Home Blog Page 88

Foreign Minister Meets IGAD Special Envoy to South Sudan

0

Mogadishu, Somalia | 17 February 2026 The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali, received H.E. Ambassador Moussa Djama Ali, IGAD Special Envoy for South Sudan, at his Office to discuss regional peace and cooperation.

The Special Envoy congratulated Somalia on its election to the African Union Peace and Security Council and commended Somalia’s role in advancing continental peace and security, as well as its support for South Sudan’s stability and economic progress through shared EAC membership.

Minister Abdisalam reaffirmed Somalia’s commitment to regional and continental peace and pledged closer coordination with IGAD and regional partners.

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Shir u Furmay.

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda mucaaridka oo ay hoggaaminayaan Siciid Cabdillaahi Deni, Axmed Madoobe, Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Khayre ayaa shir uga furmay Hootel-ka Decale ee magaalada Muqdisho kaas oo ku yaalla gudaha garoonka Aadan Cadde.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlaya sidii loo qaban lahaa doorashada Soomaaliya iyo sidii looga doodi lahaa qodobada laysla diiddan yahay ee lagu kala aragtida duwan yahay.

{DAAWO MUUQAALKA} Awooda Aqalka Sare waa in ay badali karaan Maamul Goboleedyada.

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC}   Awooda Aqalka Sare waa in ay badali karaan Maamul Goboleedyada.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Muuqaalka Goobta uu ka Furmayo Kulanka Qadada.

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC}   Muuqaalka Goobta uu ka Furmayo Kulanka Qadada.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Maxamed Oo Sharaxay Sababta Xilka looga qaadi Karo Madaxweyne Xasan Shiikh.

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC} Xildhibaan Maxamed Oo Sharaxay Sababta Xilka looga qaadi Karo Madaxweyne Xasan Shiikh.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA}Maxaa ka Socda Hoteel Decale oo Shirka ka Furmay Goordhow.?

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC}  Maxaa ka Socda Hoteel Decale oo Shirka ka Furmay Goordhow.?

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Wasiir Fiqi oo Faah Faahin ka bixiyay Booqashada Sabiib iyo Caanoole.

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC} Wasiir Fiqi oo Faah Faahin ka bixiyay Booqashada Sabiib iyo Caanoole.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha CXD Oo Ku dhaawaqay War Farxad galiyay Deegaanadii As Laga Saaray.

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC}  Taliyaha CXD Oo Ku dhaawaqay War Farxad galiyay Deegaanadii As Laga Saaray

 

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in loo oggolaaday baasaboorka ay wadaagaan ururka bariga Afrika

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC} Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in loo oggolaaday baasaboorka ay wadaagaan ururka bariga Afrika

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 17-02-2026.

0

Talaado 17 Feb 2026 {HMC} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 17-02-2026.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA