Home Blog Page 817

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa Saakay ka cusub Dagaalka Deegaanka Ceel-hareeri ee Gobalka Hiiraan?

Khamiis 05, June 2025 {HMC} Maxaa Saakay ka cusub Dagaalka Deegaanka Ceel-hareeri ee Gobalka Hiiraan?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Siyaasiyiinta Mucaardka Doorasho qof iyo Cod ah ayey Rabaan ”R/W Saalax”

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Siyaasiyiinta Mucaardka Doorasho qof iyo Cod ah ayey Rabaan ”R/W Saalax”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Fiqi ”Waxaan u Hambalyeynaa Ciidamada Hiiraan ee Maanta Guusha ka Gaaray AS”

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Wasiir Fiqi ”Waxaan u Hambalyeynaa Ciidamada Hiiraan ee Maanta Guusha ka Gaaray AS”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Intaa xafiiska Joogay waxaa ka shaqeeyey in Muqdisho Qarax uusan ka dhicin ”Gudoomiye Amiir”

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Intaa xafiiska Joogay waxaa ka shaqeeyey in Muqdisho Qarax uusan ka dhicin ”Gudoomiye Amiir”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gobolka Banaadir Doorasho qof iyo Cod ah ayaa ka qabaneeynaa ”Gudoomiye Muungaab”

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Gobolka Banaadir Doorasho qof iyo Cod ah ayaa ka qabaneeynaa ”Gudoomiye Muungaab”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Yaa Caawa ku Sugan Deegaanka Ceel Hareeri ee Gobolka Hiiraan.?

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Yaa Caawa ku Sugan Deegaanka Ceel Hareeri ee Gobolka Hiiraan.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dhacdooyinkii Ugu Danbeeyay caalamka 04-06-2025

0

Dhacdooyinkii Ugu Danbeeyay caalamka 04-06-2025

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo Culus oo maanta ka dhacay Deegaanka Ceel Hareeri ee Gobolka Hiiraan.

Arbaco, 4 Juun 2025 {HMC} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo maanta ku dhexmaray deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan ciidanka Macawiisleeyda Xawaadle iyo kuwa Al-shabaab.

Dagaalka oo ahaa mid markii hore ku bilawday weerar qaraxyo ah oo ay kooxdu ku qaaday fariisin ciidanka Macawiisleeyda ku leeyihiin deegaanka Ceel hareeri ayaa waxaa xigay dagaal fool ka fool ah oo mudo laba jeer ah la isku noqday.

Sarkaal ka tirsan ciidanka Macawiisleeyda Xawaadle ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka maanta jab xoogan ku gaarsiiyeen xubnaha Al-shabaab ee weerarka kusoo qaaday Ceel hareeri.

Wuxuu sidoo kale sheegay sarkaalkaan in dagaalka maanta ay Al-shabaab uga dileen 21 xubnood oo meydadkooda wali yaalaan gudaha deegaanka, islamarkaana dhankooda uu xusay iney ka dhinteen laba askari.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Qoor Qoor oo Booqday Magaalada Baxdo.

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Madaxweyne Qoor Qoor oo Booqday Magaalada Baxdo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 04-6-2025.

0

Arbaco 04, june 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.