Home Blog Page 851

kenya oo Beenisay in Soomaliland Safaarad ka Furaneeyso Dalkeeda

Talaado 27, May 2025 {HMC} Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xafiis diblomaasiyadeed oo ay Somaliland ka furanayso magaalada Nairobi uusan haysan oggolaansho rasmi ah.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay soo dhawaynayso dib-u-casriyayn lagu sameeyay xafiiska wakiilka Somaliland ee Nairobi, balse waxa ay tilmaantay in xafiiskaas loo beddelay mid diblomaasiyadeed, taas oo aanay dowladda Kenya oggolayn maadaama aan oggolaansho laga haysan.

“Kenya waxay hoosta ka xarriiqaysaa walaaca ay ka qabto munaasabadda la qorsheeyay 27-ka May, taasoo aan oggolaansho ka haysan Wasaaradda Arrimaha Dibadda. Heerka xafiis diblomaasiyadeed ma haysan oggolaansho, lamana oggolaan karo in sidan lagu sii wado,” ayaa lagu yidhi bayaan kasoo baxay dowladda Kenya.

Xafiiskan ayaa la sameeyay dhisme cusub, waxaana lagu waday in maanta 27-ka May uu furo Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan Cirro oo hadda ku sugan Dalkaasi.

{DAAWO MUUQAALKA} Ciyaartooy heer caalami ah oo maanta ku wajahan Muqdisho

Talaado 27, May 2025 {HMC} Ciyaartooy heer caalami ah oo maanta ku wajahan Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaalka Xawaadle kula jira AS waa jihaad xaq ah

Talaado 27, May 2025 {HMC} Dagaalka Xawaadle kula jira AS waa jihaad xaq ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Yaa ka Qeybgeli doono shirka wadatashiga ee dowladdu ku baaqday?

Talaado 27, May 2025 {HMC} Yaa ka Qeybgeli doono shirka wadatashiga ee dowladdu ku baaqday?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {27.05.2025}

Talaado 27, May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::Abdiqani osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

 

{DAAWO MUUQAALKA} Digniin Cusub oo Caawa kasoo baxday Maamulka Hirshabele.

0

Isniin 26, May 2025 {HMC} Digniin Cusub oo Caawa kasoo baxday Maamulka Hirshabele.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay ee Caalamka 26-05-2025

0

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 26-5-2025.

0

isniin 26, May  2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.

Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle oo soo saartay digniin ku socota Hay’addaha taageeraha beeraha.

Isniin 26-May 2025 {HMC}  Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo saartay amar ku socda dhammaan Hay,addaha ka shaqeeya qeybaha Beeraha iyo Waraabka ee Gobolka Hiiraan. Qoraalkan  ayaa lagu farayaa dhammaan Haya,adaha in ay si degdeg ah iskaga soo diiwaangeliyaan Xafiiska Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee degmada Beledweyne.

Hoos ka Aqriso Qoraalka Wasaarada:

{DAAWO SAWIRADA} Wafdi ka socdo Hayada DRC oo Maanta gaaray Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Isniin, 26 May 2025  {HMC} Wafdiga ka socdo Danish Refugee Council ee loo soo gaabiyo DRC  ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamulka iyo qaar kamid ah shacabka ku nool Dagmadaas.

Ujeedka wafdigan oo ahaa u kuur galida xaaladaha Bini aadanimo ee Xiligan ka jiro Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Si ay wax badan uga ogaadaan Xaaladaha bini aadanimo ee ka jiro Dagmada Jalalaqsi ayaa waxaa ay kulamo la qaateen qeybaha Bulshada iyo maamulka Dagmada Jalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Dagmada Jalalaqsi waxa ay ka mid tahay Deegaanada ka shaqeyso Hayada DRC