Home Blog Page 840

{DAAWO MUUQAALKA}Saraakii l ka tirsan Dowladda Turkiga oo Gaaray Muqdisho.

0

jumac  30, May 2025 {HMC} Saraakii l ka tirsan Dowladda Turkiga oo Gaaray Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo laga bad baadiyay bada u dhaxeeyso Dalalka Spain iyo Al jeeriya.

Jimoco 30 May 2025{HMC}  Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay badbaadisay doonni sidday muhaajiriin Soomaaliyeed oo laba maalin ka hor ka baxday Wadanka Al-geria.

Dadka la badbaadiyay ayaa isugu jirta; 19 rag ah, 3 dumar ah & Ilmo yar oo hal bil dhalan sida ay xaqiijisay Dowladda Spain.

 

Talaabadan lagu bad baadiyay muhaajiriinta Soomaaliyeed ayaa ku soo beegmeyso xili shalay ay bada u dhaxeyso wadamada Al jeeriya iyo Spain ay ku geeriyoodeen dhainyaro Soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa.

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyey dhalinyaradii ku Geeriyootay Badda.

0

jumac  30, May 2025 {HMC}   Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyey dhalinyaradii ku Geeriyootay Badda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {29-05-2025}

Jimco  30-May-2025 {HMC} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman 

Farsamadii ::Abdiqani osoble

>

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 30/5/2025

0

JUMAC, 30,5, 2025{HMC} Waxaa halkan idin kugu soo Gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 30/5/2025

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN

{DAAWO MUUQAALKA} Mucaaradka Dowladda Soomaaliya oo Maanta war Murtiyeed kasoo saarayo Shirkooda.

0

jumac  30, May 2025 {HMC}   Mucaaradka Dowladda Soomaaliya oo Maanta war Murtiyeed kasoo saarayo Shirkooda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamad ku taallo Mareeykanka oo qaaday Go’aan ka dhan ah Madaxweyne Trump.

0

jumac  30, May 2025 {HMC}  Maxkamad ku taallo Mareeykanka oo qaaday Go’aan ka dhan ah Madaxweyne Trump.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

 

 

{DAAWO MUUQAALKA} Kenya oo Markale ku Celisay ineeysan Aqoonsaneeyn Xafiiska uu Furay Madaxweyne Cirro.

0

jumac  30, May 2025 {HMC}  Kenya oo Markale ku Celisay ineeysan Aqoonsaneeyn Xafiiska uu Furay Madaxweyne Cirro.

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaweyne Shariif ”xoog iyo qori waxba kuma Raadineeyno , jabhado ma abuureeyno”

0

jumac  30, May 2025 {HMC} Madaweyne Shariif ”xoog iyo qori waxba kuma Raadineeyno , jabhado ma abuureeyno”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Nabadoon Maxamed ‘Mucaaradka maaha ineey hoteelo ay ku shiraan ee waa inay Furimaha Dagaalka tagaan’

0

jumac  30, May 2025 {HMC} Nabadoon Maxamed ‘Mucaaradka maaha ineey hoteelo ay ku shiraan ee waa inay Furimaha Dagaalka tagaan’

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA