Home Blog Page 872

{DAAWO MUQAALKA} Korneel Isaaq”Dagaalka Hiiraan ka Socda Ciidamada Deegaanka ayaa wado.”

0

Arbaco  21 , May 20225 {HMC} Korneel Isaaq”Dagaalka Hiiraan ka Socda Ciidamada Deegaanka ayaa wado.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Govt sends letter to US official over Ruto’s China visit.

Wednesday 21, May 2025 {HMC} The government has formally written to the United States Senator Jim Risch explaining Kenya’s position during President William Ruto’s recent visit to China.

This is after the Senator warned that Kenya’s close ties with Beijing could jeopardise its relationship with President Donald Trump’s administration. In his speech, Risch questioned Kenya’s loyalty to the US.

The Senator expressed displeasure over Kenya’s deepening ties with China, particularly in light of Ruto’s declaration that Kenya and China are “co-architects of a new world order”.

However, Foreign Affairs Cabinet Secretary, Musalia Mudavadi, yesterday clarified that Kenya was a sovereign state and had the right to enter into agreements independently without external interference.

Mudavadi, who spoke during an interview with Citizen TV on Tuesday, May 20, said Kenya would safeguard its sovereignty and would continue to work with both nations regardless of the criticism.

The CS, while addressing the matter, said Ruto’s sentiments in Beijing, in which he stated that Kenya and China were the “co-architects of a new world order”, were taken out of context.

To set the record straight, Mudavadi said he wrote a letter to the Senator to explain Kenya’s position on China ties and to help him appreciate the context in which the statement was made.

“No matter our size or state of nation, there is one thing that we must always safeguard, the sovereignty of our nation, the right to choose our friends and how to work with our friends, that is a principle that we must always uphold,” Mudavadi stated.

“I have written a formal letter to the Senator explaining Kenya’s position and getting him to appreciate the context in which the statement he is alluding to was made,” he added.

According to the CS, while the US Senator’s comments were critical, Kenya would prioritise its national interests and work to sustain mutually beneficial partnerships with all countries.

“Global politics is dynamic and decisions are made for certain reasons at certain times, but as far as Kenya is concerned, we look at our national interest and work to sustain mutually beneficial partnerships with all countries,” the CS commented.

Meanwhile, Risch, who spoke on May 15, said Ruto’s comments in Beijing suggested a significant shift in Kenya’s foreign relations with Washington, with the Senator warning that relying on Kenya as an ally could be detrimental to the US.

“Just last month, President Ruto declared that Kenya, a major non-NATO ally, and China are ‘co-architects of a new world order.’ That’s not just alignment to China; it’s allegiance,” Risch said.

“Relying on leaders who embrace Beijing so openly is an error. It’s time to reassess our relationship with Kenya and others who forge tight bonds with China,” he added.


by Timothy Cerullo

Somalia Joins Islamic Development Bank Meeting to Boost Economic Ties.

Wednesday 21, May 2025 {HMC} Somalia’s Minister of Finance, Bihi Iman Egeh, accompanied by Ambassador Yusuf Ahmed Hassan (Yusuf Jeego) and a high-level delegation, is attending the Annual Meeting of the Islamic Development Bank (IsDB) in Algiers.

The high-profile event, officially opened by Algerian Prime Minister Nadir Larbaoui, brings together ministers and envoys from member states to deliberate on economic cooperation and development financing across the Islamic world.

Minister Bihi is expected to participate in key sessions and high-level bilateral meetings focused on Somalia’s development priorities, including economic reform and infrastructure investment. Somalia’s delegation aims to strengthen cooperation with the IsDB and unlock multi-sectoral projects that support the country’s recovery and long-term growth.

The Islamic Development Bank remains a key partner to Somalia, and the outcomes of this year’s meeting are anticipated to further bolster Somalia’s economic reform agenda and financing for national development.

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador.

Wednesday 21, May 2025 {HMC}  The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Mr. Abdisalam Abdi Ali, received on Wednesday, at his office in the ministry in the capital, Mogadishu, the Ambassador of the Kingdom of Sweden to the Federal Republic of Somalia, Mr. Joachim Waern, who paid a courtesy call, and discussed with him strengthening bilateral relations, and expanding areas of joint cooperation.

The meeting focused on shared priorities including strategic collaboration and multilateral coordination as both sides reaffirmed the commitment to deeper engagement and continued efforts to support peace, stability, and development.

Mashaariic Dowladda Federaalka Soomaaliya ay maamulayso oo laga fulinayo Deegaanada Puntland.

Talaado, 20, May 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii gu horraysay muddo dheer kaddib ka fulinaysa gudaha Puntland mashaariic horumarineed oo dhaqaalaha ku baxayo uu bixinayo Bangiga Adduunka.

Mashaariicdan oo laga fulinayo magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe, ayaa ah kuwa la xiriira xoojinta kaabayaasha caafimaad iyo Korontada, waxaana qandaraaskooda lagusoo saxiixay Muqdisho, sida ay muujinayaan Documentiyo la helay.

Mid kamid ah mashaariicda ayaa waxaa maamulaysaa Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Soomaaliya, taasoo shaacisay mashruuc weyn oo tamarta cadceedda ah oo laga hirgelinayo magaalada Garowe. Mashruucan, ayaa ah mid ka kooban warshad laga dhaliyo tamarta qoraxda.

Sidoo kale, Puntland ayaa ogolaatay dhismaha qaybo cusub oo lagu kordhinayo Isbitaalka Boosaaso. Qaybtan cusub waxaa maalgelinaya Bangiga Adduunka, waxaana fulinaysa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya.

Qandaraaska mashruucan ayaa la siiyay shirkad ku sugan Muqdisho oo lagu magacaabo Afrah Construction Company Limited, iyadoo la maray habraaca hay’adda Qandaraasyada Qaramada Midoobay (UNPOS) ee qaabilsan naqshadeynta, maamulidda iyo korjoogtaynta dhismaha.

Inkasta oo mashaariicdaasi la hirgelinayo Puntland, haddana waxaa jira mashaariic kale oo Dowladda Federaalka Soomaaliya horay u qorshaysay in laga fuliyo Puntland, balse ay Puntland hor istaagtay, sida dhismaha waddada u dhexeysa Gaalkacyo iyo Xarfo.

Tallaabadan cusub ee Puntland ay ku ogolaatay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ka fuliso mashaariic gudaha degaanadeeda, waxay kusoo beegmaysaa xilli Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya uu dhexyaalo khilaaf aad u xooggan oo meesha ka saaray wada shaqayntoodii.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 21/5/2025

0

arbaco 21 , May 20225 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Sweden xoojinta iskaashiga labo dhinaclaha.

Wednesday 21, May 2025 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Boqortooyada Sweden u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Joachim Waern, oo booqasho sharafeed ugu yimid, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashi wadaagga.

Kulanka ayaa diirradda lagu saarray waxyaabaha mudnaanta wadaagga ah leh oo ay ku jirto iskaashiga istiraatiijiyadeed iyo isuduwidda dhinacyada badan, iyadoo labada dhinac ay caddeeyeen markale ka go’naanshaha wadahadal mug weyn iyo sii ambaqaadidda dadaallada lagu taageerayo nabadda, xasilloonida iyo horumarka.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {21-05-2025}

Arbaco 21-May-2025 {HMC} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin cali & Shugri Baryare

Farsamadii ::Mohamed Hassan Owsei

Aas Qaran oo Muqdisho oo maanta lagu aasay UN Taliye Xujaale.

0

Wednesday 21, May 2025 {HMC} Magaalada Muqdisho waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey Taliyahii guutada 26-aad ee xoogga dalka, Col. Cabdirahman Xujaale oo la dilay isaga oo ku sugan deegaanka Mubaax u dhaxeeya magaalooyinka Moqokori iyo Aadan Yabaal.

Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin; Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeennada Golaha Aqalka Sare, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, iyo Saraakiil ka tirsan ciidan Xoogga dalka.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Taliyaha uu dhintay isaga oo dalkiisa u shaqeenaya, loona baahan yahay in dalka loo huro dhiigga, “Waddadan uu dalka ku badbaadi karo waa in dhiig loo daadiyaa, waxa ugu weyn ee loo baxsho waa dhiigaas.”

Geerida Taliyaha ka dib dowladda Soomaaliya oo samaysay Baaritaannada horudhaca ayaa tilmaamaya in askariga dilka geystay oo tirsana guutada Taliyaha, waxaana xogaha ay tilmaamayaan in gacanta lagu dhigay askariga dilka geystay lana filayo in la keeno magaalada Muqdisho.

Deegaanka Mubaax oo ku yaalla xuduudda u dhexeysa gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa xilliga dilka dhacayay waxaa ka socday dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo AS.

Col. Xujaale ayaa ahaa sarkaal si weyn uga qeyb qaatay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda bartamaha Soomaaliya gaar ahaan gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan.

Ciidamada Danab oo Burburiyay Saldhig AS ay ku lahaayeen Jubadda Hoose

0

Arbaco 21, May 2025 {HMC}- Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa kusoo waramaya in Ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kumaandooska Danab ay si wadajir ah u qaadeen howlgal qorsheeysan oo ka dhan ahaa Kooxda Al shabaab ee kusugan Gobolka Jubbada Hoose.

Wararka ayaa intaa ku daraya in howlgalka ay ciidamadaan huwanta ah ay qaadeen aroornimadii maanta oo Arbaca ah waxaana laga dul tagay dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab iyo horjoogayaal sarsare, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaaminaysa hawlgalkan.

Warbaahinta Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada oo ku baxay xog sugan oo ay hayeen ayaa weeraray godad ay kooxda Al shabaab ku dhuumanayeen, kuwaas oo ku yaalla deegaanka Yaaq-Dabayleel ee gobolka Jubada Hoose, halkaas oo kooxda Al-Shabaab saldhig ku lahayd.

Sidoo kale, ciidamada ayaa weerarro kale ka fuliyey meelo kale oo kooxda Al-Shabaab ay ku dhuumaalaysanayeen, kuwaas oo u dhexeeya deegaanada Orgiyow iyo Barjaale, Halkaas ayaa jab culus lagu gaarsiiyey kooxda, waxaana gacanta lagu dhigay Malayshiyaad ka tirsan Al shabaab iyo hub fara badan.

Saraakiishaan ayaa tilmaamay in Ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kumaandooska Danab ay sii wadaan hawlgallada ka dhanka ah kooxda al shabaab, iyaga oo baacsanaya firxadka kooxda.