Jimco 23, May 20225 {HMC} Ciidamo Turkiga ah oo Kusoo Wajahan Soomaaliya si ay Ula Dagaalamaan AS
Jimco 23, May 20225 {HMC} Ciidamo Turkiga ah oo Kusoo Wajahan Soomaaliya si ay Ula Dagaalamaan AS
jimco 23, May 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Jimco 23, May 2025 {HMC} Ciidamo maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in saacadihii lasoo dhaafay tageen degmo lagu magacaabo Shaxda oo katirsan gobolka Karkaar ee Puntland, waxa ayna maleeshiyaadka halkaasi ka abuureen cabsi gelin .
War kasoo baxay taliska ciidanka booliiska Puntland, ayaa lagu sheegay in maleeshiyada hubeysan oo kasoo jeeda deegaanka Taleex maanta tageen degmada Shaxda, waxa ayna booliiska sheegeen in halkaasi deg deg loo geeyay ciidamo kuwa amaanka ah.
Taliyaha qaybta booliska gobolka Karkaar, Gashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud iyo ciidamo uu wato ayaa gaaray degmada Shaxda, waxa ayna booliiska sheegeen in degmada hadda joogaan ciidanka booliiska ayna ka baxeen maleeshiyaadkii yimid.
”Ciidanka Booliska Puntland wuxuu si adag ugu digayaa isku day kasta oo lagu carqaladeynayo amniga degmada. Maleeshiyaadkii waa laga saaray degmada, waxaana hadda xaaladda degmada Shaxda ay tahay mid deggan, iyadoo si buuxda gacanta ugu haya Ciidanka Booliska” ayaa lagu yiri warka booliiska Puntland kasoo baxay.
Ciidamada maleeshiyaadka ah ee maanta tagay degmada Shaxda ee Puntland hoostagta , ayaa la sheegay in ay kasoo jeedaan deegaannada Khaatumo, lamana oga ilaa hadda ujeedka maleeshiyaadkaasi u tageen Shaxda , mana bixin maamulka Puntland faahfaahino badan oo arrintan la xariirta.
Jimco 23, May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :: Muse Ali Herow
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Jimco 23, May 2025 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay sawir laga qabtay muuqaal ay horay u duubtay wakaaladda wararkaka ee Reuters, kaas oo muujinayey dad mayd ah oo gaari lagu daabulayo. Sawirka oo laga qaaday magaalada Goma ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, ayuu Trump si ‘marin habaabin’ ku jirto ugu tixraacay xasuuq uu sheegay in loo geysto caddaanka Konfur Afrika.
“Dadkaan aad aragtaan dhammaantood waa beeraley caddaan ahoo la duugayo,” ayuu Trump oo kor u haya sawir daabacan xilli uu Arbacadii Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ku qaabilay dhiggiisa Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa.
Run ahaantii, sida lagu xaqiijiyey baaritaan ay sameeyeen koox ka tirsan dabagalka Reuters, sawirka uu Trump soo bandhigay waxaa laga soo qaatay muuqaal ay daabacday wakaaladda Reuters 3-dii Fabraayo 2025, kaas oo muujinayey shaqaale samafal oo gaari ku guraya maydadka dadku dhintay dagaal u dhexeeyey ciidamada Kongo iyo fallaagada M23 oo ka dhacay magaalada Goma.
Sawirkan la tusay Madaxweyne Ramaphosa intii ku guda jirey kulan buuq iyo farataag-taag ku dhammaaday oo uu la yeeshay Trump, waxaa laga soo xigtay warside ay leeyihiin xagjiriinta Mareykanka oo la yiraahdo American Thinker, kaas oo buunbuuniya qaddiyadda caddaanka Konnfur Afrika.
Aqalka cad ee Mareykanka oo laga codsaday in uu faahfaahin ka bixiyo sababta loo marinhabaabiyey xaqiiqda muuqaalka wax jawaab ah lagama helin. Andrea Widburg oo ah tifaftiraha guud ee mahaladda American Thinker, islamarkaana ah qortay faallada sawirkaas muranka dhaliyey ayaa mar ay ka jawaabaysey su’aalo uga yimid Reuters waxay ku andacootay in malaha Trump “sawirka isku khalday.” Waxayse difaacday dhaleecaynta ay u jeedisey siyaasadaha dowladda Ramaphosa eek u aadden caddaanka Koonfur Afrika oo ay ku tilmaantay mid gacan-bidixeyni ku jirto.
Muuqaalka sawirka laga soo qaatay oo muujinayaa xabaal wadareed ka dhashay dagaalkii Goma ku dhex maray ciidamada dowladda iyo kooxda M23, waxaa qaaday filim-qaadaha Reuters, Djaffar Al Katanty.
“Maalintaas waan xasuustaa. Maalin dhib badan ayey ahayd, wariyeyaashana wey ku adkeyd in ay gudaha u galaan aagga dagaalka… Waxaan ku khasbanaaday in aan si toos ah ula xaajoodo M23 islamarkaana aan la falgalay hay’adda laanqeyrta Cass ee ICRC si la iigu ogolaado in aan filim-ka qabto,” ayuu yiri Al Katanty. “Reuters oo qura ayaa muuqaal ka haysa dhacdadaas.”
Al Katanty wuxuu intaas ku daray in uu aad ula yaabay markuu arkay Trump gacanta ku haya warside uu ku xardhan yahay sawir laga soo qabtay muuqaalkii uu isagu gacantiisa ku duubay.
“Madaxweyne trump wuxuu sawirkeyga u isticmaalay si khaldan, iyadoo dunida oo dhan ay arkeyso. Waa muuqaal aan ka qabtay DRC siu u madaxweyne Ramaphosa uga dhaadhiciyo in sawirka dalkiisa laga soo qaaday, islamarkaana dunida uga gado in dadka caddaanka ah ay ku dhimanayaan gacanta madowga,” ayuu yiri Al Katanty.
Madaxweyne Ramaphosa ayaa todobaadkan booqday Washington si uu u hagaajiyo xiriirka ka dhexeeya Mareykanka, ka dib canaan uga timid madaxweyne Trump oo la xiriirtey goboodfallo sida uu sheegay lagu hayo beeraleyda ka soo jeeda caddaanka laga tirada badan yahay ee Koonfur Afrika, eeddaas oo dowladda Koonfur Afrika genefka ku dhufatay.
Trump ayaa dhowr jeer hakiyey kulanka uu la yeelanayey Ramaphosa oo si toos ah telefishinnada looga daawanayey, si uu ugu daaro muuqaallo la isku keen-keenay oo sida uu sheegay muujinayey gumaad lagula kacay beeraley caddaan ah oo u dhashay Koonfur Afrika. Laakiin muuqaallada intooda badan ayaa ku saleysnaa been-abuur iyo ku-tiri-ku-teen ay soo waarideen kooxo xagjir ah oo buunbuuniya qadiyadaha ku saleysan midab-takoorka.
Intaas ka dib Trump ayaa soo qufay maqaallo horay loo daabacay oo si qoto-dheer u sheegay falal liddi ku ah dadka caddaanka ah ee loo yaqaan Afrikaaner oo uu sheegay in si joogto ah loola beegsado dil iyo boob aan kala joogsi lahayn.
XIGASHO BBC
Friday 23, May 2025 {HMC} Turkey is boosting its military presence in Somalia by deploying 500 troops specializing in counterterrorism and drone operations in response to recent territorial gains by al-Shabaab.
“The Turkish troops are there solely to protect Turkish assets and to train and advise Somali forces. They will only engage al-Shabaab if absolutely necessary and in self-defense,” one unnamed source familiar with Turkey’s operations in Somalia told Middle East Eye.
The deployment of 500 counterterrorism troops nearly triples Turkey’s current contingent of 300 people in Somalia.
The new contingent includes 300 commandos and 200 personnel that will enhance Turkey’s drone operations against terrorists. The new deployment includes the use of a Turkish-made Akinci drone, the larger and more powerful sibling to Turkey’s popular Bayraktar drones that the Somali National Army (SNA) uses in its battle with al-Shabaab.
Akinci drones have night vision capabilities and can operate for 24 hours, making them an effective tool for taking on al-Shabaab at night, according to experts.
Turkey’s deployment boosts Somalia’s Security Sector Development Plan, which aims to help Somalia eventually achieve full control of its own security. Along with the deployment of ground forces, Turkey also has committed to protecting Somalia’s territorial waters and helping with developing offshore resources, including fisheries.
Turkey is increasing its presence as the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) struggles to get off the ground. The United Nations, which has agreed to fund 75% of AUSSOM operations, is seeking $41.6 million in addition support from donors.
In addition, AUSSOM is about 8,000 Soldiers short of its deployment goals.
The new Soldiers will join about 300 Somali troops at Turkey’s military base, known as Camp Turksom, which was established in the Somali capital in 2017. Since then, Turkish forces have trained about 16,000 Somali Soldiers.
Some of those trainees included the SNA’s elite Gorgor Commandos and members of the Haramcad paramilitary forces.
Turkey’s expanding presence in Somalia is part of an agreement signed in 2024 that could see its military footprint grow to as many as 2,500 Soldiers by 2026.
Turkish forces are part of an array of international military aid backing Somalia’s 16-year fight against al-Shabaab. The combined military action has driven al-Shabaab from about one-third of its territory in central Somalia.
Al-Shabaab committed a string of attacks in central Somalia, most notably the reported capture in mid-April of Adan Yabaal, a community about 220 kilometers south of the capital, that is a logistics hub for government troops.
The town has traded hands in recent years. Government forces took control of it in 2022. Al-Shabaab claimed to have retaken the community in mid-April — a claim the government disputed.
Turkey’s plans to increase its military presence in Somalia aims to reverse that trend and help Somalia regain ground against al-Shabaab.
“Turkey is expected to deploy more drones and offer artillery support, if necessary,” one unnamed source told Middle East Eye.
Africa Defense Forum
Jimco 23, May 2025 {HMC} Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadaysa joogitaanka ciidankiisa ee Soomaaliya isagoo keenaya 500 oo askari oo ku takhasusay la dagaalanka argagixisada iyo hawlgalada diyaaradaha duuliyaha lahayn, taasoo jawaab u ah dhulkii ay dhowaanahan Al shabaab kala wareegeen ciidamada Dowladda.
“Ciidamada Turkiga waxa ay u joogaan oo kaliya in ay ilaaliyaan hantida Turkiga iyo in ay tababaraan oo ay la taliyaan ciidamada Soomaaliya, kaliya waxa ay la dagaalami doonaan al-Shabaab haddii ay lagama maarmaan noqoto iyo in ay is difaacaan” sidaas waxaa Middle East Eye u sheegay mid ka mid ah ilo-wareedyo aan la magacaabin oo la socda hawlgallada Turkiga ee Soomaaliya.
Ciidamada cusub ayaa isugu jira 300 oo kumaandoos ah iyo 200 oo askari kuwaas oo kor u qaadi doona howlgallada ay Turkiga ka wadaan Soomaaliya gaar ahaan la dagaalanka argagixisada.
Howlgalka cusub ayaa waxaa ka mid ah adeegsiga diyaarad Drone ah oo lagu magacaabo Akinci oo lagu sameeyay dalka Turkiga, waana tan ka weyn uguna awoodda badan marka loo eego diyaaradaha Drones-ka ee Bayraktar ee caanka ka ah dalka Turkiga oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay u adeegsadaan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab.
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Akinci ayaa leh awoodaha wax-aragga habeenkii, waxayna shaqeyn karaan 24-saacadood, taasoo ka dhigaysa qalab wax ku ool ah oo habeenkii lagula dagaallamo Al-shabaab, sida ay sheegeen khubarada.
Hawlgalka Turkiga ayaa kor u qaadaya Qorshaha Horumarinta Amniga ee Soomaaliya, kaas oo ujeedkiisu yahay in Soomaaliya laga caawiyo ugu dambeyntii inay si buuxda u maamusho amnigeeda.
Jimco 23, May 20225 {HMC} Muxuu yahay Nuuca Gurmad ee Xawaadle ay ka dalbadeen dadka Soomaaliyeed?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jimco 23, May 20225 {HMC} Maxaa khasaaro ah oo ka dhashay Dagaaladii saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Hiiraan
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Friday 23, May 2025 {HMC} After his home in the Somali capital was battered by torrential rains, Mohamed Abdukadir Teesto worries about his future at a time when local and foreign aid is vanishing.
The Horn of Africa nation is among the most vulnerable to climate change, according to the United Nations, and in the last five years has experienced both the worst drought in 40 years and once-in-a-century flooding.
The more severe weather compounds the insecurity many Somalis face after decades of violent insurgency and political instability.
“We have cleaned our house using our bare hands,” Teesto, 43, told AFP, saying neither international agencies nor the government had offered any assistance.
“Some families who had their houses destroyed are still displaced and cannot come back,” he said. “If it rains again, we will have the same situation.”
Teesto is among around 24,000 people in the Banadir region, which includes Mogadishu, impacted by flooding this month that killed at least 17.
Humanitarian work in Somalia was already under-funded before the halt of aid programmes under the US Agency for International Development (USAID), made by President Donald Trump upon his return to the White House.
The UN says its humanitarian needs for the year — estimated at $1.4 billion — are only 12 percent funded so far.
“This can get very, very bad, very quickly,” said Sara Cuevas Gallardo, spokesperson for the World Food Programme, which handles roughly 90 percent of food security assistance in Somalia.
“We don’t know if we have the capacity,” she said.
This month, CARE International said Somalia had 1.8 million severely malnourished children under five, with 479,000 at risk of dying without urgent help.
Cuevas Gallardo said Somalia could see a return to the situation in 2020-2023 when it was on the brink of famine.
The difference being that now “we don’t have the funds to actually act when we have to,” she said.
‘Breaking point’
The International Crisis Group (ICG) has repeatedly warned about the link between climate change and conflict.
Recent attacks are stoking fears of a resurgence by the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab, adding to the displacement and vulnerability caused by weather problems.
Globally, the main driver of hunger is conflict, Cuevas Gallardo said.
“If it’s mixed with the uncertainty of climate shocks in Somalia, then it just equals more food needs, more hunger, more people on the move, and us being unable to respond to that uncertainty as well.”
The WFP is not alone in its warnings.
British charity Save the Children said last week that funding shortfalls would force it to shut more than a quarter of the health and nutrition facilities it runs in Somalia in the coming weeks.
They include every single one in the central city of Baidoa.
It shared the story of Fatima and her one-year-old son, who fled their village after successive droughts damaged crops and killed their livestock.
“If we were not able to get medicines and nutrition support here, we would have no other option but to see our children dying in front of us,” Save the Children quoted the 25-year-old as saying.
The charity said that the current period always sees an uptick in malnourishment but this year it expects an 11-percent increase in malnutrition, leaving remaining facilities “stretched to breaking point”.
At a clinic in Baidoa, doctor Mustafa Mohammed said they have already seen a surge in patients and that closure would be grave.
“There is nowhere else for these children to go.”
