Sabti 24, May 20225 {HMC} Xildhibaan Ciid oo Si Adag uga hadlay Dagaalka Hiiran ka socda.
{DAAWO MUUQAALKA} Macawisleeyda Xaqii Loogu tala-galay Dad Kale ayaa dhax u taagan. Xildhibaan Dr Axmad
Sabti 24, May 20225 {HMC} Macawisleeyda Xaqii Loogu tala-galay Dad Kale ayaa dhax u taagan. Xildhibaan Dr Axmad
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {24-05-2025}
Sabti 24-May-2025 {HMC} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow & Sahro Gabre
Farsamadii ::Abdiqani osoble
{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 24/5/2025
Jimco 23, May 20225 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn
{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Sacdiyo.” Xildhibaanka Canshuur dadweyne ayuu qaata, waa in taakulada qeyb ka noqdaa.”
Sabti 24, May 20225 {HMC} Gudoomiye Sacdiyo.” Xildhibaanka Canshuur dadweyne ayuu qaata, waa in taakulada qeyb ka noqdaa.”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Barlamaanka Soomaaliya oo Gudi taakuleeyn ah usameeynayo Ciidamada Dagaalka ku jiro
Sabti 24, May 20225 {HMC} Barlamaanka Soomaaliya oo Gudi taakuleeyn ah usameeynayo Ciidamada Dagaalka ku jiro
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
 
;
{DAAWO MUUQAALKA} “Reerka Aan Matalado Wax Garab Ah Ay U Baahan Yihiin Ma Lahan Way Isku Filan Yihiin” Xil CabdiMaalik
Sabti 24, May 20225 {HMC} “Reerka Aan Matalado Wax Garab Ah Ay U Baahan Yihiin Ma Lahan Way Isku Filan Yihiin” Xil CabdiMaalik
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Baarlamaanka Soomaliya oo Mushaarkooda Qeyb ugu Deeqay Macawiisleeyda iyo CXDS.
Sabti 24, May 2025 {HMC} Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa isku raacay in ay qeyb ka mid ah mushaarkooda ku taageeraan Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira AS iyo D~C.
Kadib dood ay mudanayaashu ka yeesheen arrintan , Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay in guddi loo saarayo soo jeedinta qaar ka mid ah xildhibaannada ee taageerada Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka.
Arintaan ayaa kusoo aadeeyso xili uu dagaal culus maalmihii u danbeeyay aay ka socdeen Maamul goboleedka Hirshabeele, dagaaladaas ayaan doorka ugu mihiimsan waxa ku lahaa ciidamada loo yaqaano macawiisleeyd.
Baarlamaanka ayaana arintaan ku tilmaamay dhiiragalin aay usameeynayaan macawiisleeyda iyo Ciidanka Dowladda ee dagaalka adag kula jiro kooxda AS.
Maxay yihiin Soomaalida ku eedeysan qaraxyo ka dhacay Nairobi oo la soo taagey Maxkamad?
Sabti 24, May 2025 {HMC} Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ayaa la hor keenay laba nin oo Soomaali ah oo lala xiriirinayo weerarkii ka dhacay hoteelka Dusit sannadkii 2019.
Labadan nin oo lagu kala magacaabo Xuseen Maxamed Cabdille Cali iyo Maxamed Cabdi Cali ayaa hore loogu soo oogay kiiskan, iyaga oo ka soo hor muuqday xaakim Diana Kavedza, taasoo ku heshay dhammaan eedaha loo haysto.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in Xuseen lagu helay dambiga ah in uu fududeeyay fal argagixisanimo isagoo bixinaya lacag dhan 836,900 oo shilin Kenya ah, taas oo la siiyay mid ka mid ah raggii weerarka geystay iyo 14 kale oo dheeraad ah.
Maxkamadda ayaa sheegtay in ay ogaatay in Xuseen uu fududeeyay weerarka, isagoo lacag ka badan 800 kun oo Shilinka Kenya ah ku wareejiyay habka online-ka ee lacagaha la isugu diro, taas oo uu lahaa Cali Saalim Gichunge, oo sidoo kale loo yaqaan Farouk ama Erick Kinyanjui Munyi, kuna dhintay weerarkii ka dhacay hoteelka Dusit, isla markaana ahaa xubin ka tirsan AS.
Dhaqdhaaqyada ragaan ayaa lala socday intii u dhaxaysay Oktoobar 14, 2018 iyo Janaayo 12, 2019, iyagoo ka dhacay aagga Soko Mbuzi ee degmada Mandheera.
Mustaqbal
{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN-Dad isku qoys ah oo lagu dilay sh/dhaxe.
Sabti 24, May 20225 {HMC} FAAH FAAHIN-Dad isku qoys ah oo lagu dilay sh/dhaxe.



