Isniin 28, April 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
{DAAWO MUQAALKA} Muxuu ahaa Jacaylka Ku Billowday Farriinta Facebook iyo Qisadii Ka Danbeysay?
Isniin 28, April 2025 {HMC} Muxuu ahaa Jacaylka Ku Billowday Farriinta Facebook iyo Qisadii Ka Danbeysay?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} “Goorma ayuu Soo Gabagabooba Dagaalka As ee Soomaaliya ka socda”. Sadad Alio
Isniin 28, April 2025 {HMC} “Goorma ayuu Soo Gabagabooba Dagaalka As ee Soomaaliya ka socda”. Sadad Alio
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay arrimo muhiim ah,
Isniin 28, April 2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye ee Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhanka horumarinta dekedaha, dib-u-dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo kor u qaadista adeegyada gaadiidka badda, si loo taageero kobaca dhaqaale ee Soomaaliya.
Wasiir Cabdulqaadir ayaa uga mahadceliyay Dowladda Türkiye taageerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya, isaga oo adkeeyay go’aanka Dowladda Federaalka ee ku aaddan horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha.
Dhankiisa, Danjire Alper Aktaş ayaa xaqiijiyay diyaar garowga Türkiye ee ku aaddan taageeridda dadaallada horumarineed ee Soomaaliya, isaga oo muujiyay muhiimadda iskaashi waara oo labada dal dhexmara.
Ugu dambeyn, labada dhinac waxay isku raaceen in la xoojiyo wada-shaqeynta si loo sii dardargeliyo horumarka kaabeyaasha dhaqaalaha dalka.
{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {28-04-2025}
Isniin 28, April 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Dhaqane Qaliif Abdi
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 28-4-2025.
Isniin 28, April 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.
{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Cusub ee Gaashaan Dhiga oo Soo Dhaween loogu Sameeyay Xarar Dheere
Isniin 28, April 2025 {HMC} Wasiirka Cusub ee Gaashaan Dhiga oo Soo Dhaween loogu Sameeyay Xarar Dheere
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} “AS Waxaan uraacay Muxaadaro aay Noo Qabteen Daraadeed” Daruur Bashiir
Isniin 28, April 2025 {HMC} “AS Waxaan uraacay Muxaadaro aay Noo Qabteen Daraadeed” Daruur Bashiir
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Hoowl Galo Dad lagu Soo Qabqabtay oo laga Sameeyay Magaalada Xudur
Isniin 28, April 2025 {HMC} Hoowl Galo Dad lagu Soo Qabqabtay oo laga Sameeyay Magaalada Xudur
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dhaqanka Soomaaliyeed oo Taageray Dagalka Dalka Looga Xoreynayo AS
Isniin 28, April 2025 {HMC} Dhaqanka Soomaaliyeed oo Taageray Dagalka Dalka Looga Xoreynayo AS



