Home Blog Page 893

Xisbiga TPLF ee gobolka Tigree oo digniin jeediyay baaqna u diray midowga Afrika

Jimco 16, May 2025 {HMC} Xisbiga ugu weyn mucaaradka Itoobiya ayaa ugu baaqay Midowga Afrika inay soo farageliyaan dadaallada lagu dhex dhexaadinayo iyaga iyo dowladda kadib markii guddiga doorashada ay kala noqdeen warqadda aqonsiga sharciga xisbi ahaan.

Xisbiga Tigray People’s Liberation Front (TPLF) ayaa sheegay in tallaabada looga mamnuucay dhaqdhaqaaq kasta oo siyaasadeed ay tahay mid “khatar weyn” ku ah heshiiskii 2022kii- lagu soo afjaray colaad laba sano ka socotay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.

Xisbiga Tigreega oo xukumaya dalka Itoobiya sanado badan ayaa la mamnuucay Arbacadii kadib markii uu ku guuldareystay inuu qabto shirka guud ee xisbiga.

Go’aankan ayaa daba socda xiisad siyaasadeed oo bilihii lasoo dhaafay ka taagneyd gobolka Tigray, wuxuuna kusoo beegmayaa xilli ay dalka oo dhan ka dhici doonto doorashada la filayo in la qabto bisha June ee sanadka soo socda.

Xisbigan ayaa hogaaminayay isbahaysigii afgambiga sameeyay sanadkii 1991-kii, waxaana uu xukumayay dalka Itoobiya ilaa 2018-kii markaasoo uu xukunka la wareegay ra’iisul wasaare Abiy Axmed.

Waxa ay dagaal sokeeye oo laba sano ah la galeen dawladda kaas oo ku dhammaaday heshiis la saxeexay November 2022 ka dib kumannaan qof lagu dilay, malaayiin kalena lagu barakiciyay waqooyiga Itoobiya.

Israel Issues New Threat as Trump Continues Regional Visit

Friday, 16 May 2025 {HMC} – Reports indicate that Israel has launched a large-scale military operation in the far north of the Gaza Strip.

The Ministry of Health, which is run by Hamas, stated that at least twenty-five people have been killed.

Palestinians reported that Israeli forces attacked the city of Beit Lahia, located within Gaza, by air, land, and sea.

Israel has vowed to carry out a full-scale military offensive and take control of all of Gaza if no new peace agreement is reached with Hamas before President Trump’s visit to the region concludes.

The Trump administration expressed concern over the humanitarian situation in Gaza, where more than one hundred Palestinians were reportedly killed on Thursday.

Asbestos: What is the deadly toxin resulting from Israel’s military operations in Gaza?

Friday, 16 May 2025 {HMC} The military conflict in Gaza has released a toxic substance known as asbestos.

This mineral, which was once widely used in construction materials, releases deadly fibers into the air when disturbed. These fibers can lodge in the lungs and, over decades, cause cancer and other serious illnesses.

Although asbestos is now banned in most parts of the world, it still exists in many old buildings.

In Gaza, asbestos roofing is commonly found in buildings throughout the eight refugee camps located in urban areas. These camps were originally built for Palestinians who fled or were forced out of their homes during the 1948–49 Arab-Israeli war, according to the United Nations Environment Programme (UNEP).

In October 2024, UNEP estimated that around 2.3 million tons of rubble was spread across the Gaza Strip, much of which is suspected to contain toxic asbestos materials.

Ukraine oo ay ka burburtay diyaarad dagaal oo casri ah oo uu Mareykanka siiyay

Jimco 16, May 2025 {HMC} Ukraine ayaa sheegtay in ay burburtay mid ka mid ah diyaaradaha casriga ah ee dagaalka ee F16 ee Maraykanka lagu sameeyo, kadib shil diyaaradeed oo dhacay.

Waxa ay sheegtay in duuliyihii diyaaradda uu badbaaday, dhacdadana aysan u muuqan mid ka dhalatay weerar uu Ruushka soo qaaday.

Diyaaraddan ayaa la sheegay inay soo ridday saddex bartilmaameed intii ay hawada ku jirtay ka hor inta aysan burburin.

Xaaladda duuliyaha diyaaradda waday ayaa la sheegay inay wanaagsantahay.

Diyaaradda nooceedu yahay F16, ayaa noqoneysa diyaaraddii abaad oo ay Ukraine ka burburto tan iyo markii ay sanadkii hore ay diyaaradahan ugu deeqeen saaxibadooda Mareykanka.

U.S.-Made Fighter Jet Crashes in Ukraine

Friday, 16 May 2025 {HMC} – Ukraine has reported the crash of one of its advanced F-16 fighter jets, manufactured in the United States, following an aviation accident.

Authorities confirmed that the pilot survived the crash, and the incident does not appear to have been caused by a Russian attack.

The aircraft reportedly struck three targets while in the air before it went down.

The pilot’s condition has been described as stable.

This F-16 becomes the first of its kind to crash in Ukraine since the country received the jets from its U.S. allies last year.

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan sheekh oo u safraya Dalka Ciraaq.

Jimco 16, May 2 025 {HMC} Madaxweyne Xasan sheekh oo u safraya Dalka Ciraaq.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada Macawiisleeyda Hiiraan oo weerar ku qaaday Goob ay ku sugnaayeen AS

Jimco 16, May 2 025 {HMC} Ciidamada Macawiisleeyda Hiiraan oo weerar ku qaaday Goob ay ku sugnaayeen AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Booqday Xerada Tababarka ciidamada TURKSOM.

Jimco 16, May 2 025 {HMC} Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Booqday Xerada Tababarka ciidamada TURKSOM.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Israa’iil oo hanjabaad cusub dirtay iyadoo uu weli Trump safar ku joogo gobolka

Jimco 16, May 2025 {HMC} Waxaa lagu soo warranmayaa in Israa’iil ay hawlgal militari oo ballaaran ka bilowday waqooyiga fog ee marinka Qaza.

Wasaaradda caafimaadka ee ay kooxda Xamaas maamusho, ayaa sheegtay in ugu yaraan shan iyo labaatan qof la dilay.

Falastiiniyiinta ayaa sheegay, in ciidamada Israa’iil ay cirka, dhulka iyo baddaba ka weerareen magaalada Beit Lahiaoo isla Qasa ka tirsan.

Israa’iil ayaa ballan qaaday in ay qaadi doonto weerar millatari oo ballaaran ayna la wareegeyso dhammaan Qasa, haddii uusan jirin heshiis nabadeed oo cusub oo ay la galaan kooxda Xamaas, inta uusan soo dhamaan safarka madaxweyne Trump ee gobolka.

Maamulka Trump ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaaladda bini’aadantinimo ee ka jirta Qasa, halkaas oo Khamiistii lagu dilay in ka badan boqol Falastiiniyiin ah.

Gabar Tiktok caan ka ahayd oo la dilay iyadoo toos ula hadleysa taageerayaasheeda

Jimco  May 16, 2025 {HMC} Gabar 23 jir ahayd oo u dhalatay dalka Mexico isla markaana caan ka ahayd baraha bulshada ayaa la toogtay iyadoo si toos ah muuqaal uga baahineysay barteeda TikTok, sida uu sheegay xafiiska xeer ilaaliyaha gobolka.

Valeria Marquez ayaa la dilay ka dib markii nin uu soo galay goob lagu qurxiyo dumarka ee ay ku lahayd magaalada Guadalajara, halkaas oo uu “sida la sheegay rasaas kaga riday,” sida uu sheegay xafiiska xeer ilaaliyaha gobolka Jalisco.

Lama shaacin sababta rasmiga ah ee weerarkaasi loo fuliyey, balse kiiska waxaa hadda loo baarayaa sidii dil dumar oo ku salaysan (femicide) — oo ah marka dumar ama haween loo dilo sabab la xiriirta jinsi ahaan dumarnimadooda, sida uu xeer ilaaliyuhu sheegay.

Dilka iyo tacaddiga ku salaysan jinsiga ayaa aad ugu badan dalka Mexico, halkaas oo Qaramada Midoobay ay sheegtay in celcelis ahaan 10 dumar ama 10 gabdhood la dilo maalintii, inta badanna ay geystaan rag qaba ama xubno qoysaskooda ka tirsan.

Daqiiqado yar ka hor geerideeda, Ms Marquez waxay fadhiday miis iyadoo gacanta ku haysa kartoon yar oo loo ekeysiiyay xayawaan, gudaha salon-keeda oo ku yaalla deegaanka Zapopan, iyadoo si toos ah barteeda Tiktok ugala hadlaysay taageerayaasheeda.