Sabti 1, June 2025 {HMC} Madaxweyne Xasan oo ku dhawaaqay Gogosha Wadatashiga mucaaradka iyo dowlada
{DAAWO MUUQAALKA} Madaxda wadamada Carabta oo laga hor istaagay ineey Booqdaan Qassa.
Sabti 1, June 2025 {HMC} Madaxda wadamada Carabta oo laga hor istaagay ineey Booqdaan Qassa.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG DEG AH Golaha wasiirada Soomaaliya oo Xilkii ka qaaday Sanbaloolshe.
Sabti 1, June 2025 {HMC} WAR DEG DEG AH Golaha wasiirada Soomaaliya oo Xilkii ka qaaday Sanbaloolshe.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Madaxda wadamada Carabta oo laga hor istaagay ineey Booqdaan Qassa.
Sabti 1, June 2025 {HMC} Madaxda wadamada Carabta oo laga hor istaagay ineey Booqdaan Qassa.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {01.06.2025}.
Axad, 01, June 2025{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali adoow
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
Golaha Wasiirada oo maanta leh shir deg deg ah leeskugu yeeray.
Axad, 01, June 2025{HMC} Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la isugu yeeray shir degdeg ah, kaas oo ajandihiisa yahay amniga iyo xasiloonida dalka.
Kulankan ayaa la filayaa in warbixino looga dhageysto Wasaaradaha Amniga, Difaaca iyo arrimaha gudaha, iyaga oo ka hadli doona xaaladda dalka.
Sidoo kale, warar soo baxaya ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada ansixin doonaan isbadalo lagu sameyn doono taliyeyaasha Ciidanka.
Shirka Golaha Wasiirada wuxuu ku soo aadaya xilli war-murtiyeed ay soo mucaaradka ku dhaliileen dowladda Federaalka, kuna baaqeen wadatashi.
War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Mucaaradka uga socday Muqdisho.
Axad, 01, June 2025{HMC} Waxaa goordhaw war-saxaafadeed laga soo saaray shirkii siyaasiyiinta mucaaradka maalmihii lasoo dhaafay uga socday hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho, shirkaas oo looga hadlayay xaalada siyaasadeed ee dalka , gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo xilliga kala guurka.
War-murtiyeedka goordhaw kasoo baxay mucaaradka, ayaa lagu cambaareeyay ku takrifalka awoodaha dowladda iyo musuqmaasuqa , eexda iyo boobka hantida dadweynaha iyo heshiisyada qarsoodiga ee kheyraadka dabiiciga uu dalku leeyahay.
Waxaa sidoo kale war-murtiyeedka walaac xooggan looga muujiyay muddo kororsiga sharcidarada ah ay sameesteen madaxda maamul goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo ku biirista madaxda xisbiga uu Madaxweynaha hoggaamiyo.




{DAAWO MUUQAALKA} Gobolka Hiiraan AS uguma tageynaa waa Dhima karnaa mooye.
Sabti 1, June 2025 {HMC} Gobolka Hiiraan AS uguma tageynaa waa Dhima karnaa mooye.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada Deegaanka oo Weerar Culus ku qaaday Goob ay isku uruursanyeen AS.
Sabti 1, June 2025 {HMC} Ciidamada Deegaanka oo Weerar Culus ku qaaday Goob ay isku uruursanyeen AS.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka jira in is badal lagu sameeynayo hay’adaha Amniga.?
Sabti 1, June 2025 {HMC} Maxaa ka jira in is badal lagu sameeynayo hay’adaha Amniga.?



