Sabti 31, May 2025 {HMC} Soomaaliya oo loogu Baaqay inay la wareegto masuuliyadda Amnigeeda
Sabti 31, May 2025 {HMC} Soomaaliya oo loogu Baaqay inay la wareegto masuuliyadda Amnigeeda
Sabti 31, May 2025 {HMC} Kun qof ayaa AS uga dhimatay Dagaalkii Ceel-Hariire.
Sabti 31, May 2025 {HMC Xawaadle jihaad dhab ah ayuu jiraa dal iyo dhibadna waa mideeysan yahay”XIl-Raaxeye
Sabti 31, May 2025 {HMC} Waa imisa Kuraasta Golaha Shacabka ee Manta Jowhar lagu dooranayo.
Sabti 31, May 2025 {HMC} Tirada dadka ku dhintay roobab xooggan oo ka da’ay Nigeria oo korortay.
Sabti 31, May 2025 {HMC} Maxaa lagu Xakumay Hooyo Iibisey gabadheeda oo Lix jir ah?
Sabti 31, May 2025 {HMC} Doorashada Gudoomiyaha Ardayda Jaamacada Central oo ka dhacday Baladweyne.
Sabti 31, May 2025 {HMC} Maxaa keenay in Baladweyne laga sameeyo Beeraha Green House ah.?
Sabti 31, May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali adoow
Farsamadii ::Abdiqani osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
Sabti 31 May 2025{HMC} Dhawaqa duqeyn xooggan ayaa laga maqlay agagaarka Basra, oo ah deegaan istiraatiiji ah oo u dhaxeeya magaalooyinka Balcad iyo Afgoye, kuna yaalla xuduudda gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Goobjoogayaal ku sugan deegaanka ayaa sheegay in ay maqleyn duqeymaha ku dhacay Basra oo ay inta badan yimaadaan xubno iyo saraakiil ka tirsan AS.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya duqeymaha ay ku dhaceen saldhigyo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan AS, inkasta oo aan weli si rasmi ah loo caddeyn cidda fulisay weerarkan.
Mareykanka sannadkan kordhiyay duqeymaha cirka ah ee la beegsanayo AS iyo Daacish, isaga oo taageeraya dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka iyo Mareykanka, kaasi oo la xiriira duqeymaha.