Home Blog Page 865

{DAAWO MUUQAALKA} Mareykanka Oo Cunaqabateyn Saaray Ciidanka milatariga Suudaan

0

Sabti 24, May 20225 {HMC} Mareykanka Oo Cunaqabateyn Saaray Ciidanka milatariga Suudaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Warbaahinta UK oo si weyn u hadal hayso Wiil Soomaali ah oo 1 sano 11 dal Tahriib ku maray .

0

Sabti 24, May 20225 {HMC} Warbaahinta UK oo si weyn u hadal hayso Wiil Soomaali ah oo 1 sano 11 dal Tahriib ku maray .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Waa Imisa Tirada Ardayda Puntland Manta u galeeysa Imtixaanka Dugsiga Sare.?

0

Sabti 24, May 20225 {HMC} Waa Imisa Tirada Ardayda Puntland Manta u galeeysa Imtixaanka Dugsiga Sare.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Khilaaf soo kala dhax-galay Puntland iyo SSC Khaatumo.

Sabti 24, May 2025 {HMC} Khilaaf ku saabsan lahaanshaha dhul ayaa ka dhex aloosan maamullada Puntland iyo SSC-Khaatumo, kaasoo salka ku haya deegaanno ku yaalla xadka ay wadaagaan labada dhinac.

Maamulka Puntland ayaa shalay ciidamo u diray deegaanka Shaxda ee gobolka Karkaar, halkaas oo ay maalin ka hor tageen saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka SSC-Khaatumo.

Sida lagu sheegay war kasoo baxay booliska Puntland, maleeshiyaad hubeysan oo sheegtay inay kasoo jeedaan deegaanka Taleex ayaa si dhuumaaleysi ah ku galay Shaxda.

Shaxda, oo ku taalla xadka gobolka Sool, waxaa horey u sheegan jiray Somaliland. Si kastaba ha ahaateen, Puntland ayaa ku eedeysay SSC-Khaatumo inay ku hawlan tahay sheegashada dhul ka tirsan Puntland.

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha SSC-Khaatumo inuu isku dayayo in uu Puntland ka gooyo qaar kamid ah gobolladeeda, arrintaas oo uu ku tilmaamay mid aan la aqbali karin.

Tan iyo markii Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu booqday magaalada Laascaanood, xiriirka u dhexeeya Puntland iyo SSC-Khaatumo ayaa sii xumaanayay. Puntland ayaa weli u aragta SSC-Khaatumo inay qeyb ka tahay maamulka Puntland.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {24.05.2025}

 

Sabti 24, May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

 

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Cadoow.

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Puntland Oo Manta qaadeeyso Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare.

Sabti 24, May 2025 {HMC} Ku dhowaad 23,700 arday oo dhigta dugsiyada sare ee Puntland ayaa maanta oo sabti ah u fadhiisanaya imtixaanka shahaadiga ah, kaasoo si isku mid ah uga dhici doona 150 xarumood oo ku yaalla 30 degmo oo ka tirsan maamulkaasi.

Imtixaankan oo ay mid lamid ah qaadeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka Puntland in ka badan 20 sano si madax-bannaan uga qaadaya ardayda shahaadiga ah ee dugsiga sare.

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa sheegtay in ay u diyaar-garowday sugidda amniga, hubinta hufnaanta imtixaanka iyo sidii ardaydu si xor iyo xasilooni leh ugu galilahaayeen imtixaanka.

Imtixaanka sanadkan ayaa kusoo beegmaya xilli Puntland ay sheegtay in ay ku howlan tahay tayada waxbarashada iyo kobcinta fursadaha ay helaan ardayda dhammaysata dugsiyada sare ee deegaannada maamulkaasi.

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu yahay Culeeska Midowga Afrika ka haaysto Soomaaliya.?

0

Jimco 23, May 20225 {HMC} Muxuu yahay Culeeska Midowga Afrika ka haaysto Soomaaliya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gurmad Raashin iyo Xoolo ah oo Lagu Wareejiyay macawiisleeyda Xawaadle.

0

Jimco 23, May 20225 {HMC} Gurmad Raashin iyo Xoolo ah oo Lagu Wareejiyay macawiisleeyda Xawaadle..

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “Saraakiisha xaq u leh jiheeynta macawiisleeyda aygaana ugu danbeenaa”Nabadoone yuusuf cali

0

Jimco 23, May 20225 {HMC} “Saraakiisha xaq u leh jiheeynta macawiisleeyda aygaana ugu danbeenaa”Nabadoone yuusuf cali

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamo Turkiga ah oo Kusoo Wajahan Soomaaliya si ay Ula Dagaalamaan AS

0

 

 

Jimco 23, May 20225 {HMC} Ciidamo Turkiga ah oo Kusoo Wajahan Soomaaliya si ay Ula Dagaalamaan AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA