Home Blog Page 890

Ciidamada deegaanka iyo kuwa dowllada oo fuliyay howlgal khasaaro lagu gaarsiiyay AS.

Sabti 17, May 20225 {HMC} Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa macawuusleyda deegaanka ayaa xalay weerar ku qaaday xubno katirsan Al Shanaab oo isku uruursanayay inta u dhaxeysa deegaannada Towfiiq iyo Geedi-xeyr oo ka tirsan degmada Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Saraakiisha ciidanka hoggaamineysay ayaa sheegay in ay heleen xogta xubno katirsan Al Shabaab oo isku aruursanayay deegaan ku dhaw Masaajid Cali Gaduud, sidaasna weerar culus ugu qaadeen.

Ciidanka ayaana ka saaray kooxda Al Shanaab deegaanka Geedi-xeyr halkaasi oo ay tan ilaa xalay ka wadeen baacsiga firxadkii Al Shanaab, waxa ayna gaarsiiyeen jab culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha fulisay howlgalka.

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa macawuusleyda , ayaa bilaabay in ay fuliyaan howlgallo gaadmo ah oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab ee dib ula wareegtay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {17.05.2025}

Sabti 17, May 20225 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka oo baaqday +Sababta

Sabti 17, May 20225 {HMC} Kulankii maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xilli la filayay in ay ka doodaan Ajendayaal hore ugu soo gudbisay Hay’adda Fulinta.

Xogheynta Baarlamaanka ayaa farriin la wadaagay Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyaga oo sheegay in maanta oo sabti ah baaqday kulankii caadiga ahaa.

Kulamadii u dambeeyay ee Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la’aan iyo buuq ay sameynayaan qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Fadhiyada Golaha Shacabka ayaa sida caadiga ah qabsooma maalmaha Sabtida, Isniinta iyo Arbacada. Xildhibaannada ayaa kalfadhigaan lixaad waxaa horyaalla qoddobo muhiim ah sida dhammeystirka Dastuurka iyo sharciyo kale.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Bagdaad.

Sabti 17, May 20225 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madsx sare oo katirsan dowladda Ciraaq.

Madaxweyne Xasan Sheekh , ayaa magaalada Bagdaad uga qaybgali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta, waxaana shirkan diirada lagu saari doonaa arrimo badan oo taagan.

Shirka ayaa lagu gorfayn doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara loogu helo xasaradaha amni iyo siyaasadeed ee ka aloosan qaybo badan oo ka tirsan mandiqadda, iyada oo Madaxwaynuhu Jamhuuriyaddu uu dhankiisa ka soo bandhigi doono halganka ka dhanka ah Khawaarijta ee ay Dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed ku jiraan.

Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa inta uu joogo magaalada Bagdaad waxa uu kulama kala duwan la qaadan doonaa qaar kamid ah madaxda carbeed ee shirka ka qeyb galeysa.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {16-05-2025}

Jimco 16 May 20225 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Macalin Muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGAYSO WARKA HABEENIMO

Arab foreign ministers meet in Iraq, outline agenda for Baghdad summit.

Friday 16, May 2025 {HMC}  Arab foreign ministers outlined the agenda for the 34th Arab League Summit set for Saturday in the Iraqi capital Baghdad, placing the Palestinian cause at the forefront of key issues and initiatives, Iraqi government spokesperson Bassem al-Awadi said Thursday.

Speaking to the official Iraqi News Agency (INA), Awadi said the ministers, meeting in a closed session, reviewed and endorsed the summit’s draft agenda and resolutions for Arab leaders to consider adopting.

The agenda includes eight main items covering joint Arab efforts, with the Palestinian issue, Arab national security and counterterrorism leading the priorities, he added.

The ministers’ proposals will be presented to heads of state and government at the 34th session of the Arab League Council at the summit level, Awadi noted.

He outlined five key files on the agenda: two reports—one on the 33rd summit’s outcomes and commitments and another on joint Arab efforts by the league’s secretary-general; the Palestinian cause and Arab-Israeli conflict, encompassing five detailed items; Arab affairs and national security, addressing 11 regional crises; climate change and shared Arab security, alongside the venue for the 35th summit; and Arab nominations for regional and international institutional roles.

Additionally, Awadi highlighted five Iraqi-led initiatives approved by the ministers, including establishing an Arab counterterrorism center, an Arab anti-narcotics center, an Arab national crime prevention center, a joint Arab security coordination chamber, and an Arab fund to support recovery and reconstruction from crises, he said.

Earlier, an Arab ministerial meeting kicked off in Baghdad to prepare for the annual Arab summit. The ministers started arriving Wednesday to participate.

This year’s annual Arab summit will be held under the theme “Dialogue, Solidarity and Development” to discuss a flurry of issues, including the ongoing Israeli war on Gaza, where nearly 53,000 people have been killed since October 2023.


Laith Al Jnaidi and Mohammad Sio

The Somali Foreign Minister is looking for common interests with his Djibouti counterpart.

Friday 16 May 2025 {HMC} – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Syed Abdulsalam Abdi Ali, met today, Friday in Baghdad, with his counterpart, the Minister of Foreign affairs and International Cooperation of the Republic of Djibouti, H.S. Syed Abdulqader Hussein Omar, on the sidelines of the work of the 34th Ordinary Session of the Council of the Arab University on Summit level and thus the fifth session of the Arab Development Summit, scheduled to be held on May 17th.

The ministers reviewed the durable brotherly links and historical relationships that bring together the two sisterly countries and peoples, emphasizing their mutual commitment to promoting cooperation in many areas that promotes development, regional stability and common prosperity.

They also exchanged views on regional and international developments of common interest.

Madaxweyne Ciro oo amaro ka soo saaray rabshadihii ka dhacay Magaalada Burco.

Jimco 16 May 20225 {HMC} Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Madaxweynaha Somaliland, ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo dadkii lagu xidhay mudaharaadkii shalay ka dhacay Burco. Waxa kale oo uu amray in baadhis lagu sameeyo dhacdadaas.

Madaxweynaha oo si gaar ah ula hadlay bulshada reer Burco ayaa tacsi u diray qoysaskii ay ka baxeen labadii dhallinyaro ee ku geeriyooday mudaharaadkii shalay. Waxa uu sheegay in warar been abuur ah oo lagu faafiyay bulshada dhexdeeda ay sababeen qalalaasaha dhacay.

“Waxaan u sheegayaa shacabka Soomaaliland, gaar ahaan bulshada reer Burco, in dadka lagu kiciyay warar been ah oo aan jirin. Waxa aynu ka baranaynaa arrintan in laga bilaabo hadda kadib laga fogaado beenta iyo wararka aan la hubin,” ayuu yidhi Madaxweyne Cirro.

Waxa uu intaa ku daray in xalayba uu magaalada Burco u diray wafti ka kooban wasiiro iyo saraakiil sare, si ay u qiimeeyaan xaaladda, isagoo sidoo kalena amar ku bixiyay in baadhis buuxda lagu sameeyo cidda ka dambaysay kacdoonka iyo abaabulka bulshada ee rabshaduhu ka dhasheen.

Mr Ciro waxa uu amray in la sii daayo ugu yaraan 150 qof oo shalay lagu xidhay mudaharaadka, taasoo uu fuliyay kadib heshiis ay xalay gaadheen madaxda amniga gobolka Togdheer iyo waxgaradka degmada Burco.

Mudaharaadka shalay oo ay ku dhinteen 2 qof, isla markaana ay ku dhaawacmeen 40 kale, ayaa bilowday kadib markii bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in Somaliland ay shuruud la’aan ku sii daynayso maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Laascaanood.

Banaanbaxayaasha ayaa uu isu beddelay rabshado, waxaana dhacay isku dhac dhexmaray dadkii mudaharaadayay iyo booliiska. Dadka mudaharaadayay ayaa gubay qaar ka mid ah baabuurta booliiska, halka ay qaar kalena burburiyeen. Intaas kadib, ciidanka milaterigu ayaa soo galay magaalada Burco, iyaga oo shacabka la hadlay kana codsaday in la joojiyo mudaharaadka.

Urban camel rearing proves lucrative for drought-stressed pastoralists in central Somalia.

Friday 16 May 20225 {HMC} After three difficult years of drought, Dahir Abdullahi Ali finally found a way to support his family of nine after bringing his herd of camels from the rural area to the outskirts of Adado town and selling milk.

He is one of hundreds of pastoralists in central Somalia’s Galgadud region who have moved their livestock to urban areas in search of food and water, shifting away from traditional rural grazing practices that have become unsustainable due to climate shocks.

Dahir, 40, milks his 30 camels twice a day, collecting about 46 litres each morning and selling it in the market. After deducting the cost of feed and water, he earns at least $20, which is enough to provide for his family’s daily needs.

“This money has helped us escape the poverty we’ve endured for so long,” Dahir told Radio Ergo.

Before moving his herd in February, the family lived on one meal a day and struggled to pay bills. Now, they eat three times a day using the income from camel milk.

Dahir moved from the rural area of Do’oley, in Adado district, after hearing from residents that keeping camels in town could help prevent them from dying due to lack of pasture.

When he arrived, the animals were thin and producing no milk. But after feeding them with fodder he bought on credit for a month, they gradually began producing milk so he could earn an income.

“I’ve spent my whole life raising livestock,” Dahir said. “But this is the most profitable time I’ve ever had. This method is better for both the animals and us.”

Now that the rains have started, he has no plans to return to the countryside. He believes the camels would struggle to adapt again.

“My dream is to grow this herd to 70 camels and keep raising them here. I can’t go back to the rural land where survival is hard and these extra earnings are impossible.”

Dahir has already paid off part of a $1,000 debt he owed before starting this new lifestyle, repaying $650 using income from milk sales.

He also enrolled six of his children in school for the first time, paying $60 monthly in tuition fees.

In addition, the 60 goats his family owns are recovering from the recent drought thanks to regular feed he buys with part of his income. He no longer spends days chasing the animals across the bush, as he did in the countryside.

“This new way gives me hope for my animals’ future,” he said. “I was desperate before.”

The method has also proven successful for other herders like Kafi Abdullahi Adan, who brought 50 camels into Adado earlier this year.

Kafi sells about 27 litres of milk from 15 of his camels daily and says the income has changed his family’s life.

“Life has improved a lot. We went through very difficult times, but now things are much better. The biggest challenge now is managing the profits I get from camel milk,” he told Radio Ergo.

His current herd is all that remains of the 60 camels and 180 goats he once owned. Many were lost during the droughts of 2017 and 2021.

Kafi had been working as a daily labourer in Adado on house construction sites for $10 a day when work was available. Now, he pays for camel feed with cash rather than on credit, and has started repaying the $1,500 he owed to a local shop.

“If I hadn’t started this method my family and livestock would have been in danger. This idea came to me when I saw how desperate people were for pure camel milk. I knew there was opportunity.”

With the rainy season underway, he hopes to find more pasture nearby, which would lower costs of buying feed and increase his income.

Abdinur Hassan Osman, an economics lecturer at Galmudug University, said this shift toward urban-based livestock farming could play a major role in the regional economy.

“This practice offers a solution to the challenges caused by poor pasture and frequent droughts. It helps families survive tough times and provides stable income from milk sales.”

He added that women and non-pastoralist communities are also benefiting, especially those involved in milk trading.

“Women who sell milk earn up to $5 a day, something they couldn’t do when camels were only out in the rural areas,” he explained.

Camels, once seen as purely rural animals, are now contributing to economic growth in towns and offering new opportunities for herders and small business people alike.

“Pastoralists must adapt to climate change,” Abdinur said. “This new form of farming is proving to be one of the easiest and most profitable ways to make a living from livestock.”

Puntland oo Si adag uga Hortimid qorshaha uu wado Maamulka SSC Khaatumo.

Jimco 16 May 20225 {HMC} Maamulka Puntland ayaa si adag uga hor timid qorshaha Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Firdhiye, uu doonayo oo ah in gobolka Sanaag lagu daro maamulkiisa.

Maxamuud Caydiid Dirir Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland ,oo maanta saxaafadda kula hadlayay magaalada Garowe ayaa sheegay, qorshahan in uu yahay mid madaxweyne Firdhiye looga soo dhiibay Muqdisho, Balse waxa uu sheegay in uusan ahaan doonin mid suurtagala.

Wasiir Caydiid waxa uu sheegay in Madaxweyne Firdhiye looga baahan yahay inuu raalli-gelin ka bixiyo hadalladiisa, isla markaana uu ka laabto damaciisa siyaasadeed.

“Puntland waxay ka kooban tahay shan gobol iyo degmada Buuhoodle. Haddii cid ka go’aysa, waa inay ku timaadaa wadatashi iyo is afgarad. Hadduu SSC dhisayo, macnaheedu maaha inuu burburinayo Puntland. Intii isaga raacsan ha u dhiso, laakiin hadal uu telefishinka ka yiraahdo oo ah ‘Sanaag ayaan kasoo goynayaa Puntland’ si SSC dowlad gaar ah u noqoto, arrintaasi ma suurtagalayso,” ayuu yiri Mr Caydiid.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Firdhiye inuu qeyb ka yahay qorsheyaal lagu burburinayo Jubbaland iyo Puntland, isagoo dano gaar ah ka raadinaya Dowladda Federaalka.

Geesta kale kale, wasiirka warfaafinta SSC Khaatumo Najiib Barkhadle oo ka jawaabayay hadalka wasiirka warfaafinta Puntland, ayaa sheegay in aan loo baahnayn “War xumo tashiil,” isagoo sheegay in labada maamul ee SSC Khaatumo iyo Puntland ay kawada hadlayaan arrimahooda masiiriga ah.