Talaado 21, May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Talaado 21, May 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Talaado 20, May 2025 {HMC}- Guddi gaar ah oo ka kooban xubno ka tirsan golaha Wasiirrada iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowladda Federaalka ah, ayaa bilaabay kulamo loogu diyaar garoobayo qabsoomidda gogosha Qaran ee uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Xubnaha guddiga ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay wakiillo ka socda ururada bulshada rayidka ah, waxa ayna kala tashteen sidii loo wajihi karo gogosha siyaasadeed uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo sida looga mirodhallinkaro gogoshaasi.
Bulshada rayidka ee maanta la kulmay guddigan ka socday dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh, waxa ayna xubnaha ay la kulmeen bulshada rayidka la wadaageen tallooyin ku aadan qabsoomida gogosha iyo cidda ay tahay in lagu casuumo.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Macamuud, ayaa fidiyay gogol siyaasadeed , waxaana gogoshaasi si weyn usoo dhaweeyay inta badan siyaasiyiinta Soomaaliyeedna, gaar ahaan kuwa mucaaradka oo caddeeyay in gogoshaasi ka qeyb galayaan haddii aan shuruud lagu xirin.
Gogosha Madaxweynaha fidiyay ayaa xilligii la filayay waxa uu ku baaqay shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo kaliya kasoo qeyb galeen maamulada muxaafidka, waxa uuna Madaxweynaha iyo maamulada taabacsan ku dhawaqaeen xisbi ay ku mideysan yihiin taa oo shaki badan abuurtay.
Siyaasiyiinta mucaaradka, ayaan la ogeyn sida ay u aqbali karaan gogosha Madaxweynaha ku baaqay ee hadad qaban qaabadiisa socoto, waxa ayna siyaasiyiinta mucaaradka kahor yimaadeen qorshaha lagu dhisay xisbiga uu hoggaamiyaha ka yahay Madaxweyne Xasan Sheekh.
Talaado 20, May 2025 {HMC}- Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Talaado 20, May 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Talaado 20 , May 20225 {HMC} Duqeeymo Culus oo lala Beegsaday Xubna ka Tirsanaa Kooxda AS oo Ku Sugnaan Xaduudda Hiiraan
Talaado 20 , May 20225 {HMC} Askari Danaano Darteed Rasaas ufuray oo lasoo Tagay Maxkamada Ciidamada
Talaado 20 , May 20225 {HMC} Xawaadle waxa ka go’an dagaal mana qaadan karo gumeysi” Xildhibaan Buraale
Talaado 20 , May 20225 {HMC} Wararkii ugu dambeyay dagaala culus oo wali ka socda duleedka Aadan Yabaal
20th May 2025, Addis Ababa, Ethiopia: The IGAD Climate Prediction and Applications Centre (ICPAC) has released the official seasonal climate outlook for the June to September (JJAS) 2025 rainfall season over the Greater Horn of Africa (GHA). The forecast indicates a high likelihood of above-normal rainfall across much of the northern parts of the region. The forecast was issued during the 70th Greater Horn of Africa Climate Outlook Forum (GHACOF 70).
JJAS is a critical rainy season for countries in the northern and western parts of the GHA. It contributes to over 50% of annual rainfall over the northern parts of GHA region, and more than 80% in most parts of Sudan, making the seasonal forecast particularly significant for early action and planning in sectors such as Agriculture and food security, water resources, disaster risk reduction, and in other climate-sensitive socio-economic sectors.
While wetter conditions bring opportunities for agriculture and water access, they also raise the risk of flooding and waterborne diseases. ICPAC urges regional and national authorities to take proactive measures to prepare and respond effectively.
H.E. Mr. Mohamed Ware, Deputy Executive Secretary of IGAD, emphasised the urgency of collective action, stating: “The Greater Horn of Africa is experiencing unprecedented climate extremes, ranging from droughts and floods to unpredictable rainfall, putting our food systems, water resources, and livelihoods at serious risk. We must institutionalise climate services and work together across borders and sectors to ensure climate risks are integrated into every decision. The future of our region depends on it.”
H.E. Dr. Eng. Habtamu Itefa, Minister of Water and Energy of the Federal Democratic Republic of Ethiopia, highlighted the need for continued investment: “We must continue to invest in and expand systems capable of generating knowledge-based, user-tailored climate information. This is essential for guiding policy decisions and reaching grassroots communities most vulnerable to climate risks.”
Dr. Abdi Fidar, the Officer in Charge at ICPAC, highlighted the significance of GHACOF as a regional platform: “GHACOF continues to be a leading platform in our region where climate experts, decision-makers, and stakeholders co-produce and share actionable climate information that shapes preparedness and response at national and regional levels.”
In line with recommendations from the World Meteorological Organisation (WMO), ICPAC has implemented an objective seasonal forecasting procedure to generate the JJAS 2025 climate outlook for the Greater Horn of Africa.
Talaado 20 , May 20225 {HMC} Wasiir Karoore oo war kasoo saaray dagaalka Macawisleyda Hiiraan iyo AS