Home Blog Page 839

Kuraastii ay ka geeriyoodeen Wasiir iyo Xildhibaan oo maanta la dooranayo.

0

Sabti 31 May 2025{HMC} Magaalada Jowhar ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada labo kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraastan, oo kala ah HOP097 iyo HOP098.

Kuraastan ayaa bannaanatay kadib markii ay geeriyoodeen Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Maxamuud Maxamed Jimcaale (Sey-Sey), oo labaduba ahaa xubno ka tirsan baarlamaanka.

Musharraxiinta u tartamaya kuraastaas u tartameysa ayaa kala ah Cabdikariin Maxamed Diiriye, oo u sharaxan kursiga HOP097 iyo Cabduqaadir Maxamuud Maxamed (Sey-Sey), oo u tartamaya kursiga HOP098.

Labadan musharrax ayaa ka mid ah afar musharrax oo buuxiyay shuruudihii guddiga doorashooyinka, waxaana shahaadada musharraxnimo si rasmi ah loogu guddoonsiiyay magaalada Jowhar.

Doorashadan ayaa waxaa goobjoog ahaan doona ergada dooraneysa, mas’uuliyiin dowladeed, iyo kormeereyaal madaxbannaan.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 30-5-2025.

0

Jimco 30, May 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

{DAAWO MUUQAALKA} “In Xabada Duudka Kaaga Dhacdo Waxa Dhaanta in aay Shafka Kaaga Dhacdo”Kabtan Cabdiweli Suudi

0

jumac  30, May 2025 {HMC} “In Xabada Duudka Kaaga Dhacdo Waxa Dhaanta in aay Shafka Kaaga Dhacdo”Kabtan Cabdiweli Suudi

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaasha Dalalka Soomaliya iyo Talyaaniga oo Muqdisho Ku Kulmay

0

jumac  30, May 2025 {HMC} Taliyaasha Dalalka Soomaliya iyo Talyaaniga oo Muqdisho Ku Kulmay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudiga qaban qaabada maal maha xuriyada oo kulan koodii ugu horeeya yesshay .

0

jumac  30, May 2025 {HMC}  Gudiga qaban qaabada maal maha xuriyada oo kulan koodii ugu horeeya yesshay .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {30-05-2025}

Jimco 30 May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxaaan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdiraxman Macalin Muse

Farsamadii ::Yasiin Ali Ahmed

Shabeelada Dhexe oo Markale uu ka Billowday Dagaal ka dhan AS.

0

jumac  30, May 2025 {HMC} Shabeelada Dhexe oo Markale uu ka Billowday Dagaal ka dhan AS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Mucaaradka Soomaaliya oo War Cusub Soosaaray.

0

jumac  30, May 2025 {HMC}  Mucaaradka Soomaaliya oo War Cusub Soosaaray.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay ka wada hadleen Masuuliyiinta Taliyaaniga iyo Dowladda Soomaaliya.?

0

jumac  30, May 2025 {HMC} Maxay ka wada hadleen Masuuliyiinta Taliyaaniga iyo Dowladda Soomaaliya.?

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi opens Somaliland Mission in Kenya.

Friday 30 May 2025{HMC} The Republic of Somaliland’s Mission office was opened in Nairobi on Thursday, May 29, during a ceremony presided over by the de facto state’s president, Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro).

The event was attended by senior Kenyan government officials and members of the international community, including those from Somaliland.

Among Kenyan leaders who attended the event were Uasin Gishu Governor, Jonathan Bii, and Marsabit Senator Mohamed Said Chute.

Somaliland’s Mission in Nairobi serves as Somaliland’s representation office in Kenya, with its key roles including trade and investment, consular services, political engagement, and community support.

The inauguration comes barely two days after the Kenyan government halted the planned opening of the Somaliland Liaison Office, citing its recognition of the Federal Government of Somalia.

The Ministry of Foreign Affairs issued a directive stating that the Liaison Office could not be upgraded to a diplomatic mission, reinforcing its commitment to Somalia’s territorial integrity.

“The Ministry further notes with concern that to the extent the event of May 27 has not been approved by this Ministry, its investiture of the status of a Diplomatic Office does not enjoy the imprimatur of the Republic of Kenya and cannot be allowed to proceed,” a statement issued on Monday evening read in part.

Despite this setback, Somaliland proceeded with the launch of the Mission office. The Liason Office was to be launched on Tuesday, May 27.

Leaders and Somaliland stakeholders have praised the inauguration, terming it a significant milestone in the nation’s diplomatic presence in East Africa.

However, the development might have implications for Kenya, which reaffirmed its recognition of the Federal Government of Somalia as the sole legitimate authority over Somali territories, including Somaliland.

Somalia may view this move as Kenya undermining its sovereignty, potentially straining bilateral relations.

Meanwhile, Somaliland, being a key trading partner for Kenya, especially in the livestock and miraa sector, the mission could facilitate business agreements, boosting trade between Kenya and Somaliland.


by Christine Opanda