Home Blog Page 892

{DAAWO MUUQAALKA} Abaabul Dagaal oo ka socda Sh/Dhexe.

Jimco 16, May 2 025 {HMC} Abaabul Dagaal oo ka socda Sh/Dhexe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Qaramada Midoobay oo Cadeeyneyso Mowqifkeeda Howlgalka Soomaaliya.

Jimco 16, May 2 025 {HMC} Qaramada Midoobay oo Cadeeyneyso Mowqifkeeda Howlgalka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 16/5/2025

Jimco 16, May 2 025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn

Duqeyntu “Waxay ka timid jiho walba”: Nin ka warramaya weerarkii waqooyiga Gaza.

Jimco  16-May-2025 {HMC} – Waxaan hadda la hadalnay nin ka soo cararay Beit Lahia, waqooyiga Gaza, kaddib weerar Israa’iil ay geysatay oo uu sheegay inuu ku dilay xubno badan oo qoyskiisa ka mid ah.

Basheer al-Ghandour wuxuu sheegay in dadku ay hurdayeen markay si lama filaan ah u bilaabatay duqeyn xooggan habeennimo.

“Waxay ka imaanaysay dhammaan jihooyinka – duqeymo cirka ah iyo kuwo maraakiib dagaal. Guriga walaalkay ayaa dumay. Waxaa gudaha ku jiray 25 qof,” ayuu yidhi.

Basheer wuxuu sheegay in ay dhawaaqa taangiyada maqleen, laakiin aysan si toos ah u gaarin xaafaddooda.

Isaga iyo dad kale waxay isku dayeen in ay ka soo saaraan qaraabadooda burburka hoostiisa.

“Qoyska waxaa ku dhaawacmay 11 qof, shana waa la dilay. Xaaska walaalkay weli waxay ku hoos jirtaa burburka – ma aanan u suurtagelin in aan soo badbaadino. Duqeyntu aad bay u xoogganayd, markaas waxay noqotay in aan cararno,” ayuu yidhi.

“Waxba ma aanan soo qaadan – alaab ma hayno, cunto ma hayno, bur ma haysano. Xitaa lugaha ayaanu ku baxsannay annagoo cago cad.”

Wuxuu sheegay in gabdho uu adeer u yahay, oo da’doodu tahay 5 iyo 18 sano, iyo wiil adeer u ah oo 15 jir ah ay ka mid ahaayeen kuwa la dilay.

Basheer hadda wuxuu ku sugan yahay Jabalia, waqooyiga Gaza, balse wuxuu filayaa inuu mar kale u hayaami doono goor dhow.

BBC-da waxay weydiisatay Ciidamada Difaaca Israa’iil inay faallo ka bixiyaan.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {16-05-2025}

Jimco  16-May-2025 {HMC} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

 

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Muse Osman

Farsamadii ::Cabdiqani Cosoble

Xisbiga TPLF ee gobolka Tigree oo digniin jeediyay baaqna u diray midowga Afrika

Jimco 16, May 2025 {HMC} Xisbiga ugu weyn mucaaradka Itoobiya ayaa ugu baaqay Midowga Afrika inay soo farageliyaan dadaallada lagu dhex dhexaadinayo iyaga iyo dowladda kadib markii guddiga doorashada ay kala noqdeen warqadda aqonsiga sharciga xisbi ahaan.

Xisbiga Tigray People’s Liberation Front (TPLF) ayaa sheegay in tallaabada looga mamnuucay dhaqdhaqaaq kasta oo siyaasadeed ay tahay mid “khatar weyn” ku ah heshiiskii 2022kii- lagu soo afjaray colaad laba sano ka socotay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.

Xisbiga Tigreega oo xukumaya dalka Itoobiya sanado badan ayaa la mamnuucay Arbacadii kadib markii uu ku guuldareystay inuu qabto shirka guud ee xisbiga.

Go’aankan ayaa daba socda xiisad siyaasadeed oo bilihii lasoo dhaafay ka taagneyd gobolka Tigray, wuxuuna kusoo beegmayaa xilli ay dalka oo dhan ka dhici doonto doorashada la filayo in la qabto bisha June ee sanadka soo socda.

Xisbigan ayaa hogaaminayay isbahaysigii afgambiga sameeyay sanadkii 1991-kii, waxaana uu xukumayay dalka Itoobiya ilaa 2018-kii markaasoo uu xukunka la wareegay ra’iisul wasaare Abiy Axmed.

Waxa ay dagaal sokeeye oo laba sano ah la galeen dawladda kaas oo ku dhammaaday heshiis la saxeexay November 2022 ka dib kumannaan qof lagu dilay, malaayiin kalena lagu barakiciyay waqooyiga Itoobiya.

Israel Issues New Threat as Trump Continues Regional Visit

Friday, 16 May 2025 {HMC} – Reports indicate that Israel has launched a large-scale military operation in the far north of the Gaza Strip.

The Ministry of Health, which is run by Hamas, stated that at least twenty-five people have been killed.

Palestinians reported that Israeli forces attacked the city of Beit Lahia, located within Gaza, by air, land, and sea.

Israel has vowed to carry out a full-scale military offensive and take control of all of Gaza if no new peace agreement is reached with Hamas before President Trump’s visit to the region concludes.

The Trump administration expressed concern over the humanitarian situation in Gaza, where more than one hundred Palestinians were reportedly killed on Thursday.

Asbestos: What is the deadly toxin resulting from Israel’s military operations in Gaza?

Friday, 16 May 2025 {HMC} The military conflict in Gaza has released a toxic substance known as asbestos.

This mineral, which was once widely used in construction materials, releases deadly fibers into the air when disturbed. These fibers can lodge in the lungs and, over decades, cause cancer and other serious illnesses.

Although asbestos is now banned in most parts of the world, it still exists in many old buildings.

In Gaza, asbestos roofing is commonly found in buildings throughout the eight refugee camps located in urban areas. These camps were originally built for Palestinians who fled or were forced out of their homes during the 1948–49 Arab-Israeli war, according to the United Nations Environment Programme (UNEP).

In October 2024, UNEP estimated that around 2.3 million tons of rubble was spread across the Gaza Strip, much of which is suspected to contain toxic asbestos materials.

Ukraine oo ay ka burburtay diyaarad dagaal oo casri ah oo uu Mareykanka siiyay

Jimco 16, May 2025 {HMC} Ukraine ayaa sheegtay in ay burburtay mid ka mid ah diyaaradaha casriga ah ee dagaalka ee F16 ee Maraykanka lagu sameeyo, kadib shil diyaaradeed oo dhacay.

Waxa ay sheegtay in duuliyihii diyaaradda uu badbaaday, dhacdadana aysan u muuqan mid ka dhalatay weerar uu Ruushka soo qaaday.

Diyaaraddan ayaa la sheegay inay soo ridday saddex bartilmaameed intii ay hawada ku jirtay ka hor inta aysan burburin.

Xaaladda duuliyaha diyaaradda waday ayaa la sheegay inay wanaagsantahay.

Diyaaradda nooceedu yahay F16, ayaa noqoneysa diyaaraddii abaad oo ay Ukraine ka burburto tan iyo markii ay sanadkii hore ay diyaaradahan ugu deeqeen saaxibadooda Mareykanka.

U.S.-Made Fighter Jet Crashes in Ukraine

Friday, 16 May 2025 {HMC} – Ukraine has reported the crash of one of its advanced F-16 fighter jets, manufactured in the United States, following an aviation accident.

Authorities confirmed that the pilot survived the crash, and the incident does not appear to have been caused by a Russian attack.

The aircraft reportedly struck three targets while in the air before it went down.

The pilot’s condition has been described as stable.

This F-16 becomes the first of its kind to crash in Ukraine since the country received the jets from its U.S. allies last year.