Home Blog Page 790

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaalada qabiilka ah ee Soomaaliya Ka socdo waxa ay kor u dhaafeen nus qarni” Madaxweyne Qoorqoor.

0

Jimco 13, June 2025 {HMC} Dagaalada qabiilka ah ee Soomaaliya Ka socdo waxa ay kor u dhaafeen nus qarni” Madaxweyne Qoorqoor.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 13-6-2025.

0

Khamiis 13, June 2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay 13-6-2025.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Iraan oo gantaalo culus ku garaacday Isra’il iyo Tel Aviv oo gubaneysa.

Jimco 13, June ,2025  {HMC} Milatariga dowladda Iran, ayaa weerar culus oo aargoosi ah waxa ay ku qaadeen magaalooyin katirsan Israa’iil, waxaana halkaasi ku hoobanaya gantaalo culus oo balastiik ah.

Qaar kamid ah gantaalada Iran ku garaacday Israa’iil ayaa ka gudbay nidaamka difaaca Israa’iil, waxaana la arkayay muuqaalada gantaalada qaar oo ku hoobanaya magaalada Tel Aviv iyo goobo kale.

Iran ayaa in ka badan 150 gantaal daqiiqado gudahood ku weerartay Israa’iil, waxaana mar qura is qabsaday dhawaaqa seeriga digniinta , nidaamka difaaca Israa’il ayaana ku fashilmay in ay kahor tagaan oo burburiyaan gantaalada lagu soo weeraray.

Qaar kamid gantaalada Iran ayaana ku dhacay goobo kuyaalla magaalada Tel Aviv, lamana oga wali khasaaro in ay ka dhasheen gantaalada Iran ku garaacday Israa’iil, dadka Israa’iil ayaa mar sii horreysay kala carar galay iyo in ay gabaad ka dhigtaan dhismooyin kuyaalla dhulka hoostiisa.

Dowladda Iran, ayaa ku hanjabtay in weerarkii saakay Israa’iil kusoo qaaday xarumaha nukliyeerka iyo bartilmaadmeeyo kale oo lagu dilay taliyaal iyo xubno kale oo muhiim ah ka bixin jawaab adag.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn 13 06 2025

Jimco 13, June 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri baryare

Farsamadii ::Muse Ali Herow

{DAAWO SAWIRADA} Guriga Ayatulah Cali Khamenei oo la weeraray.

Jimco 13, June ,2025  {HMC} Diyaaradaha dagaalka Israa’iil , ayaa wali wada duqeymo culus ay ku garaacayaan bartilmaameedyo kuyaalla magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran iyo magaalooyin kale oo ay ku yaallaan xarumo muhiim ah.

Duqeyn gantaal ayaa ku dhacday mid ka mid ah guryaha Ayatollah Cali Khamenei, waxaana gurigan la duqeeyay la sheegay in ay degnaayeen qaar ka mid ah la taliyayaashiisa sare, iyo xubno kale oo aad ugu dhaw dhaw hoggaamiyaha Ruuxiga ee dalka Iran.

Dhinaca kale Esmail Qaani, oo ah taliyaha ciidanka ilaalada kacaanka dibadda ee Quds oo ah ciidanka dhisa , isla markaana taageera kooxaha Iran ee bariga dhexe, ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo Israa’iil ka fulisay gudaha Iran.

Wargeyska dalka Mareykanka ka soo baxa ee New York Times oo xiganaya ilo uu ku kalsoonaan karo, ayaa baahiyay in duqeyn lagu dilay Email Qaani oo kamid ah saraakiisha sar sare ee ilaalada kacaanka ee dalka Iran.

Sargaalkan la sheegay in la dilay , ayaa horey xilkan uga beddelay Qasem Soleimani oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka duqeyn dhinaca cirka ah ugu dileen sannadkii 2020-kii , waxa uuna dilka Esmail Qaani mar kale niyad jab ku noqonayaa dowladda Iran.

WAR DEG DEG AH: Iran oo dishay Saraakiil kaddib Wadashaqeyn ay la yeesheen Israa’iil.

Jimco 13, June ,2025  {HMC} Ciidamo Sirdoon iyo Khiyaano Qaran: Xubno sare oo dawladda Iran ah oo la dilay ama xiran kaddib markii lagu eedeeyay xiriir ay la leeyihiin sirdoonka Israa’iil

Sheegashooyinka maanta ka soo baxay Israa’iil ee la xiriiray inay hay’adda sirdoonka ee Mossad ku dhex lahayd gudaha Iran , saldhigyo ay ku jiraan kuwa laga diray qaar ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ka qeybqaatay weerarka ay saakay Israa’iil fulisay Iran oo lagu dilay saraakiishii milatariga u sarreeyay, ayaa mar kale dib inoo xasuusinaya , sida ay mar walba Mossad ugu dhex jirtay Iran.

Tan iyo markii uu dagaalka qarsoon ee u dhexeeya Iran iyo Israa’iil ku faafay baraha sirdoonka, Iran waxay si joogto ah u bartilmaameedsanaysay shaqsiyaad sare oo ka tirsanaa hay’adaha difaaca, sirdoonka iyo maamulka rayidka, kuwaasoo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen hay’adda sirdoonka Israel ee Mossad.

1. Colonel Ali Esmailzadeh – Ciidanka ilaalada kacaanka (IRGC)

Bishii Juun 2022, Iran waxay si qarsoodi ah u sheegtay dhimashada Col. Ali Esmailzadeh, oo ka tirsanaa unugga gaarka ah ee IRGC ee loo yaqaan Quds Force Unit 840. Warbaahinta gudaha ayaa markii hore sheegtay inuu si shil ah uga dhacay saqafka gurigiisa ku yaalla Karaj, laakiin ilo sirdoon reer galbeed ah ayaa sheegay in la dilay kadib markii lagu tuhmay inuu xog la wadaagay Mossad. Waxa uu si dhow ula shaqayn jiray Sayyad Khodaei, sarkaal kale oo IRGC ah oo la dilay horraantii 2022.

2. Sayyad Khodaei – Sarkaal sare oo IRGC ah

Khodaei wuxuu ahaa sarkaal sare oo IRGC ah, waxaana bishii May 2022 lagu dilay bartamaha Tehraan isagoo gaarigiisa dhex fadhiya. Iran waxay si toos ah weerarka ugu eedeysay Israa’iil. Khodaei waxaa lagu tilmaamay inuu hormuud ka ahaa hawlgallo qarsoon oo Mossad ka fulisay gudaha Iran.

3. Dr. Ayub Entezari – Injineer Nukliyeer

Dr. Entezari wuxuu ahaa saynisyahan muhiim ah oo la shaqeynayay mashruuca tamarta nukliyeerka Iran. Waxaa si lama filaan ah loogu dilay cunno lagu sumeeyay, iyadoo warar hoose oo sirdoon ay sheegayaan in dilkiisa lagu tuhunsanaa xiriir uu la lahaa sirdoonka Israa’iil — Iran waxay markii hore sheegtay inuu “xanuunsaday”, balse warbixino dabadeed la helay waxay muujinayaan in dilka uu xiriir la lahaa xog la tuhmayo in lagu dhex tuuray Israa’iil.

4. Dr. Kamran Daneshjoo – Wasiirkii hore ee Sayniska

Inkasta oo uusan la kulmin dil, Dr. Daneshjoo—oo horey u soo noqday wasiirka cilmiga—wuxuu wajahaa baaritaanno rasmi ah oo lagu tuhunsan yahay inuu xog muhiim ah u gudbiyay hay’adaha reer galbeedka, oo ay ku jirto Mossad. Wararka qaar waxay sheegayaan in xaaskiisa iyo walaalkiis lagu eedeeyay inay xiriir la lahaayeen sirdoonka shisheeye.

5. Mehdi Fazeli – Askari hore oo IRGC ah

Waxaa la xiray bishii Febraayo 2023 kadib markii la ogaaday in uu si qarsoodi ah uga dhoofay dalka isagoo haysta xogta dhaqdhaqaaqyada militeri ee xuduudaha Galbeed ee Iran. Sirdoonka Iran ayaa sheegay in taleefankiisa laga helay xiriir toos ah oo lala lahaa Mossad.

6. Seyed Mahdi Mousavi – Sarkaal xoghayn u ahaa Wasaaradda Difaaca

Waxaa la xidhay dabayaaqadii 2023 kaddib markii baarayaal gudaha ahi ay heleen caddeymo muujinaya inuu xog sirdoon u diray la-hawlgalayaal Israa’iili ah. Wararka la helay waxay sheegayaan in si qarsoodi ah loo wareejiyay xarun sirdoon oo maxalli ah ,markaasoo dad ugu war dambeysay!

7. Xiritaanno kale oo ballaaran:

Dawladda Iran waxay sheegtay in ay xabsiga dhigtay in ka badan 40 qof oo lala xiriirinayo kooxaha sirdoonka Israa’iil tan iyo dabayaaqadii 2021. Qaar badan oo ka mid ah dadkaas ayaa lagu eedeeyay:

Inay geeyeen macluumaad ku saabsan xarumaha nukliyeerka Natanz iyo Fordow.

Inay fududeeyeen weerarro lagu qaaday saraakiil sare.

Inay u suurtageliyeen Mossad inay qalab isgaarsiineed ka dhigato gudaha Iran.

Fallanqeyn kooban:

Halista dhexroorayso Iran gudahooda

Khubarada ammaanka gudaha Iran waxay walaac xooggan ka muujiyeen sida ay Mossad ugu suurtagashay inay gasho xarumaha ugu adag ee sirdoonka iyo militariga Iran. Waxaa sii kordhaya tuhunka ah in la heysto shabakad gudaha u gooshay oo la mid ah kuwa Israa’iil ka sameysatay gudaha Lubnaan iyo Suuriya sannado badan kahor— hadda ayaa markii u horreysay la maqlaya guushii u sarreysay oo sirdoon inay Israa’iil ka gaartay Iran, kaddib saldhigyo howlgallin oo Mossad ay ka hirgelisay gudaha Tehran.

W/Q Iman Jamac

Somalia, Turkey Reaffirm Strategic Partnership at Oslo Forum.

Friday 13, June ,2025  {HMC} Senior officials from the Federal Government of Somalia and the Republic of Turkey convened a crucial meeting today during the ongoing Oslo Forum, re-emphasizing their mutual commitment to a robust strategic partnership.

The discussions, which primarily focused on bolstering cooperation in the vital sectors of security and trade, highlighted Turkey’s enduring and significant role in Somalia’s journey towards lasting peace, stability, and comprehensive development.

The high-level engagement brought together Mr. Hussein Maalim, Somalia’s National Security Advisor, and Dr. Burhanettin Duran, the Deputy Foreign Minister of the Republic of Turkey.

Their meeting on the sidelines of the prestigious Oslo Forum provided a valuable opportunity for both nations to consult on pressing bilateral and regional issues, reinforcing the strong bonds that have characterized their relationship for years.

A central theme of their discussions was the imperative to further strengthen the strategic partnership between Somalia and Turkey, with particular attention given to security cooperation.

This collaboration is crucial as Somalia continues its efforts to consolidate peace and enhance its national security capabilities.

Parallel to security, discussions also delved into expanding trade relations, exploring new avenues for economic cooperation that can foster mutual prosperity and contribute to Somalia’s economic revitalization.

Both high-ranking officials took the opportunity to reaffirm the paramount importance of Turkey’s sustained role in Somalia’s ongoing reconstruction and development.

Turkey has been a consistent and visible partner in Somalia, providing critical support across a wide spectrum of areas, from humanitarian aid and infrastructure development to capacity building and direct investments.

This continued engagement is highly valued by the Somali government and its people, recognizing Turkey’s contributions to stability and progress within the Horn of Africa nation.

The meeting at the Oslo Forum serves as a clear indication of the deep and evolving nature of the Somalia-Turkey alliance.

Such high-level diplomatic exchanges are fundamental in translating shared objectives into tangible actions, ensuring that the strategic cooperation between the two countries continues to effectively contribute to Somalia’s national priorities and its long-term aspirations for peace and economic growth.

The discussions in Oslo underscore a mutual dedication to advancing collective interests and fostering a secure and prosperous future.

Somali, Chinese FMs Reaffirm Strategic Ties in Changsha Meeting

Friday 13, June ,2025  {HMC} The Foreign Ministers of Somalia and China held a significant high-level meeting in Changsha, Hunan Province, today, on the sidelines of the 4th China-Africa Trade and Economic Exhibition and the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) Coordinators’ Ministerial Conference.

This pivotal engagement reaffirmed the deep-rooted friendship and commitment to strengthening strategic cooperation between the two nations, arriving as they celebrate the 65th anniversary of their diplomatic relations.

Somalia holds the distinction of being the first East African nation to establish formal ties with the People’s Republic of China in 1960.

During the extensive discussions, both sides reiterated their mutual respect and shared vision for a robust bilateral partnership.

Somali Foreign Minister Abdisalan Abdi Ali (Dhaay) conveyed profound gratitude for China’s steadfast support, particularly acknowledging the invaluable assistance provided to Somalia during its challenging periods.

Minister Dhaay articulated Somalia’s keen interest in expanding the scope of their cooperation, highlighting key areas of focus.

These include a strong emphasis on enhancing trade cooperation, actively marketing Somali products to the vast Chinese market, developing crucial economic infrastructure within Somalia, and investing substantially in human capacity building and digital services, essential for Somalia’s ongoing reconstruction and modernization.

In response, Chinese Foreign Minister Wang Yi warmly commended Somalia’s consistent support for China’s re-engagement with the international community decades ago.

Minister Wang reaffirmed China’s unwavering commitment to its long-standing relationship with Somalia, pledging full cooperation in the effective implementation of FOCAC projects.

He stressed China’s focus on achieving tangible outcomes from these initiatives, emphasizing that the goal is to directly improve the lives and livelihoods of the Somali people.

This commitment highlights China’s dedication to delivering practical benefits through its partnerships.

The meeting served as a powerful platform for both diplomatic chiefs to express a shared aspiration for a future of deepened collaboration.

The discussions reflected a mutual understanding of each other’s national interests and a collective will to work together on regional and international issues.

The enduring friendship, cultivated over more than six decades, continues to evolve, adapting to contemporary global challenges and opportunities.

This high-level diplomatic encounter in Changsha represents a crucial step in cementing the strategic alliance between Somalia and China.

Such engagements are vital for translating diplomatic goodwill into concrete projects that contribute to Somalia’s economic recovery, social development, and its reintegration into the global economic framework, all within the comprehensive ambit of China-Africa cooperation.

Somalia’s National Independent Electoral Commission Seeks Turkish Expertise in Election Preparedness

0

Friday 13, June ,2025  {HMC} The National Independent Electoral Commission (NIEC) of Somalia recently concluded a significant visit to Ankara, where its delegation engaged in comprehensive discussions with the Supreme Election Council of Turkey. The high-level meeting focused on strengthening Somalia’s electoral infrastructure and drawing valuable lessons from Turkey’s established democratic processes.

During the productive exchange, representatives from both electoral bodies delved into detailed discussions concerning their respective organizational structures and operational frameworks. A key area of focus was the intricate process of voter registration, a critical component for ensuring credible and inclusive elections. The Somali delegation was particularly keen to understand Turkey’s successful methodology for enabling its large diaspora population to participate effectively in national elections, a model that could offer significant insights for future Somali polls.

A pivotal outcome of the discussions was a mutual agreement on robust collaboration between the two commissions. Turkey has committed to providing substantial support to Somalia’s NIEC, including technological assistance and specialized training programs designed to enhance the capabilities and expertise of Somali electoral personnel. This technical cooperation is expected to play a crucial role in modernizing Somalia’s election management systems and bolstering the overall integrity of its electoral processes.

In addition to their engagements with the Supreme Election Council, the Somali commission also held important meetings with key officials from the Turkish Ministry of Foreign Affairs. These included the Director-General of the Ministry and the Director of the Africa Department. During these sessions, the Somali delegation received comprehensive briefings on various aspects of voter registration strategies and Turkey’s overarching election planning mechanisms.

This visit to Turkey signifies a strategic move by Somalia’s National Independent Electoral Commission to leverage international expertise in its ongoing efforts to prepare for forthcoming elections. The collaboration with Turkey’s Supreme Election Council is anticipated to be instrumental in building a more robust, transparent, and inclusive electoral system in Somalia, ultimately contributing to the nation’s democratic development.

Somali President inspects Turkish exploration vessel following completion of offshore oil survey

0

Friday 13, June ,2025  {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday visited the Turkish seismic exploration vessel Oruc Reis at the Port of Mogadishu, marking the official completion of an extensive oil exploration mission off the coast of Somalia.

During the inspection tour, President Mohamud commended the efforts of Turkish partners and all stakeholders involved in the months-long survey, expressing optimism that the results will pave the way for transformative economic development in Somalia.

“This is an important milestone that supports our vision of utilizing Somalia’s natural resources to generate economic opportunities and advance social progress,” President Mohamud stated. He praised Turkey’s steadfast partnership, saying, “The Turkish government and people have consistently demonstrated that Somalia is a viable investment destination.”
The President emphasized his administration’s commitment to revitalizing Somalia’s economy by harnessing its abundant natural resources. While oil remains a central focus, he noted that Somalia’s broader resource base holds the potential to address critical national challenges and promote long-term stability.

The Oruc Reis, a Turkish seismic survey vessel, arrived in Mogadishu in October 2024 to begin three-dimensional seismic studies in Somali waters. Over the course of six to seven months, the vessel collected geological data to help determine viable oil and gas reserves along Somalia’s coastline. The data will be analyzed in Ankara to identify potential drilling locations.

The President’s high-profile visit to the vessel underscores the strategic importance his administration places on unlocking Somalia’s natural resource potential. The findings from the exploration are expected to play a crucial role in shaping Somalia’s energy future and deepening cooperation with Türkiye.

President Mohamud’s remarks also reaffirmed Somalia’s commitment to sovereign economic development through international partnerships based on mutual benefit and respect.

Oruc Reis, which is scheduled to depart from Mogadishu Port on June 15 to return to Türkiye, is expected to be ready for its next mission by August.