Home Blog Page 821

DF oo billowday nidaam hubin amni ah oo ka hirgalaya Garoonka Muqdisho.

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daahfurtay nidaam casri ah oo la isku weydaarsanayo xogta duulimaadyada iyo rakaabka, iyadoo kaashaneysa Mareykanka iyo hay’adda Interpol, si loo xoojiyo amniga xuduudaha loona horumariyo baarista dadka soo galaya dalka, qaybna ka ah dadaallada dib-u-habeynta hay’adaha dowladda.

Nidaamkan oo ay shaacisay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (ICA), ayaa u oggolaanaya dowladda Soomaaliya in ay si toos ah ula wadaagto xogta rakaabka iyo safarrada la xiriira hay’adaha caalamiga ah ee amniga.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya in barnaamijkani uu gacan ka geysan doono in la aqoonsado shakhsiyaadka lala xiriirinayo argagixisada, tahriibinta dadka, iyo dambiyada kale ee caalamiga ah ee isgoyska ah.

“Barxaddan waa tallaabo weyn oo lagu hormarinayo nidaamyada maaraynta xuduudaha Soomaaliya si ay ula jaanqaadaan heerarka caalamiga ah ee amniga duulista,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay ICA.

Nidaamkan cusub ayaa Soomaaliya ku xira shabakadda isgaarsiineed ee Interpol ee I-24/7, taasoo ah nidaam sugan oo ay isticmaalaan 195 dowladood si ay isugu gudbiyaan xogaha dambiyada. Sidoo kale, waxa uu waafaqsan yahay qaraarrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigoodu yahay 2178 iyo 2396, kuwaas oo faraya in la adkeeyo baarista dadka safarka ah si loo xakameeyo socodka dagaalyahanada ajnabiga ah.

Khubarada amniga ayaa tallaabadan ku sifeeyey mid muhiim ah, iyagoo xusay in ay si weyn u taageerayso dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo shabakadaha dambiyada abaabulan ee ka shaqeeya xuduudaha.

Kooxda Al-Shabaab ayaa mas’uul ka ahayd weerarkii 2016 ee lagu bartilmaameedsaday diyaarad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda Daallo Airlines, kaddib markii nin isa soo miidaamiyey uu bam la koray diyaaraddii duulimaadka159 ee ka kacday garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa dalooliyey qeyb ka mid ah diyaaradda, wuxuuna sababay dhimashada weeraryahankii, iyadoo diyaaraddii si degdeg ah loogu khasbay inay ku degto xaalad degdeg ah. Rakaabkii kale iyo shaqaalihii diyaaradda way badbaadeen.

Baaritaanno dambe ayaa muujiyey in qaraxa lagu dhex geliyey diyaaradda iyadoo la adeegsanayo shaqaale ka tirsan garoonka, taasoo banaanka keentay nuglaanta nidaamka amniga duulista ee dalka.

Tan iyo dhacdadaas, Soomaaliya waxay maalgelin xooggan ku sameysay casriyeynta garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, oo ay ka mid yihiin dhismaha terminal cusub iyo aasaaska machad tababar duulimaad ah.

Nidaamka cusub ee xog is-weydaarsiga ayaa la jaanqaadaya horumarradaasi dhanka kaabeyaasha, wuxuuna gacan ka geysanayaa dadaallada dowladda ee ku aaddan in si buuxda dib loogu soo celiyo xukunka hawada Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, caqabado ayaa weli jira. Hay’adda Duulista Rayidka ee Mareykanka (FAA) ayaa wali mamnuucda duulimaadyada rayidka ah ee ka hooseeya 26,000 feet ee hawada Soomaaliya, iyada oo ku sababeeysay khataraha ka iman kara hubka lidka diyaaradaha ee suuragalka ah inuu gacanta ugu jiro Al-Shabaab.

Bishii Janaayo 2024, dagaalyahanno ayaa weeraray diyaarad qumaatiga u kacda oo ay leedahay Qaramada Midoobay, taasoo ka dhacday bartamaha Soomaaliya, waxaana lagu dilay hal qof halka kuwo kalena la afduubtay — dhacdo muujisay qatarta weli hortaagan duulimaadyada rayidka ah ee dalka.

Nidaamkan xog-is-weydaarsiga ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Soomaaliya ee dib-u-dhisidda hay’adaha amniga, iyo sidii ay si buuxda gacanta ugu hayn lahayd sugidda amniga qaranka kaddib tobannaan sano oo burbur iyo kala daadsanaan ah.

Inkastoo Mareykanka uu weli yahay xulafo muhiim ah oo dhanka amniga ah, haddana hoos u dhaca deeqaha uu bixiyo ayaa saameyn ku yeeshay barnaamijyo muhiim ah. Dalal sida Turkiga ayaa kaalmo ka bixinaya meeshii Mareykanku ka baxay, iyagoo taageeraya dhismaha garoomada iyo tababarka ciidamada amniga Soomaaliya.

Mas’uuliyiintu waxay rajo ka qabaan in nidaamkan cusub uu sare u qaadi doono sumcadda Soomaaliya ee bulshada caalamka, isla markaana uu xoojin doono codsigeeda ah in laga qaado xayiraadaha hawadeeda.

Muxuu salka ku hayaa Khilaaf ka dhex qarxay Madaxweyne Trump iyo Elon Musk?

0

Arbaco 04, June 2025 {HMC} Elon Musk ayaa cambaareeyay saxeexa madaxweyne Trump ee nidaamka cashuuraha oo u uku tilmaamay in uu yahay wax laga yaqyaqsado.

Aqalka Wakiillada bishii hore ayaa waxaa ansixiyay miisaaniyadda cashuur goynta oo gaadhaysa trillion Doollar iyo kharashaad badan oo ku baxaya difaaca yo weliba nidaamyo dawladda Maraykanka u oggolaanaya in ay amaahato lacago badan.

“Ceeb baa u sugnaatay kuwii u codeeyay,” ayaa Musk uu ku yidhi qoraal uu soo dhigay bartiisa X isaga oo ka hadlaya nidaamka ajandaha madaxweynaha marka labaad soo laabtay ee Trump.

Maalqabeenkan Maraykanka ah ayaa si lama filaan ah uga tagay maamulka todobaadkii hore kaddib markii 129 maalmood uu ka shaqaynayay siu u u dhimo kharashaadka kooxdiisa, oo loo yaqaan Doge.

Press Statement (for immediate release)

Wednesday 4 June 2025 {HMC} The Federal Republic of Somalia conveys its sincere congratulations to the brotherly Kingdom of Bahrain, its government, and people on its election on Tuesday by the United Nations General Assembly in New York as a non-permanent member of the United Nations Security Council for the 2026–2027 term, representing the Asian Group in this vital international forum.

As a current member of the United Nations Security Council for the 2025–2026 term, following its election on June 6, 2024, the Federal Republic of Somalia welcomes the Kingdom of Bahrain’s election for the 2026–2027 term and looks forward to enhancing bilateral cooperation on shared priorities, including the support of Arab and Islamic positions, foremost among them the Palestinian cause.

The Federal Republic of Somalia also extends warm congratulations to the Republic of Colombia, the Democratic Republic of the Congo, the Republic of Latvia, and the Republic of Liberia on their election as non-permanent members of the United Nations Security Council for two-year terms beginning in January 2026 and reaffirms its commitment to strengthen cooperation with these friendly nations in promoting international peace, security, and stability.

Cameroon: the world’s most neglected displacement crisis.

Tuesday 3 June 2025 {HMC}  Cameroon is now the world’s most neglected displacement crisis, according to a new report from the Norwegian Refugee Council (NRC). Decision makers must recognise that displacement isn’t a distant crisis; it’s a shared responsibility which cannot be ignored.

The annual list of neglected displacement crises is based on three criteria: lack of humanitarian funding, lack of media attention, and a lack of effective political engagement to end conflict and improve conditions for displaced people.

The crisis in Ethiopia ranks second, its highest-ever placement on the list, while Mozambique, in third, features for the first time. Burkina Faso, which topped the list for the previous two years, ranks fourth. The Democratic Republic of Congo features eighth after ranking in the top three since this report’s inception. These shifts do not reflect meaningful improvements but instead they highlight a harsh reality: nearly all protracted humanitarian crises are now being neglected.

“International solidarity is being overtaken by increasingly introverted and nationalistic policies in previously generous donor nations. This is deepening the neglect of people affected by crisis and displacement at a time when a record number of people have been forced from their homes. Across Europe, the United States and elsewhere we have seen donors turn their backs on people in their hour of need,” said Jan Egeland, Secretary General of NRC.

“It is critical that we do not accept donors’ abandonment of aid as a foregone conclusion. Displacement isn’t a distant crisis: it’s a shared responsibility. We must stand up and demand a reversal of brutal aid cuts which are costing more lives by the day.”

The shortfall between what was required to meet humanitarian needs in 2024 and what was delivered was a staggering USD 25 billion, meaning over half of all needs went unmet. This figure is large but also roughly one per cent of what the world spent on defence in 2024.

“Adequate funding is essential. But funding alone cannot halt the suffering. Without effective conflict resolution, disaster prevention and diplomatic engagement, these protracted crises will go on and on. More people will be displaced, and more lives will be shattered,” said Egeland.

Cameroon has repeatedly featured high on this list and continues to grapple with three distinct and protracted crises that have displaced hundreds of thousands. It is a case study in global neglect: little diplomacy, underfunded and under-reported. The displacement crisis in the country was seldom mentioned in most media outlets around the world, leaving the realities for displaced and conflict-affected people invisible to many.

“Life is very difficult at times, and we get by with a little farming and working in small businesses to try and find enough to eat. We worry about the future of our children. They need to go to school. We have been forgotten here in Cameroon and it’s very difficult for us to even think about the future of our families,” said Djeinabou, 32, a refugee from the Central African Republic living in Cameroon.

“The world cannot plead ignorance when it comes to overlooking crises that feature in this report. Each year we warn that things will get worse, and each year that warning becomes a reality. This year I fear that more than ever. With aid budgets being slashed it is down to each and every one of us to stand up and tell global, regional and national politicians to change course, that we will not stand by and let those forced to flee be left behind. What we do this year will be remembered,” said Egeland.

Facts and figures:   

  • Each year, the Norwegian Refugee Council (NRC) publishes a list of the ten most neglected displacement crises in the world. The purpose is to focus on the plight of people whose suffering rarely makes international headlines, who receive no or inadequate assistance, and who rarely become the centre of attention for international diplomacy efforts. The report is available here.
  • The neglected displacement crises list for 2024 analyses 34 displacement crises based on three criteria: lack of funding, lack of media attention, and lack of effective international political and diplomatic initiatives. Full details of the methodology can be found here.
  • The full list in order this year is: Cameroon, Ethiopia, Mozambique, Burkina Faso, Mali, Uganda, Iran, Democratic Republic of Congo, Honduras, and lastly Somalia.
  • Cameroon ranked 2nd in 2023, 7th in 2022, 3rd in 2021, 2nd in 2020 and topped the list in 2019 and 2018.
  • Ethiopia last featured on the list in 2021 when it ranked 10th.
  • Mozambique appears on this list for the first time.
  • Burkina Faso has appeared on this list for the previous six years. It ranked 1st in 2023 and 2022, 2nd in 2021, 7th in 2020, and 3rd in 2019.
  • DR Congo topped the list three times (2021, 2020 and 2017). It ranked 2nd on the list in 2022, 2019, 2018 and 2016. It ranked 3rd in 2023.
  • The 2024 humanitarian response plan for Cameroon was 45% funded with USD 168.2 million of the USD 371 million required meaning the funding gap was USD 202.8m [data pulled March 2025] (OCHA).
  • Globally in 2024, USD 24.2 billion in funding was received against a total of USD 49.5 billion in requirements. This left a global funding gap of USD 25.3 billion (51.1%) [data pulled March 2025] (OCHA).
  • Total military spending for 2024 was USD 2.46 trillion – equal to USD 6.74 billion per day. With the global humanitarian funding gap at USD 25.29 billion, this is equal to 3.7 days, or 1.03%, of global miliary spending in 2024 (IISS).
  • The displacement crisis in Cameroon was mentioned in 28,800 articles in English, Spanish, French and Arabic in 2024. This is 15 times fewer than the crisis in Ukraine which was mentioned in 451,000 articles (Meltwater).
  • Many major donors are cutting foreign aid budgets, which include both humanitarian and development funding. In January, the United States (US) suspended ongoing aid projects to conduct a foreign assistance review, forcing the majority of US-funded humanitarian work to be put on hold or, eventually, to cease (Devex). In February, the United Kingdom announced it would be cutting Overseas Development Assistance (ODA) from 0.5% to 0.3% of Gross National Income (UK Government). In February, the Dutch government also announced a EUR 2.4 billion cut in development aid from 2027 (Government of the Netherlands). The French government announced it would reduce public development assistance by more than EUR 2 billion – close to 40% of its annual funding (RFI). Swiss, Swedish, German and Belgian governments have also announced cuts in aid assistance budgets (Devex, Devex, SwissInfo, Development Today).

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa Ka Jiro in Xabsiyada Soomaliland lagu Xiro Dad aana Maxkamad xukumin?

0

Talaado 3, June 2025 {HMC} Maxaa Ka Jiro in Xabsiyada Soomaliland lagu Xiro Dad aana Maxkamad xukumin?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaano Gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

0

Talaado 3, June 2025 {HMC} Xildhibaano Gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} MW Xasan oo Warqadaha Aqoosiga Ka Guddoomay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska

0

Talaado 3, June 2025 {HMC} MW Xasan oo Warqadaha Aqoosiga Ka Guddoomay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxeey ka wada hadleen Madaxweeyne Xasan Bulshada Rayidka.?

0

Talaado 3, June 2025 {HMC} Maxeey ka wada hadleen Madaxweeyne Xasan Bulshada Rayidka.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Dhacdooyinkii Ugu Danbeeyay caalamka 03-06-2025

0

Dhacdooyinkii Ugu Danbeeyay caalamka 03-06-2025

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dadka Ayaa qabtay Markii uu qarxiyay Miinadii uu watay.

0

Talaado 3, June 2025 {HMC} Dadka Ayaa qabtay Markii uu qarxiyay Miinadii uu watay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA