Home Blog Page 786

Madaxweynaha Iiran oo hanjabaat Cusub Soo diray.

Sabti 14, June 2025 {HMC} Madaxweynaha Iiran, Masoud Pezeshkian, ayaa ka digay jawaab kale oo adag, haddii Israa’iil ay sii wado weeraradeeda.

‘’Sii socoshada weerarada gardarada Sahyuuniyadda [Israa’iil] waxa ay la kulmi doontaa jawaab aad u daran oo ka xoog badan oo ka imaanaysa ciidamada qalabka sida ee Iiran,” Pezeshkian ayaa yiri, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

Waxaa la sheegay in uu hadalkan sheegay mar uu taleefoon kula hadlay ra’iisul wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif.

Iran launches waves of missiles at Israel in response to airstrikes.

Saturday 14, June 2025 {HMC} Iran and Israel targeted each other with missiles and airstrikes early on Saturday after Israel launched its biggest-ever air offensive against its longtime foe in a bid to prevent it from developing a nuclear weapon.

Air raid sirens sounded across Israel, including in Tel Aviv and Jerusalem, sending residents rushing into shelters as successive waves of Iranian missiles streaked across the skies and Israeli interceptors rose up to meet them.

A man and a woman were killed in Israel and dozens wounded by a missile that landed near their homes, Israel’s ambulance service said.
Rescue teams were searching the rubble of apartment buildings that were destroyed in Rishon Lezion, a city outside of Tel Aviv.

Israel’s Defence Minister Israel Katz said on Saturday the Iranian leadership had crossed a red line by firing at civilians and will “pay a heavy price for it”.

A missile fired from Yemen by the Iran-backed Houthi militia, killed five Palestinians including three children in the Israeli-occupied West Bank, according to the Palestinian Red Crescent.

In Iran, several explosions were heard overnight in the capital Tehran, the semi-official Tasnim news agency reported.

The Fars news agency said two projectiles hit Tehran’s Mehrabad airport, and Iranian media said flames were reported there. Close to key Iranian leadership sites, the airport hosts an air force base with fighter jets and transport aircraft.

Iran’s U.N. envoy Amir Saeid Iravani said 78 people, including senior military officials, have been killed in Israel’s strikes on Iran and more than 320 wounded, most of them civilians.

Tehran launched waves of airstrikes on Saturday after two salvos on Friday night, Fars reported. One of the waves targeted Tel Aviv, Israel’s commercial hub, before dawn on Saturday, with explosions heard as far as Jerusalem, witnesses said.

Those were in response to Israel’s attacks on Iran early on Friday against commanders, nuclear scientists, military targets and nuclear sites. Iran denies that its uranium enrichment activities are part of a secret weapons programme.

The U.S. military helped shoot down Iranian missiles headed to Israel on Friday, two U.S. officials said. Israel’s military said Iran fired fewer than 100 missiles on Friday and that most were intercepted or fell short.

The Israeli strikes on Iran throughout the day and the Iranian retaliation raised fears of a broader regional conflagration, although Iran’s allies Hamas in Gaza and Hezbollah in Lebanon have been decimated by Israel.

TRUMP SAYS: NOT TOO LATE

Iran’s state news agency IRNA said Tehran launched hundreds of ballistic missiles at Israel after Israel blasted Iran’s huge Natanz underground nuclear site and killed its top military commanders.

Israeli officials said Natantz was significantly hurt but that it may be some time before the extent of damage was clear. Western countries have long accused Iran of refining uranium there to levels suitable for a bomb rather than civilian use.

The above-ground pilot enrichment plant at Natanz has been destroyed, U.N. nuclear watchdog chief Rafael Grossi told the Security Council on Friday. He said the U.N. was still gathering information about Israeli attacks on two other facilities, the Fordow fuel enrichment plant and at Isfahan.

Iran’s Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei accused Israel of starting a war. A senior Iranian official said nowhere in Israel would be safe and revenge would be painful.

Iran has accused the U.S. of being complicit in the attacks and said it shared full responsibility for the consequences.

Israel’s U.N. envoy Danny Danon said intelligence had confirmed that within days Iran would have produced enough fissile material for multiple bombs. He called Israel’s operation “an act of national preservation.”

Iran has long insisted its nuclear programme is for civilian purposes only. The U.N. nuclear watchdog concluded this week that it was in violation of its obligations under the global non-proliferation treaty.
U.S. President Donald Trump said it was not too late for Tehran to halt the Israeli bombing campaign by reaching a deal on its nuclear programme.

Tehran had been engaged in talks with the Trump administration on a deal to curb its nuclear programme to replace one that Trump abandoned in 2018. Tehran rejected the last U.S. offer.

The talks are due to resume in Oman on Sunday but Iran signalled it might not join.

“The other side (the U.S.) acted in a way that makes dialogue meaningless,” Iran’s foreign ministry spokesperson said on Friday. “You cannot claim to negotiate and at the same time divide work by allowing the Zionist regime (Israel) to target Iran’s territory.”

Reporting by Reuters; Writing by Cynthia Osterman and Stephen Coates; Editing by Daniel Wallis and Raju Gopalakrishnan.


By Alexander Cornwell, Parisa Hafezi and Steve Holland

Puntland oo qabatay Nin Ajnabi ah oo katirsan kooxda Daacish.

Sabti 14 june 2025 {HMC} Ciidamada difaaca ee maamulka Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah nolosha ku qabtay nin ajnabi ah oo katirsanaa kooxda Daacish, kaa oo xilliga la qabanayay ku sugnaa togga Baallade ee katirsan buuraha Calmiskaad.

Ninkan ciidanada Puntland qabteen ayaa u dhashay dalka Turkiga, waxaana xilliga la qabanayay biyo ka dhaansanayay ceel kuyaalla togga Baalladle, waxa uuna ninkan la qabtay qoray Al 47 , sida warbaahinta u sheegeen saraakiisha ciidanka difaaca Puntland.

“Guutada 3-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigtay argagaxiye u dhashay dalka Turkiga, kaasi oo ka tirsan kooxda Daacish. Ninkaan ayaa lagu qabtay isagoo kaligiis biyo ka dhaansanaya ceel, oo ku hubeysan Qori A47, balse aan la socon wax koox ah” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay guuto-saddexaad.

Ninkan ajnabiga ah ay qabteen ciidamada Puntland, ayaa loo gudbiyay saldhig gaar ah ay leeyihiin ciidamada Puntland, waxaana wareysi laga qaaday ku bixiyay siro ku saabsan kooxda uu katirsanaa Daacish iyo jabka adag ay xilligan wajahayaan.

{DAAWO MUUQAALKA} Hanjabaada Cusub IIraan iyo Israa’iili, Wadamada islaamka oo garab istaag muujiyay

0

{DAAWO MUUQAALKA} Taiyaha Cusub ee NISA oo Manta Xilka la Wareegay

0

Sabti 14, June 2025 {HMC} Taiyaha Cusub ee NISA oo Manta Xilka la Wareegay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Saciid Dani oo eedeeyn ujeediyay Doowladda Soomaliya

Sabti 14 June 2025 {HMC} Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si cad u sheegay in uusan oggolaan doonin in Puntland laga fuliyo mashaariic leh ujeeddooyin siyaasadaysan oo dano gaar ah laga leeyahay.

Madaxweynaha oo maanta ka hadlayay magaalada Garowe, xilli uu xarigga ka jarayay buundo weyn oo magaalada Garowe laga hirgeliyay, oo uu Bankiga Adduunku ku maalgaliyay 5 milyan oo Dollar, ayaa tilmaamay in Puntland aysan aqbali doonin wax mashruuc ah oo aan loo marin habraaca saxda ah.

“Marmar waxaan maqlaa in la yiraahdo dowladda Puntland way diiday mashaariic. Haddii ay yihiin mashaariic aan ujeeddo hufan wadin, ama lagu waxyeelaynayo sumcadda Puntland, waan diideynaa. Arrintaas waa in la fahmaa,” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in ay jiran mashaariic horay loo musuqmaasuqay oo dhaqaalihii loogu talo galay guryo looga dhistay magaalooyinka Muqdisho iyo Nayroobi. Isagoo sheegay inay ku lug leeyihiin dad Puntland kasoo jeeda oo Xamar ku sugan.

Dhawaanahan, siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku eedeynayay madaxweyne Deni inuu hor istaagay mashaariic horumarineed oo ay waddo Dowladda Federaalka, sida mashruuca dhismaha wadada u dhaxeysa Xarfo iyo Gaalkacyo, taasoo hadda xiisad kacdoon ah ka dhalisay gobolka Mudug.

Muxuu Yahay Baaqa aay Dhaqanka Soomaaliyeed udireen Mucaaradka Dooowladd?

Sabti 14 June 2025 {HMC} Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta Shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray baaq ay u dirayaan Madaxda Mucaaradka ee Dowladda siidii ay uga qeyb gali lahaayeen gogoshadii uu fididyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, inkastoo ay horey mucaaradka shuruudo ugu xireen ka qeyb galkoodi Shirkaasi.

War saxaafadeed ay kasoo saareen fadhigii ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Odayaashaan Dhaqanka ayaa waxa ay soo dhoweeyeen baaqa Madaxweynaha Soomaaliya ee ah gogosha wadatashiga Qaran laga soo qeyb galo gaar ahaan Siyaasiyiinta Soomaaliya si xal waara looga gaaro arrimaha masiiriga ah ee dalka.

Odayaashaan ayaa bayaankoodi sidoo kale ku xusay inay u mahadcelinayaan ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ee Macawiisleeyda loo yaqaano ee dagaalka kula jira Kooxda Al-shabaab.

Sidoo kale waxa ay shacabka Soomaaliyeed ay ugu baaqeen inay iskugu soo baxaan sidii ay u qaadan lahaayeen kaarka cod bixinta si ay uga qeyb galaan Doorashooyinka Golaha degaanka si ay codkoodi ugu ciil baxaan ayna u doortaan hogaamiyaha ay doonayaan.

Maalinta Berrito oo ay taariikhda ku beegan tahay 15ka June, ayaa loo madlan yahay qabsoomida shirka wada tashiga Qaran ee uu ku baaqay 1dii Bishaan June Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud si ay siyaasiyiinta dalka iyo Dowladda ay uga wada arinsadaan xaaladda uu dalka marayo oo ay ugu horeeyaan arrimaha Dastuurka, Doorashooyinka iyo dagaalka Al-shabaab

{DAAWO SAWIRADA} Sida aay Udhacday Xilwareejinta Taliyaha Nisa

Sabti 14 June 2025 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ugu kala wareejiyey Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.
Munaasabadda xil-wareejinta oo ka ku qabsoontay Xarunta Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, Taliyaha Guud ee Booliska Soomaaliyeed Ganaraal Asad Cabdullaahi Cismaan iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha amniga.
Madaxweynaha oo ku bogaadiyey Agaasimihii Hore ee Hay’adda, doorkii uu ka qaatay horumarinta amniga iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa tilmaamay sida ay uga go’an tahay Dowladda in la sii adkeeyo amniga, lagana hortago khatarta AS ay ku hayaan nolasha iyo nafta muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku adkeeyey Agaasimaha cusub ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad in uu sii amba-qaado howlgallada la dagaallanka argagixisada, xoojinta wadashaqeynta Hay’adda iyo laamaha kale ee amniga iyo kor u qaadidda xiriirka NISA iyo shacabka Soomaaliyeed, si looga hortago dhagarta AS.

Iiraan oo baajisay wada-hadallada nukliyeerka ee Mareykanka

0

Sabti 14, June 2025 {HMC} Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan ayaa Abbas Araqchi ayaa u sheegay Kaja Kallas, madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, in marka la eego xaaladda haatan iyo waxa uu ugu yeeray “cadowtinnimada” Israa’iil, in wada-hadallada aanan sabab loo heli karin.

Iiraan ayaa durba Mareykanka eedda dusha ka saartay markii ay billowdeen weerarrada Israa’iil.

Dhanka kale, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weli u muuqda mid rajo qaba wuxuuna ugu baaqay Iiraan inay oggolaato heshiiska nukliyeerka.

Ilaa iyo haatan, Mareykanka iyo Iiraan ayaa yeeshay shan wareeg oo wada-hadal, oo ay dhexdhexaadisay Cummaan bilihii April iyo May.

Arinta ugu weyn ee la isku mari la’yahay ayaa ah in yuraaniyumta lagu tayeeyo ciidda Iiraan.

Weerarradii dhowaan ee goobaha nukliyeerka Iiraan ayaa la micno ah in dalkaas ay waqti ku qaadan doonto inuu dib u dhiso xarumihii hore.

{DAAWO SAWIRADA} Maxaa ka taqaanaa gantaalaha guuxooda ka dheereeya ee ay heysato Iiran.

Sabti 14 June 2025 {HMC} Yaa haysta? Maxay tahay awoodda nooca Iran ay riday, maxayse uga dhigan tahay gobolka bariga dhexe?

Gantaallada guuxooda ka dheereeya waa hub awood u leh inuu ku socdo xawaare gaadha ugu yaraan Mach 5, taasoo ka dhigan shan jibaar xawaaraha codka. Wuxuu ilbiriqsigii jari karaa 1.7km, ama 6,174km saacaddii.

Gantaallada qaar ee ballistic ah durba ayay gaaraan xawaare noocan ah, laakiin hubkan cusub wuxuu kaga duwan yahay in uu qaadi karo waddo aan la saadaalin karin ama aan toosneyn marka la rido.

Taas oo ka dhigaysa mid ay adagtahay in lagu ogaado nidaamyada radar-ka iyo in lagu burburiyo hanaanka difaacyada.

Dalal badan ayaa wada horumarinta hubkan iyaga oo rajaynaya inay ku helaan awood millatari, laakiin caqabado ayaa ka haysta weli.

Mid ka mid ah caqabadahaas waa kala duwanaanshaha heerkul ee ku yimaada marka gantaal la rido oo uu ka baxo oogada sare ee deedna kusoo laabanayo taasoo dhalisa heer kul aad u sarreeya, taas oo dhalinaysa in qaybo gantaalka ah inay aad u kululaadaan kadibna ay adkaato in ay gaaraan fariimaha hagitaanka.

Ilaa hadda, Ruushka, Shiinaha iyo Iraan ayaa soo bandhigay hubkan loo yaqaano hypersonic ga, iyadoo Moscow la rumeysanaa inay dagaalka Ukraine horey ugu tijaabisay, iminkana waxaa soo raacday Iiraan oo 1-dii October ku riday Tel Aviv.

Mareykanka sidoo kale wuxuu tijaabiyay gantaalladan xawaaraha sare leh laakiin wuu ka gaabiyay heerka ay ka gaareen dalalkan kale.

Gantaalka Iran muxuu kaga duwan yahay kuwa kale?

Bishii November ee 2023 ayay ahayd markii Ilaalada Kacaanka Islaamiga ahaa ee Iran ku dhawaaqeen inuu haysto gantaal hypersonic ah oo ay u bixiyeen magaca Faatix oo micnahiisu yahay furasho.

Iran waxay sheegtay in gantaalkan uu wax ka beegsan karo ilaa masaafo gaadha 1,400 kiilomitir sidoo kale uu ku socon karo xawaare sare oo gaadha ilaa Mach 15 oo 5 km ilbiriqsigii kahor inta uusan ku dhicin bartilmaameedkiisa.

Waxaa sidoo kale la sheegay inuu leeyahay dhuun labaad oo loo dhaqaajin karo in loo adeegsado sidii kiciye kale oo u ogolaanaya inuu sii kordhiyo xawaarihiisa, taasoo saraakiisha sare ee Iran ay ku doodayaan in aysan jirin nidaam difaac oo dunida ilaa hadda la jaanqaadi kara.

Mas’uuliyiinta Iran sidoo kale waxay ay ku faaneen in Faarix uu siin doono awood cusub oo iska caabin ah.

Waxay iska beeniyeen shakigii reer Galbeedka ee ku aaddanaa in aysan Iran sameysan karin gantaallada xawaaraha sare leh ee guuxooda ka dheereeya, Mareykanka waxaa welwelka usii dheer tiknoolojiyadda gantaalkan cususb ay burburinayso suuqiisa bariga dhexe ee hubka maadaama gobolku sameysano hub casri ah.

Xigasho bbc