigatay saraakiisha amniga.

Tan waa siyaasad ay horey ugu isticmaashay Beyruut oo Lubnaan ah & Qasa oo Falastiin ah, waxaana muuqata in ay dhinaca ISR|L ka quusatay awood ay wax ku gaarsiin karto hadafkii ay dagaalka u gashay oo ahaa in ay burburiso Nuclear-ka Iran.

Netanyaha ayaa Qasa u galay 2 ujeedo oo aan 20 bilood ka dib uusan xaqiijin oo ahaa in hubka laga dhigo dhinacyada hubeysan ee Falastiin & in Maxaabiis lasoo furto, laakiin 2daasba lama hayo maanta, haddana Qasa ayaa la burburiyey oo duqeymaha hawada ay burburiyeen.

{DAAWO MUUQAALKA} iiraan oo Goordhow Weerar culus ku qaaday Israa’iil.

0

Axad 15, June 2025 {HMC} iiraan oo Goordhow Weerar culus ku qaaday Israa’iil.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xaalada Caawa Bariga Dhexe, iyo Dagaalada Soconaya.

0

Axad 15, June 2025 {HMC} Xaalada Caawa Bariga Dhexe, iyo Dagaalada Soconaya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Iraan oo la sheegay ineeysan wili hubkii ugu cuslaa aysan u adeegsanin israa’iil.

0

Axad 15, June 2025 {HMC} Iraan oo la sheegay ineeysan wili hubkii ugu cuslaa aysan u adeegsanin israa’iil.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 15-6-2025.

Axad 15, June 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay 15-6-2025.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA