Home Blog Page 834

Madaxwayne Xasan Sheikh oo Qadka Taleefanka kula hadlay Ordugan.

Axad, 01, June 2025{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiya, iyagoo si gaar ah diiradda u saaray kor u qaadista iskaashiga dhinacyada amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo maalgashiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Dowladda iyo Shacabka Turkiga miro-dhalka dadaallada nabadda iyo wada-hadalka ee ku aaddan PKK, isagoo bogaadiyey doorka firfircoon ee dowladda Turkiga ay ka qaadato taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

Dhankiisa, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa mar kale adkeeyey in dowladda Turkiga ay sii wadi doonto garab istaagga ay u hayso Soomaaliya, iyadoo mudnaanta siinaysa mashaariicda horumarineed iyo taageerada dhinacyada amniga iyo horumarinta adeegyada bulshada.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay caawa ka wada hadleen MW Xasan iyo Dhigiisa Turki?

0

 

 

Sabti 31, May 2025 {HMC} Maxay caawa ka wada hadleen MW Xasan iyo Dhigiisa Turki?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Puntland oo fariin u dirtay siyaasiyiin mucaarad ah oo tikniko badan la galay Garowe

0

Sabti 31, May 2025 {HMC} Puntland oo fariin u dirtay siyaasiyiin mucaarad ah oo tikniko badan la galay Garowe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Mursal “Wada-tashi Lagu Sameeyo Shuruucda iyo Doorashooyinka Waa Waajib”

0

Sabti 31, May 2025 {HMC} Mursal “Wada-tashi Lagu Sameeyo Shuruucda iyo Doorashooyinka Waa Waajib”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “Sheekh Shariif oo Ka Digay Diiwaan-gelinta Barakacayaasha

0

 

 

Sabti 31, May 2025 {HMC} “Sheekh Shariif oo Ka Digay Diiwaan-gelinta Barakacayaasha

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Cali Dhudi “Macawiisleyda Waa Tiirka Amniga”

0

 

 

Sabti 31, May 2025 {HMC} Cali Dhudi “Macawiisleyda Waa Tiirka Amniga”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Rooble “Xasan Sheekh Waxaan Kula Taliyey Inuusan Dhaafin 4 Sano”

0

 

 

Sabti 31, May 2025 {HMC} Rooble “Xasan Sheekh Waxaan Kula Taliyey Inuusan Dhaafin 4 Sano”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maamulka gobolka Hiiraan oo eedeyn u jeediyay Hay’adda Aqoonsiga Diiwaan galinta Soomaaliya ee NIRA.

0

Sabti 31, May 2025 {HMC} Maamulka gobolka Hiiraan oo eedeyn u jeediyay Hay’adda Aqoonsiga Diiwaan galinta Soomaaliya ee NIRA.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Kheyre “Madaxweynuhu Wuxuu Burburiyey Heshiiskii Carta”

0

Sabti 31, May 2025 {HMC} Kheyre “Madaxweynuhu Wuxuu Burburiyey Heshiiskii Carta”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Nuxurka War-murtiyeedkii ay soo saareen Mucaaradka Soomaaliya.

0

 

 

Sabti 31, May 2025 {HMC} Nuxurka War-murtiyeedkii ay soo saareen Mucaaradka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA